Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Muqdisho (RBC) Sida ay tilmaamayaan warar ku dhow xafiiska raisul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo waxaa golha wasiirada ee DKMG ay shaki galiyeen heshiiska dawlada horay ula gashay shirkada SKA ee maamusha garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Wararka laga helayo ilo wareedyo ku dhow xafiiska raisul wasaaraha ayaa u xaqiijiyey RBC Radio in kulan [...] Read More Here...
  2. Boosaso ( RBC Radio )**Waxaa Maalinta Bari Oo ku beegan Isniin ay Dadka Ku Dhaqan Magalada Boosaso iskugu soo Bixi Doonan Banan bax Roob Doon ah oo Horay U Sheegay Maamulka Gobolka Bari. Roob Doonta Maalinta Bari ah la Iskugu Soo Baxayo ayaa waxaa Ay ka soo Baxday Kulan balaaran oo ay yeeshen masuuliyinta Ganacsatada [...] Read More Here...
  3. Muqdisho (RBC) Afhayeenka madaxtooyada DKMG Soomaaliya Villa Soomaaliya ayaa maanta beeniyey qoraal xalay ay faafisay wakaalada wararka Raxanreeb.com iyo RBC Radio kaasoo ku saabsanaa in madaxweyne Sheekh Shariif uu kala dirayo golaha barlamanka. Qoraalka ka soo baxay afhayeenka madaxtooyada DKMG ayaa lagu sheegay in nasiib darro ay tahay in RBC Radio qoraal ay ku tilmaameen [...] Read More Here...
  4. Muqdisho (RBC) Raisul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta hortagaya golaha xildhibaanada barlamanka KMG isagoo lagu wado inuu ka hadlo warbixin barlamanka ka sugayey. Raisul wasaare Farmaajo ayaa bishan horaanteedii qabsaday mudo afar usbuuc ah si uu uga xog waramo su’aalo kulul oo barlamanka ay ka weydiiyeen shirkadaha ajaaniibta ah ee DKMG [...] Read More Here...
  5. Jariiban(Puntlani.com);Godmiyaha Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in kooxahii Burcad’badeeda ahaa ee fariisinka kulahaa Degmada Garacad ka huleeleen. C/kariin Kaytoon ayaa sheegay in maalmihii udanbeeyay mamulka Degmada oo garabsanaya odayaasha dhaqanka iyo bulshada qaybaheeda kala duwan wadeen abaabul xoogan oo lagu doonayay in lagu cirib’tiro kooxaha Burcadbadeeda waxaana uu sheegay in haatan marakiibtii ugu xanibnayd [...] Read more here ...
  6. Garowe(Puntlani.com);Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta Hidaha iyo dhaqanka Dawlada Puntland Axmad Cali Askar oo kamidahaa wasiiradii isku badalka lagu sameeyay ayaa sheegay in uu soo dhawaynayo xilka loo magacaabay guntigana u dhuuqsanayo shaqooyinka loo igmaday. Wasiirka ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay xilka loo gartay waxaana taabadalkeeda uu balanqaaday in uu ka soo baxidoono guud ahaan shaqooyinka wasaaradiisa [...] Read more here ...
  7. Muqdisho RBC radio Sports) Waxaa la ciyaaray kulamo aad u xiiso badan oo ka tirsan koobka Horyaalka wadanka Spain kooxuhuna waxa ay isku arkeen sidatan. Naadiga Levante 2 – 0 *waxa ay isga reebtay kooxda Getafe Kooxda kubada cagta ee Malaga 1 – 2 waxaa kga adkaaday kooxda Zaragoza Sporting Gijon 4-0 way ku ciil [...] Read More Here...
  8. By: Abdalle Ahmed – RBC Radio Mogadishu (RBC) the Somalia’s interim president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has issued a decree to dissolve members of the transitional federal parliament in Mogadishu, Sources told RBC Radio. The decree which its announcement postponed is dated on 26th January 2011, at a time while the president Sheikh Sharif was [...] Read More Here...
  9. Nairobi (RBC Radio):- Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Kenya oo kaashanaya laamaha amaanka ee dalkaasi ayaa lagu soo waramayaa in ay gacanta ku dhigeen koox looga shakisan yahay in ay ku jiraan burcadbadeeda Soomaalida. Ilaa iyo shan ruux ayaa la sheegayaa in ay gacanta ku dhigeen laamaha amaanka ee dalkaasi Kenya, kuwaasi oo la tuhunsan yahay [...] Read More Here...
  10. Muqdisho RBC Radio) Waxaa la ciyaaray labo kulan oo ka tirsan koobka horyaalka wadanka Talyaaniga oo aad u xiiso badan. Naadiga Lazio 2 – 0 ayay ku tuntay kooxda kubada cagta ee Fiorentina ka dib ciyaar aad u xiiso badan oo ka dhacday caasimada wadanka Talyaaniga. Naadiga hogaaminaysa horyaalka wadanka Talyaaniga ee AC Milan ayaa [...] Read More Here...
  11. Garowe (RBC Radio):- Dowladda Puntland ayaa soo saartey sharci ku wajahan wadayaasha gaadiidka isaga kala goosha gobolada iyo gudaha magaalooyinka deegaanada Puntland. Sharcigani ay dowladda Puntland ku dhawaaqday ayaa ah mid lagu amrayo in wadayaasha gaadiidku ay fuliyaan, taasi oo ah in ay qaataan aqoonsiga wadaha gaariga, ama shahaadada loo yaqaan laysinka oo laga rabo [...] Read More Here...
  12. Muqdishom RBC Radio Sports) waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan koobka FA Cup wadanka England kuwaasi oo aad u xiiso badnaa. Naadiga Everton 1 – 1 waxa ay ku celisay naadeiga way nee Chelsea Aston Villa 3 – 1 waxa ay ugu awood sheegatay kooxda kubada cagta ee Blackburn R. Kooxda Birmingham C. 3 – [...] Read More Here...
  13. Muqdisho RBC Radio) Madaafiic xoogan ayaa saaka lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho. Xaafadaha ay madaafiicdu ku dhacdaya ayaa waxaa ka mid ah xaafado ka tirsan degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Xiliga ay duqaymahaan dhacayeen ayaa waxaa la sheegay in uu iska hor imaad ka socday Isgoyska Ex Control Afgooye halkaasi oo ay fariisin [...] Read More Here...
  14. Muqdisho RBC Radio) Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta Rasaas xoogan waxa ay ku fureen gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo marayay wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho. Gaarigaan ayaa waxaa la sheegay in uu marayay meel ku dhow Kulyada Jaala siyaad ee magaalada Muqdisho ka dibvna ay ciidamadaan rasaas hugiyeen. Gaarigaan [...] Read More Here...
  15. Muqdisho (RBC) Xarakada Al Shabaab ayaa bandow dhaqangalay waxay xalay ku soo rogeen degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud halkaasoo maalmihii la soo dhaafay ay ka jireen dhaqdhaqaaqyo ay wadeen ciidamada Shabaab. Wararka aan kaheleyno dad ku sugan gudaha degmada Ceelbuur ayaa ku waramaya in bandowgaasi uu ka dambeeyey kadib markii shalay galab ciidamda Al Shabaab [...] Read More Here...
  16. Muqdisho (RBC) Shirkada isgaarsiinta Hormuud ayaa xalay si rasmi ah u shaacisay inay xirayso Adeegii ZAAD ee lacagaha loogu qaadan jiray qaab Electronic ah iyadoo la adeegsanayo telefoonka gacanka ee mobile-ka ah. Shirkada Hormuud ayaa xalay farimoo qoraaleed u qeybisay macaamiisheeda ku dhaqan gobolada koonfurta iyo bartamaha wadanka Soomaaliya iyadoo ku wargalisay in dadka ay [...] Read More Here...
  17. Qaahira (RBC) Waxaa sii kordhaya tirada dadka rayidka ah ee ku dhintay rabshadaha mudada toddobaadka ah ka taagan dalka Masar kuwaasi oo lagu diidan yahay dawlada madaxweyne Xusni Mubaarak. In ka badan 100 ruux ayaa la soo sheegayaa inay ku nafwaayeen rabshadaha kadib markii qalalaaso xoogan ay ka dheceen magaalooyinka Qaahira iyo Alexandria, waxaana dadkaasi [...] Read More Here...
  18. Waa Fowziya M. hashi(Gaani) oo idinku soo noqotay, ugu horeyntii waxaan mahad*aad u balaaran*u celinayaa dhamaan akhyaarta iyo*Bulshada suugaantayda jeclaatey. Gaar ahaan waxaan mahad u dirayaa*akhyaarta hambalyada ii*soo qortey iyo kuwa tooska iila soo xiriiray. Waxaan aad ula yaabey*aadna aan ugu farxay*inay Suugaanteyda akhristeen dad Abkey iyo Isirkeygaba yaqaana sida Shirdoon iyo kuwo kale. Nuur-sagaar [...] Read More Here...
  19. Madaxwaynaha Xukuumadda deegaanka Soomaalida ee dalka Ethiopia, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa dhawaanahaba waxa uu kullamo is daba joog ah la qaadanayay Soomaalida ku dhaqan magaalooyinka mataanaha ah ee gobolka Minnesota ee dalka mareykanka, waxa uuna madaexweynuhu qaabilayay qabaa ilada Soomaaliyeed iyo ururada halkaasi ka dhisan ee ka soo jeeda gobolka Soomaali galbeed si ay uga [...] Read More Here...
  20. Dowlada Federaalka *oo aan marnaba ka hadlin Wakiilada Itoobiya u magacwdo Maamulada Soomaaliland Iyo Pundland Madaxweynaha DFKMG Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo shaley dib ugu soo laabtey Magaalada Muqdisho ka dib markii uu magaalada Kambaala ee Dalka Uganda kulan Xasaasi ah* uu kula* soo yeeshey Madaxweynaha Uganada ayaa wuxuu Waraaqihii *aqoonsiga Danjiranimo Magaalada Muqdisho [...] More ...
  21. Madaxweynaha DFKMG oo dadaal ugu jira sidii Xilka loogu kordhin laaha ayaa Kulan ku saabsan arrintaa wuxuu la soo yeeshey Madaxweynaha Uganda (Maxaa ka soo baxay Kulankaas) — Madaxweynaha DFKMG ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo Safar Deg deg ah ugu baxay Dalka Uganda, Deg degna dib ugu soo laabtey Magaalada Muqdisho ayaa warar [...] More ...
  22. Rasuulkeenu [sCW] waxaa uu yiri “Ninkii dhib ka feyda qof walaalkii ah oo dhiban Isagana Alle SWT ayaa dhibkiisa ka feyda maalinta Qiyaame”. Ehelada ilmo yar oo xanuunsan ayaa waxay codsi soo gaarsiiyeen shabakada RBC Radio (Raxanreeb.com) iyagoo ka codsaday in bulshada Islaamka guud ahaan iyo Soomaalida gaar ahaan ee caalamka ku nool in ay [...] Read More Here...
  23. Boosaaso(Puntlandi.com);-Mamulka Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa amaan u soo jeediyay shacabka sida ay ugu qaybqaateen hawlahii dhismaha wadooyinka isku xira Garoonka diyaaradaha iyo xarunta madaxtooyada.C/qaadir Yuusuf ku xigeenka Duqa Degmada Boosaaso ayaa sheegay in shacabka Gobolka si hufan ugu qaybqaateen hawlahaasi waxaana uu sheegay in qaarkood gacan ka gaysteen fududaynta habsami u socodka [...] Read more here ...
  24. Narobi (RBC Rado) Sida ku cad warqad Raxanreeb uga timid hawl wadeenada xafiiska Madaxweynaha DFKMG ayaa dhaliilo badan Madaxweynuhu ujeediyay xubnaha Xildhibaanada Baarlamaanka, kuwaasi oo uu tilmaamey in ay ku guda jiraan musuqmaasuq iyo kala qeybsanaan joogta ah, islamarkaana ay ka seexdeen howshii loo soo doortay sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha [...] Read More Here...
  25. Gaalkacyo (RBC Radio):- Bahda Isboortiga Gobolka Mudug ayaa soo dhoweeyay xilmagacaabista Wasiirka cusub ee Wasaarada Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Isboortiga dowladda Puntland ee uu shalay magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole). Cayaaryahanada iyo Mas’uuliyiinta Isboortiga gobolka Mudug ayaa sheegay in ay rajeynayaan in mas’uulkani uu noqdo kii wax ka badala isboortiga gobolka [...] Read More Here...