-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
Hahaha. Niyoow qoslaye has turned into a comedian. walahi ninkan wa shactirole walan.
-
http://caasimadda.com/dhageyso-somaliland-oo-baroor-diiq-tacsi-u-dhigtay-axmed-cabdi-godane/
-
Cabdixakiin Camey oo madaxwayne ku Xigeenka Maamulka Puntland ayaa shegey Maamulka Soomaliland looga tacsiyeeyay dilkii Hogaamiyihii ururka Alshabaab Axmed Cabdi Godane oo todobaadkii hore lagu dilay duqeyn cirka oo uu Maraykanku fuliyay. Sidoo kale Cabdixakiin Camey baaqay maamulkaas inuu kasoo waantoobo hadalada caynkaan oo kale ah islamarkaana ay ummadda Soomaaliyeed lamid noqdaan, Wuxuuna sheegay inay Hargesa maalmahan Tacsi loo fadhiyey, Cabdixakiin Camey ayaa wuxuu hadalkaan ka sheegay tuulada Tebin ee gobolka Nugaal.
-
it says somalia destroyed ethiopian army, Russia sided with Ethiopian orthodox and there were few Cuban mercenaries who were mostly killed. somalia then unilaterally withdrew from the territory it captured.
-
the demonstrators will not change anything. qoslaye is not the kind of leader who cares about somali people's opinion.
-
HAG damjadiists have no limits. everything is a fair game for them. Ilaha naga qabto kuwan.
-
xabad, stop the HAGnimo niyoow. if you dont' stop it, I will call DrKenney who likes to destroy atheist propaganda ll the the time. lol dholawa and Puntland leaders will not take HAG nacnac when it comes to Puntland resources. HAG can bark at a tree all day.
-
Political Families control more than 50% of Kenya's wealth.
Mooge replied to burahadeer's topic in Politics
Siilaanyo's family is filthy rich niyoow. ask people in burco and hargeisa who don't have water and bread. -
niyoow stop the propaganda. he is saying qoslaye's current lawsuit has no legitimacy. yes, there is no dispute between kenya and somalia. our water is not in dispute. kenya can think of whatever it wants to think but somalia territory is not in dispute and will never be taken by Kenya. qoslaye wants to legitimize Uhuru claims by launching fake lawsuit that gives Kenya upper hand. our water is not in dispute. stop spreading Kenyan kikuya propaganda niyoow. i don't care for this minister you mentioned but let us tell the truth.
-
qoslaye has no xishod and honor. his current strategy is TAKE WHAT YOU CAN because he knows he is not coming back. somali criminal justice system is a joke. he will get whatever he wants and nobody will ever say anything. no court. no jail time. his unuka followers will say madaxweyne. shekada socota wa waali niyoow.
-
niyoow good work to Mr. Dholawa for trashing HAG dreamers. these damjadidist thugs never stop dreaming about controlling other People's resources. wale ciyar bay ku jiran. Director Dholawa and his daughter in Bari regions close to Galgala mountain area in 2010. He will do what it takes to protect Puntland.
-
Ciise Dhoolawaa:Puntland waxay xaq u leedahay in ay la soo baxdo Khayraadka dhulkeeda kujira Agaasimaha guud ee Macdanta iyo Batroolka Puntland Ciise Dhoola-waa oo Shir Jaraa’id Saxaafada ugu qabtay magaalada Bosaso ayaa sheegay in Dowlada Puntland ay Xaq u leedahay inay laso baxdo Shidaalka ku jira Dhulkeeda,ka dib markii Dowlada Federaalka ay digniin u jeedisay Shirkadaha Shidaalka Soomaaliya. Ciise Dhoolawaa ayaa sheegay in Dastuurada Federaalka iyo Puntland ay cadaynayaan Awooda lahaansho ee Puntland ay kula soo bixi karto Shidaalkeeda,wuxuu Federaaalka ku tilmaamay inay ku jiraan Riyo. ‘’Dowladda Puntland iyo federaalka xiriirkooda oo marki horeba aan sidaa u wanaagsanayn waxa uu go’ay , waaana mid sharci darro ah in ay sheegtaan inay masuul ka yihiin arriha shidaalka Puntland, dowladda federaalka ah ee Soomaaliya waxaa loo ogol yahay afar qodob oo kala ah difaaca dalka, bixinta jinsiyadaha iyo socdaalka, sameynta lacagta iyo arrimaha dibadda wxii kale waxaa xaq u leh dowladda Puntland’’Ayuu yiri. Agaasimaha guud ee Macdanta iyo Batroolka Puntland Ciise Dhoola-waa ayaa sheegay in Dowlada Federaalka ay kaso horjeedo in ay ku dhaqanto Dastuurka,ayna ka horjeedo heshiis dhexmara Puntland iyo Federaalka. Todobaadkan ayay ahayd markii Wasaaradda Macdanta Soomaaliya ay sheegtay in Dowlada Federaalka oo kaliya ay gali karto heshiiska Shidaalka.
-
qoslaye has no shame. this is the worst crisis right now. they are not even speaking to each other.
-
Adiga iyo Wiilka aan Abtiga u ahay Qof hadii uu tagayo adigaa baxaya:M/weyne Xasan Culusoow oo ka horeyimid Xil ka qaadistii Agaasime Sambaloolshe iyo khilaafkii ugu xumaa oo Villa-Wardhiigleey ka taagan Madaxweynaha Dawladda Federaalka Xasan Culusoow ayaa ka horyimid xilka qaadistii Agaasimaha Nabad-Sugidda ee Reysalwasaare C/weli Sheekh iyo Golihiiisa Wasiradda ay cod kalsiooni ah xilka uga qaadeen. "Adiga iyo Wiilka aan Abtiga u ahay Qof hadii uu tagayo adigaa baxaya:ayaa laga soo xigtay Madaxweyne Xasan Culusoow inuu ugu hanjabay Reysalwasaare C/weli Sheekh oo hadda wiishkii ku yeeray ogaadayna inuu ku deg-degay xilka qaadistii Wiiilka uu Abtiga u yahay Madaxweyne Xasan ee Sambalooshe. Xildhibaanadda ayaa intooda badan la safan Madaxweynaha,waxaana la filayaa hadii uusan ka laaban Reysalwasaare C/weli go*aankii uu xilka uga qaaday Agaasimihi Nabad-Sugidda C/laahi Sambaloolshe inay salfan doonto seefta Damjadiid oo awalba Reysalwasaaraha ka keensaday Magaaladda Jeddah ee Dalka Sacuudi-Caraabiya,waxaana markii Reysalwasaaraha laga dhigayay shuruud lagula galay inuusan ka hor-iomaanka amarka Madaxweynaha iyo kooxdiisa Damjadiid.
-
Brussels: (pp)- Waxaa 8 sebtember, magaaladda Brussels ka dhacay mudaharaad looga soo horjeedo dowladda federaalka ee Somaaliya. Mudaharaadka ayaa muhiimadiisu aheyd in caalamku ogaado in dowladda Federaalka eey marin habaabisay balamihii ummadda Somaaliyeed iyo caalamka deeq bixiyaasha eek a balan qaaday, balanqaadya dda oo ahaa: mudaharaad31- Aminga dalka in muddada maamulka jiro la hagaajiyo, magaaladda Muqdishu ee amaan noqoto. Waanu wada ognahay in siyaasiyiin, isimo, aqoonyahano iyo dadka rayidka si joogta ah loogu laayo magaaladda Muqdisho. 2- Warbaahinta xorta ah in magaaladda Muqdishu lagu bahdilo, isla markaana xabsiga la dhigo, si eeyan u sheegin warbixinta eey maqlaan ama eey goob jooga ka yihiin. 3- Dastuurkii oo qodobo badan laga badalay, iyada oo aan lagala ummadda Somaliyeed iyo maamuladdii wada saxiixay dastuurka. 4- Dowladda waxa balantu aheyd in sanadka 2016, eey shacabka Somaliyeed eey gaarsiiso doorasho xor ah, oo aan ku saleysneyn hab qabyaalad. 5- Dhaqaalihii dadweynaha Somaliyeed magacooda lagu soo qaaday oo si shaqsi ah loo isticmaalay, dad iyo urur gaar ah lagu naas nuujiyey.
-
you get what you deserve when you have leaders like qoslaye. selling our sea, stealing people's money and destroying our country. AMISOM bantus will do anything because they know they are not accountable to anyone and there is no leadership niyoow.
-
walaahe this is the most disgusting person ever. ninkan xishood iyo somalinimo wa ka tagay. he is now openly stealing whatever he can. qoslaaye ilahay ha naga qabto.
-
niyoow these people they are like ciyalka xaafada. hoyadaa buufkeed. this government operates like gang group. they are constantly settling scores like ciyalka and insulting each other. qpslaye is playing chess game with yuulka and yuulka is trying to play hard because he knows qolsaye can't fire him anymore because the West is tired of qoslaye blaming others for his own problems. "hooyaadaa waxa ka dhalay aniga" is what the fired guy said to Yuulka. then Yuulka said "habartaa buufkeed". lol. niyoow this government is the most shameful we ever had.
-
XOG: Ma og tahay in sababta Golaha Wasiirada xilka ugu qaaden Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) Madaxii Sirdoonka dalka inay tahay markii uu aflaqaadeeyay Ra’iisal Wasaaraha dalka uuna xiray shalay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka (Warbixin Kooban) Sababta deg dega ah ee keenta in xilka laga qaado Madaxii Sirdoonka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa sheegaya in maalintii shalay uu xiray xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya isla markaana uu aflaqaadeeyay Ra’iisal Wasaaraha dalka. Ilo wareed ku sugan Gudaha hoolka shirka Wasiirada ayaa sheegay in sababta kulanka deg dega ah ee Golaha Wasiirada loo qabtay ay ahayd markii uu Agaasimaha Sirdoonka Soomaaliya meel faqaaro ah u aflaqaadeeyay Ra’iisal Wasaaraha dalka C/weli Sheekh Ahmed. Ra’iisal Wasaaraha dalka C/weli Sheekh Ahmed iyo Madaxii hore ee Sirdoonka Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa shalay mar ay kulmeen waxaa la sheegay inay dhex martay dood iyo aflaqaado aad u weyn. Wararka ayaa sheegaya in Ra’iisal Wasaaraha uu carooday aflaqaadada dadka dhexdiisa loogu geystay. Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo lagu tiriyo raga ku dhaw dhaw Madaxweynaha ka soo jeeda beesha ay ka soo jeedo Madaxweynaha hooyadiisa ayaa lagu sheegaa inuu yahay nin kibir badan oo isla weyne ku jirta. Sidoo kale Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa maalintii shalay xiray Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya balse magaca Xildhibaanka ayaa ilaa iyo hadda aan helin. Lama oga waxaa uu ka yeeli doono Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud oo aan la ogeysinin talaabada ay qaadan Golaha Wasiirada. Ra’iisal Wasaaraha ayaa saaka weydiistay xubnaha Wasiirada inay u codeeyan xil ka qaadista Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) isagoo xataa u hanjabay inuu talaabo kale ka sii qaadi doono Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) marka uu xilka wareejiyo.
-
Hogaamiyaha cusub ee shalay loo magacaabay Ururka Alshabab Ahmed Omar (Abucubeyd) waxa uu kudhashay magaalada Qalaafe oo dhulka is maamulka Soomalida Ethiopia 1970, waxaana uu kusoo barbaaray. 1990-kii ayaa wuxuu yimid magaalao xeebeedka kismaayo,waxaana kanoqday magaaladaasi macalin dugsi Qur’aanka oo aad caan uga ah magaalada. Mudo kadibana wuxuu ka mid noqday cidamdii Raaskambooni ee uu watay Sheekh Xasan Turki, kuwaas oo markii danbe ku biiray maxaakiinta Muqdisho sanadkii 2006, waxaana ay dagaalo qaraar la galeen Hogaamiye kooxeedyadii Muqdisho iyo ciidamada DFKMG ee xiligii Cabdulaahi Yuusuf. Hogaamiyaha cusub ee Al-shabaab Ahmed cumar (Abucubeyd) ayaa kasoo mid noqday Saraakiisha sar sare ee dagaal galinta, waxaana uu sidoo kale soo noqday Gudoomiyaha gobolada Bay iyo Bakool ee Al-shabaab, waxaana uu ahaa gacanta hoose kadib markey si hoose isu fahmeen Axmed Godane bur burkii maxaakiinta kadib. Abucubeyd ayaa waxaa kaloo ay saaxiib dhaw ahaayeen Ahmed Abdul Khadir (Isku dhuuq) oo duqeyn mareykanku ay kudileen hoaantii Sanadkaan. Mahad Cumar Cabdi Kariim oo hadda la baxay magaca Axmed Cumar (Abucubeyda) waxay ilmo habreed yihiin Axmed Cabdi aw Mohamud Godane, waxaana Axmed Godane hooyadiis waxaa la yiraahdaa Cibaado Warsame, halka Mahad Cumar hooyadiisna lagu magacaabo Fadumo Warsame. Godane iyo Abucubeyd waxaa dhalay laba gabdhood oo da’ ahaan isku xiga, waxaana weyn Abucubeyda hooyadiis. Cibaado Warsame iyo Fadumo Warsame waxay qabiil ahaan u dhasheen SNM Amiirka cusub ee Ururka Al-Shabaab ku caleemasaarteen Baraawe, wuxuu qabiil ahaan u dhashay beesha ****** oo dadka qaarkiis ay ku sheegaan in ay la dhasheen *****, halka dadka qaarkiisna ay rumeysanyihiin in ****** ay ka mid yihiin ******.
-
Bishaaro Biishaaro, waxaa dhamaan dadweynaha Afka Soomaaliga ku hadla ee geeska Afrika iyo dinida dacaladeedba la ogeysiinayaa in Puntland TV & Radio ee si toos ah looga daawan karo Boga Taleefishika iyo Radio ee http://www.puntlandtvradio.com/ Inkastoo awalba laga daawan jiray dunida dacaladeed dhinaca satellite-ka ayaa hadana iminka lagusoo kordhiyay adeegyo cusub iyo Fursado badan oo loo daawan karo. Hadaba hadaadan awal nasiib u helin in aad dhinaca satellite-ka kala socoto PLTV % Radio waxaad iminka si toos ah ugala socon kartaa Puntland TV &Radiohttp://www.puntlandtvradio.com/ Inkastoo Isbadalku uu keeno shar iyo kheyrba ayaa hadana wuxuu soo kordhiyaa horumar aan horey loo arag, sidaas daraadeed ayaa hadana tani waxey ka mid tahay horumarka cusub ay keentay isbadalka Puntland. Xukuumada cusub ayaa in dhaweydba la taacaleesay is badal cusub ay ka sameyneeysay Saariiksha, Agaasimayaasha iyo maamulkeeda cusub si ay usoo kordhiso hurumarkii Bushada Puntland sugeyeen. Sidaas daraadeed ayaa tani la oron karaa waa tilaabo cusub ay ku dhaqaaqday Xukuumada Puntland, oo ku dadaaleysa in ay si weyn u baahaiso adeega akhabaradka PLTV oo aad loogu baahi qabo. Fun Facts About Punt land The name “Puntland” is derived from the Land of Punt mentioned by Ancient Egyptian sources. The exact location of the fabled territory is still a mystery. Many studies suggest that the Land of Punt was located in present-day Somalia. As of 2006, the population of Puntland is estimated at 3.9 million residents, 52% of whom are nomads. Allidamaale@hotmail.com
-
niyoow development and self reliance are taking hold in Puntland. everything is going in unstoppable speed. I can't even keep up. watch Puntland TV live on its website. this was the only thing that missing. http://www.puntlandtvradio.com/
-
Hadal-heynta ugu badan goobaha lagu Qaxweeyo ee Magaalooyinka,Muqdisho,Garoowe,Kismaayo iyo Magaalooyinkan kale oo halkan aan magacyadoodda ku soo koobi-karin ayaa Hadal-heynta ugu badan,noqotay sababta Maamulka Somaliland ay farxad ugu muujin-waayeen dilkii Safiirkoodii u fadhiyay Koonfurta Soomaaliya Marxuum Axmed Godane? Dhanka kale Soomaalidda Qurbaha ku dhaqan ayaa iyagana is-weydiinaya sababta Maamulka Somaliland ay war-murtiyeed farxadeed u soo saari-waayeen ku saabsan dilka Amiirkii Alshabaab ahaana Safiirkii Somaliland Koonfurta Soomaaliya u fadhiyay?. Waxa xusid mudan Maamuladda Mataanaha ee Puntland iyo Jubbaland ayaa war-saxafaadeed ay ku taageerayeen dilkii Axmed Godane soo saaray?halka weli Somaliland aan wax hadal ah laga heynin?taasoo loo fasirtay inay ka murugeysan-yihiin dilkii Safiirkoodii Axmed-Godane? Shacabkamedia-Beyra-Puntland Runta Kama-Xıshoono Email:Shacabkamedia@live.com
-
Progress continues. niyoow training on good governance is the key for Puntland local city authorities to develop their cities and move Puntlnad forward Waxaa dhowrkii cisho igu dambeyay Magaaladda Arusha ee dalka Tanzania shir uga socday ku dhawaad 7 Gudoomiye degmo kuwaas oo ka kala yimi goboladda Puntland ee leh golayaasha degaanka ee dowladaha hoose, sidoo kalena waxaa ku wehliyey Agaasimayaal ka tirsan Dowladda Puntland iyo Madaxda Barnaamijka JPLGga. Shirkani ayaa looga hadlayey sidii Gudoomiyeyaasha degmooyinka uga faa’ideysan lahaayeen ugana dayan lahaayeen waxqabadka Dowladdaha hoose dalkaas, kuwaas oo waxyaabaha laga faa’idi doono ay inta badan la xiriiraan arimaha dowladaha hoose. Maxamed Siciid Ciise (Hogaamalaroor) Gudoomiyaha golaha degaanka ahna duqa degmadda Qardho ayaa u sheegay saxaafadda in shirkani uu yahay mid ay wax badan ka faa’ideen isaga oo dhanka kalena muujiyey in rajada uu ka qabo in wax badan laga bedelo arimaha dowladaha hoose ee Puntland. “ Waxaanu booqnay xarumo badan oo ay ku jiraan Isbitaalo iyo xafiisyo arimaha bulshadda ka shaqeeya oo ay leeyihii dowladda Tanzania runtiina waxa ay noo aheyd mid tusaale wanaagsan ah, waxaanu rajeyneynaa in wixii aanu ka barnay dadkeena iyo dalkeena ugu faa’ideyno.” Ayuu yiri Hogaamalaroor.
-
I predicted before anyone kneww. Godane is dead and blown into pieces just like the many hundreds he killed the same way except Somaliland which he protected and used it as a base. There is tacsi in Hargeisa niyoow.