xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Canbuulo iyo Warsheeq Bun, Do you disagree with my assessment?
  2. The cracks in the UNUKA are there for all to see. Lets hope tolka does what is good for Somalia. It is funny Malistar is still talking about Kismayo handover and Kenya leaving after what has transpired. Lets hope Canbuulo is not as naive
  3. Troop Contributing Countries (TCC) secured a symbolic support from Somali Government to reject UN role and maintain current command and control under the loose AMISOM arrangement. Kenya particularly won as all TCC countries rallied her defense regarding recent accusations from Hassan's team. President Hassan's school boy crush on Kismayo got in the way of his better judgement as he was satisfied with a non practical, unenforceable language in the communique calling a total and immediate transfer of national assets including airport and harbor of Kismayo to the federal government. The net result is strengthened TCC, and weakened president of Somalia. I am not sure he realizes that yet
  4. The Kismayo equation has been solved , the core foundations of this federal state has been laid and solidified. Yesterday former PM Geedi saw the light and publicly endorsed. His bold stance is bellwether for the large UNUKA community who has a significant financial interest in Mombasa and Kenya. We have twenty days to finalize an understanding with Hassan or the Kismayo mustang will speed away , for good.
  5. ^^Waryaa Canbuulo, horta Ciid Mubarak, tan labaad, you dont have to be defensive about Hassan's failure as a leader Tan anigaa kaaga war roon
  6. Really? A Turkish Red Cross digir aid directed by SFG is owned by PL business men? Come again waryaa
  7. Puntland oo ka faa’iidaysanaysa Lacag Somaliland dayacday http://www.hadhwanaagnews.com/ Garowe(SLN) Midawga Yurub ayaa Maamulka Puntland ku caawiyay dhaqaale gaadhaya Lix iyo toban Milyan oo Doolar oo wax lagaga qabanayo dhismaha Wadooyinka magaalooyinka maamul Goboleedka Puntland, wadooyinkaas oo dhismayaashooda dhawaan la bilaabayo. Madaxweynaha Maamul Goboleedka duufaanada siyaasadeed ku kacsan yihiin ayaa qudbadii Ciidal Fidriga ugu qudbadeeyay shacabkiisa in ay midawga Yurub ka heleen lacag gaadhaysa lix iyo toban Milyan oo Jidadka wax lagaga qabanayo, taasoo ahayd Beerlaxawsi Doorashada Madaxtinimada uu ugu ololaynayay. Khubaro iyo ganacsato xidhiidh la lahayd Mashaariicda Midawga Yurub Somaliland ka fulin jiray gaar ahaana dhinaca Wadooyinka ayaa warbahiinta u sheegay in midawga Yurub dhaqaalahaas siiyay Puntland, isla markaana shirkadahooda loo soo bandhigay in ay ka qayb qaataan qandaraasyada lagu bixino jidadkaasi. Mid ka mid ah khubarada qanadaraaslayaasha ah ayaa warbahiinta u sheegay dhaqaalaha Puntland la siinayo in uu yahay kii Midawga Yurub hore ugu balanqaaday in uu ku dhisayo jidka Berbera Corridor, kaasoo aan ilaa hada la bixin, isagoo sababta Midawga Yurub sidaas u yeelayna ku sheegay baabi’inta Somaliland baabi’isay Hay’addii Wadooyina SRA, taasoo ay midawga Yurub Xukuumadda Somaliland ka dalbadeen in dib loo soo celiyo hase yeeshee ay ka dhego adaygtay. Khabiirku waxa uu xusay midawga Yurub in ay wada shaqayn toos ah la lahaayeen Hay’adaasi balse Hay’addan kale ee Madaxtooyaddu samaysay ee Horumarinta Wadooyinka loo bixiyay aanay la macaamilan, isagoo sheegay in ay ku diidan yihiin in nidaamka loo abuuray ee ah in ay iyadu dhisto wadooyinku ka hor imanayo sharcigooda, kazoo uu ku tilmaamay in uu dhigayo in ay shirkaddo madax banaan Qandaraas ku siiyaan, Hay’adda Wadooyinkuna ku ilaaliso oo kali ah. “ suurtogal ma aha in ay Midawga Yurub la shaqeeyaan hay’adda Xukuumaddu ugu talogashay in ay iyadu wax dhisto, oo soo Iibsato qalab oo kaaga darane ay isku milmeen Guddidii Qandaraasyadda oo lacag kaash ah gacanta ku qaadanaysa” ayuu yidhi Khabiirku. Wasiirka wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali X Xasan isla markaana ah Masuulka ay Hay’adda Horumarinta wadooyinku hoos timaado ayaa dhawaan mar uu xadhiga ka jarayay wadadii ugu horaysay ee ay dhisaan oo ah kalabaydh iyo Wajaale oo ah Wadadii midawga Yurub lacagta u hayeen ayaa sheegay in Midawga Yurub lacagtii ay u haysay wadada ku wareejisay IGAN, ilaa hadana ay hayso, isagoo xusay in aanay wax war ah oo danbe ka helin. Isa seega Midawga Yurub iyo Somaliland ee mashaariicdii horumarinta wadooyinka ayaa bilaabmay markii Madaxweyn Axmed Siilaanyo Digreetada ku baabi’iyay Hay’adii Wadooyinka SRA, wakhtigaasoo dad badani saadaaliyeen in ay sidan oo kale wax u dhici doonaan. - See more at: http://www.somalilandnew.com/?p=14035#sthash.nHTtGKKJ.dpuf
  8. This is an Eid Mubarak to my friend Gabal, I am ready for his poor insult
  9. With Alshabaab regaining thier foot in Mogadishu , and the up rise in Lower Shabeele taking an ugly turn, Malistar's talk of distant Hudur represents a whistle in the dark
  10. President Hassan continues to destroy his presidency and squander the opportunity of bringing Somalia back. His latest blunder was to seek Kamballa's help to control Kismayo Sending beans aid to Bosaaso was a cultural slander, to which Garowe swiftly responded . The poor gesture was rejected , dead on arrival, and the President is showing incompetence ...
  11. Barre Hiiraale, the colonel who recently has been routed out of Kismayo, has enrolled in Alshabaab courses to purify himself and regain control of Kismayo. With SFG grants, it is rumored he made progress on religious studies and military tactics. The graduation shall take place in two months
  12. Tnx Awoowe One hopes that my presence helps improve things here
  13. Ras Casayr, Khaatumo and Maakhir have no problem with their kins. It is you who embarrass your self by not controlling your envy, Saalax.
  14. It is a good news , at least Faroole has someone to beat , politically speaking Qardho was a disappointment . And oh that Cadde fiasco, the old man disrobed himself. It was unexpected from Hersi's son.
  15. Ciid Mubaarak brothers & sisters, It appears our Mintid Farayar brother has misinformed SOL readership about the implication of communique . If anyone doubted the incompetence of President Hassan Sheekh's team , the Kambala communique should suffice to dispel such doubt. The Chief achievement of Kambala meeting was Hassan's endorsement of troop contributing countries opposition of UN take over of AMISOM. Although IC finances the AMISOM operation and still has a leverage in that sense , the overwhelming agreement between Ethiopia, Kenya, Uganda and more importantly Somalia to reject 'rehating' of AMISOM is significant. Kismayo issue as we said many times is a political mustang, it is a reality that cannot be wished away. Needless to say , fighting Jubbaland with communique issued in foreign capitals is poorest of methods ...
  16. subxaanalaah Somalia did not reject the progress made in Istanbul between Somaliland and Somalia. It only clarified. It is Ramadan, stop the incitement xaaji xunjuf
  17. King Abdullahi of Saudi Arabia congratulates Egyptian military :D
  18. warsamaale;966604 wrote: things will improve if there is no violence. Morsi is the commander of chief of Egyptian military. If generals opently disobeyed him and deposed, why would anyone expect for the millions who elected Morsi to obey those who are in clear violation with the constitution? I was talking to Egyptians today , and they were certain what happened today will lead to a civil war in Egypt. It is more likely than not that there will be a violence. Watch Obama's response : he is indeed on the spot. He cannot dodge this one.
  19. I thought president Hassan said Kenya is a friend This is a bit moody for a president
  20. Abtigiis, ama Captain iga dhig, ama liiska iga saar . That FC Madoobe will win is understatement. This team has the best defense, formidable striker and amazing goalie
  21. Faahfaahin Xaalada Gaalkacyo oo aad u degan ka dib Rabshadihii saaka ka dhacay, iyo sida wax u dheceen Waxaa maalmahaan socdey Banaanbaxyo ay sameynayaan Xisbiyada Puntland iyadoo Xisbi walba maalin loo qoondeeyey iney Taageerayaashoodu isusoo bixi karaan, shalay waxaa Gaalkacyo lahaa Xisbiga UDAD waxayna Taageerayaashoodu isugusoo baxeen Wadooyinka iyadoon wax rabshado ah ka dhicin, Maanta waxaa lahaa Xisbiga Horseed e hada talada haya. Dadweyne farbadan oo taageerayaal u ah Horseed ayaa bilaabey iney Wadooyinka isugusoo baxaan iyagoo muujinaya Taageeradooda iyo xisbigoodi, wax yar ka dib waxaa isasoo dhoobey Goobtii ay Horseed isugusoo baxeen Dhalinyaro Hubeysan oo kasoo horjeeda Hanaanka ay Xukuumadu wado ee Dimoqoraadiyenta, waxana isla markiiba goobta soo gaarey Ciidanka Amaanka, Rasaas aan la aqoon cida bilowdey ayaa meeshii ka dhacdey, waxayna socotay Qadar yar, Waxaa isla goobta ku dhintey Afar qof oo laba Ciidanka tahay. Isbitaalka Gaalkacyo waxay sheegeen in ugu yaraan 8 dhawac ah lasoo gaarsiiyey, Xaalada guud ee Magaalada ayaa aad u degan Hada, Rabshadihii saaka dhacayna way istaageen. Sargaal ka tirsan Ciidanka oo Puntlandi la hadley wuxuu sheegey iney baarayaan cida ka dambeysay Falkaan, Wuxuu kaloo sheegey in Xaalada amaan ee Magaaldu uu hada caadigiisii kusoo laabtey. Dhinaca kale waxaa jira saxaafado buunbuuninaya rabshadaha Gaalkacyo ka dhacay kuwasoo qaarkood Warka u dhigayaan in Magaalada dagaal culus uu ka dhacay, Wariyaha Puntlandi oo ka agdhowaa goobta falku ka dhacay wuxuu xaqiijiyey in Rasaasta la isdhaafsadey ay ahaayeen qoryaha yaryar markiina ay Ciidanka waxay ku guuleysteen iney kala eryaan Isusoo baxayaashii. Gaalkacyo waxay kamid tahay goobaha ay aadka ugu xoog badan yihiin Mucaaradka kasoo horjeeda Hanaanka Dimoqoraadiyada ee Dowladu wado, Waxaa Magaalada Saldhig u tahay kooxo isugu jira siyaasiyiin hore, kuwo cusub iyo Nabadoono si xoogan u diidan hanaankaan, kuwasoo doonaya in Doorashada Madaxweynuhu ay u dhacdo sidii hore ee dhaqanka u ahayd Puntland, tasoo ah in Xildhibaanadu soo doortaan Madaxweynaha. Ilaa hada ma jiro Cid sheegatay alkii maanta iney ka dambeeyeen. wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com
  22. nuune, xaaji habaar haddaad tuxbixiisa arki lahayd maxaad sameyn lahayd?