xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. xaaji habaar is at it again Macallinka, I think some of Gedo folks have a hard time distingueshing fadhi-ku-dirir tookh/faan and the history of this region Based on current power allocation, I am not sure anyone understands why Barre is getting support for a fight.
  2. Gabal, thinks Kismayo is for his community , the rest are either latter day settlers or nomads from Afmadow who should never rule the region :D
  3. When president Hassan attended the London conference he made a beautiful analogy regarding Somalia's situation. Somalia is akin, he said, to a young tree that needs to be nurtured. Geedkuu sheegayey ceerin baa lagu dubtay
  4. Yonis, This team (Hassan and co) should know better: they are a pilot team, a first in a long time , and for them to allow such a culture of corruption to prevail is really sad story for Somalia. Looking back on president's failed to trip to attend G8 conference, this report must have been one of the reasons to deny him attendance---after all, one of the themes of the conference was transparency We shall see how the government explains this report. But it looks pretty bad
  5. "Indeed of $16.9 million transferred by PWC to the Central Bank, $12 million could not be traced," it said. "Key to these irregularities has been the current governor of the Central Bank, Abdusalam Omer." War waxani xadid ka badan ee see wax yihiin?
  6. The report found that between September, when the new government of President Hassan Sheikh Mohamud came to power, and April, almost three-quarters of withdrawals from the Central Bank were made for private individuals. We could barely tolerate Hassan's incompetence as a politician. This level of corruption in such a short time is beyond shocking.
  7. According to Central Bank accounts, a cashier at the Ministry of Finance, Ahir Axmed Jumcaale, was responsible for withdrawing the greatest amount of funds. The report said that between 2010 and 2013 Jumcaale withdrew $20.5 million in his name, which was then used for individual payments under the patronage system by successive finance ministers or finance officials An individual named Colonel Abdiqaadir Moalin Nuur took out $4.7 million between 2010 and 2013, the second largest amount of money, according to the report, which said there was no explanation for his withdrawals.
  8. Abtigiis;965935 wrote: Anigu Puntlander aan ma gudbe aheeyn Gheele iyo Baashe ayaan hayaa, iyo adiga. Ma oran :D
  9. Gabbal;965927 wrote: Xiin- War jiraba cakaarahu imaan. Anigu waan hubaa aamusnaantaadi xagaa iyo Kismaayo inaad sideedi ku laaban doontid. Maamulkii Abdullahi Yusuf hal sano ayuu Kismaayo ku tamashlaynaye Ethiopia isku halaynteedi. Saacad ka danbaysay ka bixitaankoodi waan xasuusan nahay daqiiqad in laga dabo diray Kacdoonki Faarax Taano. Kenya ayadu hal sanabo uma dhawa waqtigiina waa harsan yahay marka waan kugu taageeraanahay intay goori goor tahay inaad farxada si fiican u nuugtid. Wiilashi Kenya daaha ka tuuray maanta wax ka maqan haba yaraatee lama arko. Caano iyo hilib ayeey duleedka Kismaayo ku nagaashayaan iyagoo tariikhda baal dahab ka galay. Hada ayaanan ku sheegaya beri ama saad dambeba Kismaayo way ku laaban. Adiga oo kale yaan Kismaayo lagu arkin markaas. Waa talo fiican ! Ilaahay wiilasha mutacalimkoodii sidaan u hadlayo ima tuso, weyba i diline
  10. ^^lol Horta Abtigiis ninyahow why do you always quote kuwa ma gudbayaasha ah from the pirate community? Nin taariikh garanaya maahayn ninka adiga iyo Gabal gun idinku sheegay , taa ilaah ba marqaati ka ah. Caqli xumada Gabal waa wax jira oo marqaati ma doonta ah, laakin gunnimo ka dheer awoowe.
  11. 'Arkay oo anaa iska leh' weeye caqliga Barre Hiiraale. Gabal waa wiil yar oo aan taariikh hayn, danbi ma leh. Waxa meesha ka dhacay caqliga gaaban ee Barre ka sokow waxa iyaguna qayb libaax ku leh VOA iyo Hiiraan Online oo Barre Hiiraale deg-deg u dallacsiiyey, oo yiri waa madaxweyne si quwad leh loo doortay.
  12. Dabrow was not joking --it seems he really thought Barre was the president of Jubbaland accusing Kenya is just comical
  13. Maadeey, Kismayo waa magaalo weyn, wax is waala lagama weynaayo, laakiin xalkeedii waa la helay, dadkuna waa heshiiyey. Dawladaa qaldantay, waxa dhacayaa waa miinooyinkii ay dawladu aastay. Waana nasiib darro
  14. Dabrow, bro give up on this fool. He is up to no good. Maadeey, Inuusan shabaab ahayn, noqonna karin waa la ogyahay. Ee hadalkiisu waa naf la caari. Wakaa warka meesha ku jiraa
  15. He is a nitwit --beyond fool xaaji xunjuf you sound disappointed . why?
  16. Col.Bare Hiiraale oo shalay laga saaray magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay warar sheegaya inuu xiriir ka dhaxeeyo dhankooda iyo Al Shabaab. Wareysiga uu maanta bixiyey Col.Bare Hiiraale ayuu uga jawaabay warar sheegaya in dhinacooda ay isu dhiibeen ama xiriir dhow laleeyihiin kooxda Al Shabaab, wuxuuna sheegay in aysan hada ku biirin Al Shabaab, balse ay jiraan waxyaabo badan oo ka dhaxeeya dhinacooda iyo Al Shabaab. Col.Bare Hiiraale ayaa markii ugu horeysay shaaciyey inay Al Shabaab ka wada shaqeyn doonaan ama ku midoobi doonaan la dagaalanka Kenya iyo sidii ciidamada Kenya looga saari lahaa dalka Soomaaliya. Play “….Anaga iyo Al Shabaab Soomaali baanu isla nahay dalka ayaa naga dhaxeeya, Kenya waa Gaalo dalkayaga ayey kusoo duushay, waxaan ku midoobi doonaa colaada Kenya iyo ka saaridooda dalka….” Ayuu Wareysiga ku yiri Col.Bare Hiiraale oo sheegay in hada isku aruursanayaan duleedka magaalada Kismaayo sidii ay dib ugu ulla wareegi lahaayeen Kismaayo. Waxaa xusid mudan Col.Bare Hiiraale wareysi uu shalay bixiyey xiligii uu magaalada kasii baxayey ayuu ku sheegay inuu nabad diyaar u yahay iyo in xal laga gaaro dagaalka Kismaayo. Hadalada maanta kasoo baxay Col.Bare Hiiraale ayaa u muuqda kuwo xoojinaya eedaynmihii maamulka Jubaland ku heystay Col.Bare Hiiraale iyo xoogaga isbaheystay. Maamulka Jubaland ayaa horey ugu eedeeyey in Dowlada Federaalka iyo kooxda Al Shabaab iyo xoogaga laga saaray Kismaayo isku baheysteen dagaalada ka dhanka ah maamulka Jubaland. Maamulka Jubaland ayaa sheegay in dagaaladii Kismaayo ka dhacay ay ku qabteen dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab oo ay magaalada soo geliyeen Col.Bare Hiiraale iyo ciidamada hoostaga dowlada Federaalka, maalinimadii Khamiistii ayaa weerar miino ay xoogagaasi la beegsadeen ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Kismaayo. Waa markii ugu horeysay oo uu Col.Bare Hiiraale si toos ah u shaaciyo inay Al Shabaab ka wada shaqeenayaan la dagaalanka ciidamada AMISOM ee ka socda Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo. Dagaaladii labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa wuxuu u dhaxeeyey maamulka Jubaland ciidamadiisa iyo xoogaga isbaheystay oo uu Col.Bare Hiiraale kamid ahaa, iyadoona la xaqiijiyey in ciidamada AMISOM ee Kenya ay dagaalkaasi aysan ka qeyb qaadan.
  17. That is misguided. Why would they protest for Hassan Dahir Aways. Baashi, The government has very little say in Hassan's fate. Remember the massacre at UN compound is still raw.
  18. poor Carafaat is confused as ever. If Kenya took sides, why the majority of self declared presidents in Kismayo turned themselves in with their Militia to Kenyan troops at Airport?
  19. ^^if the case was as you described , these people were misguided. Hassan was never a clansman, he was alshabaab and willfully chose his course. The government is correct in taking him in
  20. Seems like ugly scene ... What happened?
  21. SFG is embarrassing itself. I wouldn't mind Barre making such an accusation
  22. Where is Barre Hiiraale? He led his community to a war that they cannot win, and ran away . Distant accusations from Mogadishu will not change the reality on the ground in Kismayo.