Bashiir

Nomads
  • Content Count

    951
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Bashiir

  1. ^Qabyaald + power hunger = Somali nation, So who is your legitimate father? ,,, ..
  2. Roob lagu diirsaday oo ka da'ay Dhoobley, Azania....
  3. No, Aidid is just a son of Konfurians...,,, ...
  4. By Sahra Abdi NAIROBI (Reuters) - A United Nations special envoy urged Somalia on Wednesday to hold elections and bring an end to its transitional government, but it was unclear how such a vote could take place in the war-torn country. Often classed among the world's failed states, Somalia has not had an effective central government since the 1991 overthrow of dictator Mohamed Siad Barre. The country is embroiled in war with al Qaeda-linked rebels al Shabaab who want to topple its Western-backed government, and is rife with piracy off its lawless coast. Augustine Mahiga, the Special Representative of the U.N. Secretary-General, asked Somali leaders to hold elections by August this year when a United Nations-mandated term for the transitional government expires. Following a two-day meeting on political reforms and security held in the Kenyan capital Nairobi, Mahiga proposed that there be a vote for president and speaker of parliament by the August deadline. The United Nations is at loggerheads with Somalia's transitional cabinet that extended its term to August 2012, saying it wants to ensure continuity in its fight against insurgents. Somalia's parliament also has extended its term by three years. The U.N. and Somalia's Transitional Federal Government (TFG) had differences over the staging of the conference, with Somali authorities saying it should have been held in the country. Somalia did not send anyone to the consultative meeting, saying it had not had any input on the agenda. Mahiga said the meeting proposed extending the mandate of parliament for a period of two years to enable it complete key tasks, including preparations for national elections. He said a follow-up meeting should be held in Somalia. "This meeting is the start of the process," he said. "We should meet again soon. It is proposed that the next meeting should take place in Somalia. And, hopefully, next time with the TFG," Mahiga said. The government said the parliament speaker's participation at the meeting was against the wishes of the house itself. Some regional authorities in Somalia attended the meeting., as well as the African Union, European Union, League of Arab States and Organisation of the Islamic Conference. A deal struck in 2009 deal envisioned the Somali government and parliament's mandate would expire on August 20 this year, by which time they were supposed to have enacted a new constitution and held elections. This has not yet happened. (Additional reporting by Mohamed Ahmed in Mogadishu; Writing by James Macharia; Editing by Michael Roddy) http://af.reuters.com/article/worldNews/idAFTRE73C8HT20110413?pageNumber=2&virtualBrandChannel=0
  5. Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay Dhoobley iyo nawaaxigeeda, bulshada ku dhaqan Dhoobley ayaa ka nafistay kuleyl ba’an iyo abaaro daba dheeraaday oo in mudda ah ku habsaday deegaanadaasi iyo guud ahaan gobolada Jubboyinka . Inta badan G/Jubada hoose ayey ka curteen roobabkii gu’ga, meelaha ay ka da’eena waxaa ka mid ah Diif, Afmadow,Qooqaani ,Hoosingow , Dhoobley iyo deegaanada ku xeeran Magaalada Kismaayo.Ka sokow abaarta, Magaalada Dhoobley oo dhiig badan ku daatay ayaa aad ugu baahneyd roob ka dhaqa. waamonews
  6. Father of Nation is Sayid Mohamed AUN, ...Yusuf is just a former transitional president, and son of Pirateland..
  7. Shir xalaal ah( bottom up approach) oo ay Somali ku dhantahay( macal jabhadaheeda sida caanoole, SSC, Galgala front, iyo budh cad badeedka) wuxuu Idam Alle ka dhici doonaa caasimada maamul gobaleedka Azania bacda Alshabaab la qab jabiyo ama ayba guulaystaan. Intaas ka hor inta af faranjiga ku muranta ,,, ee jikooyinka UNta isku qabsata ha sii wataan hawshooda ....
  8. Xildhibaanada golaha baarlamaanka ay ka soo jeedo gobolada jubbooyinka ayaa maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa shirkooda waxay iskula soo qaadeen sidii ay Dowladdu u taageeri lahayd dhaqdhaqaaqyada ka socda gobolada Jubbooyinka iyo maamulka Azania ee dadka goboladaas sameysteen. Kaddib markii uu dhammaaday kulanka Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka ee ka soo jeeda gobolada Jubbooyinka, ayaa waxaa Saxaafadda uga hadlay shirkaasi iyo go'aanada ka soo baxay Xildhibaan Hilowle Aadan Maxamuud oo sheegay in kulankooda ay uga hadleen xaaladda gobolada Jubbooyinka iyo sidii looga xoreyn lahaa xarakada Al-Shabaab. "Dowladda KMG ah labadeeda Gole waa inay taageeraan ciidamada Jubbooyinka ka dagaalamaya iyo maamulka Azania ee dadka goboladaas sameysteen" ayuu yiri Xildhibaan Hilowle Aadan Maxamuud. Askarigii ku geeriyooda caruurtiisa ay daryeesho, midkii ku dhaawacma ay ku tabarucdo daryeel caafimaad ayuu yiri Xildhibaanka. Dhinaca kale shirka mudanayaasha Baarlamaanka ee u dhashay Jubbooyinka, ayuu sheegay Xildhibaan Hilowle in sidoo kale Dowladda KMG ah golayaasheeda kala duwan ay taageeraan maamul goboleedka cusub ee Azaniya oo ay sameysteen dadka gobolka u dhashay, wuxuuna sheegay Xildhibaanka in dowladda KMG ah ay tahay dowlad dib u heshiisiin, dastuurkana uu dhigayo in maamul goboleed uu ku dhismi karo laba gobol iyo wixii ka badan, sidaasna sharcigu u ogolaanayo jiritaanka maamul goboleedka Azaniya. http://www.kismaayotimes.com/modules/news/article.php?storyid=284
  9. Ra'iisul wasraaha dalka Ethiopia Meles Zenawi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweyne Shariif iyo waftigiisii oo saaka ka ambabaxay magaalada Muqdisho. Ra'iisul wasaare Zenawi ayaa sheegay in dowladiisu ay sii xoojin doonto taageerada ay u fidiso Somalia si xasilooni waarta loogu soo dabaalo Somalia wuxuuna hoosta ka xariiqay in Ethiopia ay sii wadi doonto dadaalka ay ugu jirto nabad kusoo dabaalida Somalia. Dhinaca kale Madaxweyne Shariif oo kulankii kadib saxaafada la hadlay ayaa sheegay in Ethiopia iyo Somalia ay ka wada shaqeyn doonaan xasiloonida gobolka.Mudane Shariif ayaa dhankiisa xusay in DKMG ay ku dadaaleyso sidii ay nabad iyo xasilooni waarta uga dhalin lahayd Somalia isagoo kacodsadayRa'iisul wasaare Zenawi in taageero u fidiyo DKMG si ay u xaqiijiso amniga iyo kala dameynta dalka Somalia. Madaxweyne Shariif ayaa kulankii uu la qaatay Ra'iisul wasaaraha ku tilmaamay mid midho dhal ah. Safarka Sheekh Shariif ee Addis Ababa ayaa lala xidhiidhinayaa inuu daba socdo shirkii kadhacay Nairobi ee lagu go'aamiyay in bisha Agoosto la qaban doono doorashda madaxweynaha taasoo Shariifka u cuntami la. Dhanaan.com
  10. Khamiis, 14 April 2011 12:37 | Qoraaga: Tafatiraha Afdheer (Afdheer) Shariif Sheekh Axmed madaxweynaha dalka Soomaaliya iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho iyagoo kusii jeeda Adhis Ababa xarunta dalka Itoobiya. Waftiga madaxweynaha waxaa ka mid ah wasiirka Maaliyadda iyo Lacagta dalka Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdi Xalane, wasiirka gaashaandhigga dalka Soomaaliya Cabdixakiim sheekh Maxamuud Fiqi iyo xubnno iskugu jira labada gole ee dowladda. Sida uu sheegay Afhayeenka dowladda oo ka hadlay safarkooda waxay booqasho rasmi ah ku tagayaan dalka Itoobiya waxayna usii gudbi doonaan dalka Tanzaaniya. Muqdisho Afdheer.com
  11. Khamiis, 14 April 2011 21:23 | Qoraaga: Tafatiraha Afdheer Madaxweynihi hore ee Somalia, C/laahi Yusuf ayaa ka hadlay shirka wadatashiga ee xalay lagu soo afjaray Somalia. C/laahi Yuusuf, wuxuu sheegay in shirkaasi aanay ku jirin danta Somalia, isla markaana ay ka danbeeyaan dowladda doonaya inay Somalia gumeystaan. Madaxweynihii hore wuxuu taageerray go'aanka DKMG ay ku diiday inay ka qeybgasho shirka Nairobi, isagoo si weyna u canbaareeyay ergooyinkii Soomaalida ee shirkaasi ka qeybgalay. Mar uu ka hadlayay khilaafka hadheeyey madaxweyne Shariif iyo guddoomiye Shariif, wuxuu sheegay in guddoomiye Shariif ay dabada ka riixayaan dowladda shisheeye oo aan dan u wadin Somalia. C/laahi Yusuf, wuxuu kaloo xusay in ka qeybgalka Puntland ay ka qeybgashay shirka Nairobi uu yahay go'aan shaqsi ah oo uu qaatay madaxweynaha maamulka Puntland Max'ed Faroole, go'aankaasina lama qabaan dadka Putland ayuu sheegay C/laahi Yusuf. Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso. http://afdheer.com/index.php?option=com_content&view=article&id=4029:claahi-yusuf-oo-shirka-nairobi-canbaareeyey&catid=45:akhbaarta-somaliya&Itemid=127
  12. Dawladda KMG oo ka Jawaabtey Shirkii Nairobi Go'aamana kasoo Saartey Muqdisho – Khamiis, 14 April 2011. Shirkii caadiga ahaa ay Golaha Wasiiradu yeesheen maanta oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin shirkii ka dhacay Nairobi iyo marxaladda kala guurka ah. Golahu waxey dib-u-eegid ku sameeyeen kulankii wadatashiga ‘heerka sare’ ee ka dhacay Nairobi 12kii iyo 13kii April 2011. Kulankan ma noqon mid miro dhal ah oo buuxiya waxii laga filayey, mana aheyn mid matala danaha shacabka soomaaliyeed. Ka dib Golahu markii ay ka hadleen mustaqbalka iyo xilliga kala guurka ah iyo sida ugu habboon ee loo raadin karo nabad, wadatashi iyo dib-u-heshiisiin dhameystiran, isla markaana ka doodeen ayey waxey Golahu isku raaceen arrimaha soo socda: In Dowladda FKMG ah ay diyaar u tahay in wadatashi, isla xisaabtan iyo dib-uheshiisiin dhab ah ay dhex marto dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed, ha noqdaan Maamuladda Gobolada, Ahlu Sunna WalJameeca, ururada bulshada, madaxda dhaqanka iyo kuwa diinta iyo kooxaha ka soo horjeeda dowladda. Guddiga siyaasadda ee heer wasiir ah inay ka soo talo bixiyaan habka ugu habboon ee shir Somalida isagu timaado waddanka gudihiisa isla markaana ay sida ugu dhaqsiyaha badan u soo gudbiyaan Golaha Wasiiradda. In shir wadatashi iyo dib-u-heshiisiin heer sare ah lagu qabto dalka gudihiisa bisha June 11keeda ilaa 16-ka, shirkan oo ah mid ay Dowladda FKMG ah horseed ka tahay iyadoo la tashaneysa isla markaana kaashaneysa beesha caalamka iyo Qaramada Midoobey. In agendaha, macluumaadka iyo qorshaha shirkan uu noqdo mid dhammaan ka qeybgalayaasha lagala tashto si uu u noqdo mid ay dhammaan ka qebygalayaasha isku raaceen. Golahu waxuu isku raacay in dhammaan qeybaha bulshada la gaaro oo lagala tashto ajendaha iyo waxa la filayo inay ka soo baxaan shirka. Shirkan ayaa noqon doona mid wadatashi siyaasadeed isla markaana looga hadlayo habka loo wajahayo mustaqbalka shacabka soomaaliyeed. http://kismaayonews.com/pageView.php?articleid=3954
  13. Minneapolis, April. 10.2011 April /10/11 Waxaa Ka dhacay Magaalooyinka Mataanaha ee St paul , Minneapolis Casho Sharaf Lagu Taageerayay Maamul Goboleed Azaania ee uu Madaxwaynaha Ka yahay Prof Maxamed Xaaji Gaandi. Madashaa waxaa isugu yimid dad ka badan 250 qof Kuwaas oo aay ka mid ahaayeen aqoonyahayno Salaadiin arday dumar oo dhamaantood ka soo jeeda deegaanka Azaania waxaa Qudbado xasaasi ah oo taariikh xanbaarsan ka soo jeediyay Magacyada Hoos ku qoran 1-Garaad Suladaan Cali sonkor 2-Xuseen mataan (wasiirkii Hore ee gaashindiga dowladii mMaxamed Siyaad Barre 3-Caaqil Maxamed Canshuur 4-Aqoon yahan Maxamed Cumar Sabuuli waxaa kale oo halkaa taariikh badan oo ku saabsan deegaanka Azaania halkaa ka akhriyay aqoonyahano arigti dheer u leh xaaladaha kala duwan ee uu soo maray deegaanka Azaania. Waxaa kaloo mudnaan badan leh shacabwaynihii Reer Azaania ee Madashaa xaadirka ku ahaa oo aan si la koobi kari Maqsuud ugu ahaa maamul goboleedka Azaania waxaa aay aad ugu sa caba tumayeen ooguna riyaaqsanaayeen talaabada lama ilaawaanka ah ee aay ku talaab sadeean aqoonyahniinta reer Azaania ee illaa laba sano iyo badh ku soo jiray halgan aay ku doonayeen in aay helaan xuquuq dooda una madax banaanaadaan iyo ka tashiga aayahooda taasoo aay kaga guulaysateen cadawgii kala dagaalamayay ka tashiga aayahooda waxaa kale oo aay baaq ujeediyeen dowlada ku meel gaarka ee Soomaaliya in aay taagerto si buuxda oo aay ilaaliso jaartarka Soomaaliya oo dhigaya in waxii ka badan laba gobol aay samaysan karaan maamul goboleed ay u madax banaan yihiin. Waxaa kale oo aay canbaarayn u jeediyeen cid alla cidii doonaysa inaay fashiliso suurta galnimada maamulka Azaania Inaay la dagaalamayaan oo aay il gooni ah ku fiirinayaan oo aanay marnaba u dulqaadan doonin ku xad gudubka shacabka reer Azaania. Jubbalandnews.com Minneapolis, USA
  14. Wararka naga soo gaaraya raca hore ee ciidamada maamul goboleedka Azaniya ayaa sheegay in raxan hor leh oo Shabaabka ka tirsan isa soo dhiibeen. Waa markii labaab mudo isbuuc ka yar oo ay isa soo dhiibaan dhalinyarada Shabaabka u dagaalanta ee Jubbooyinka. Khilaafyo hoose, daacadnimo daro iyo sad bursi xaga mansabka iyo dhaqaalaha ah ayaa hareeyay maamulka Shabaabka iyada oo ay u dheertahay in madaxda Shabaabka aanan lagu arag amaba galin dagaalada jiida hore badalkeedase diraan dhalinyaro yar yar oo qaarkood aanan qaan gaarin. Dhinaca kale waxaa la soo sheegayaa in Shabaabka ka wel welsan yihiin tayada iyo tirada ciidamada maamul goboleedka Azaaniya oo aanay u babac dhigi karin dagaaladii ugu danbeeyay ee aaga Dhoobleeyna ku waayeen in badan oo saraakiishooda ka mid ah. Baxsadka Shabaabka ayaa u muuqda mid soo badanaya iyagoo qaarkood miciin bideen in ey Shabaabka isaga tagaan halka ey dagaal ku dhiman lahaayeen. jubbalandnews.com Dhoobleey
  15. Dooda maamul u sameynta gobalada Jubooyinka iyo Gedo way furantahay welina way socotaa laakiin sidaad aragto wararkan oo kale waa kuwa dooda dila, sumcadaadana wax u dhimaya.... Awoowe haddeed uun warar nuxur leh soo faadh faadh,,,
  16. Liqe, Qooqaani oo ay ka baxaan wadooyin kala aada Bu'aale, Afmadow iyo Kismaayo ayaa la isku hor fadhiyaa. Dhanka kale ciidamada ku suganCeelwaaq ayaa kulaalaya Baardheer iyo Faaxfadhuun. Shabaab saadka ayaa gabaabsi kasii ah qaarkoodna way isa soo dhiibeen lakiin roobabka curtay ayaa lagu wadaa inay hakad galiyaan dhaqdhaqaaqa ciidamada.
  17. Oba, adeerow Gaandhi wixii fikirkaaga ah ama war sax ah kuma haysto laakiin waxaan dow aheyn in saaxafada Somaliyeed raqiis laga dhigo adoo og inay jiraan rag badan oo warar sax ah siday u raadinayeen xabadu leeftay... Been, iyo warar badhayso ah in aad faafiso waan kaala han weynahay,,...
  18. April /10/11 Waxaa Ka dhacay Magaalooyinka Mataanaha ee St paul , Minneapolis Casho Sharaf Lagu Taageerayay Maamul Goboleed Azaania ee uu Madaxwaynaha Ka yahay Prof Maxamed Xaaji Gaandi. Madashaa waxaa isugu yimid dad ka badan 250 qof Kuwaas oo aay ka mid ahaayeen aqoonyahayno, Salaadiin, arday, iyo dumar oo dhamaantood ka soo jeeda deegaanka Azaania waxaa Qudbado xasaasi ah oo taariikh xanbaarsan ka soo jeediyay Magacyada Hoos ku qoran 1-Garaad Suladaan Cali sonkor 2-Xuseen mataan (wasiirkii Hore ee gaashindiga dowladii mMaxamed Siyaad Barre) 3-Caaqil Maxamed Canshuur 4-Aqoon yahan Maxamed Cumar Sabuuli Waxaa kale oo halkaa taariikh badan oo ku saabsan deegaanka Azaania halkaa ka akhriyay aqoonyahano arigti dheer u leh xaaladaha kala duwan ee uu soo maray deegaanka Azaania. Waxaa kaloo mudnaan badan leh shacabwaynihii Reer Azaania ee Madashaa xaadirka ku ahaa oo aan si la koobi kari Maqsuud ugu ahaa maamul goboleedka Azaania waxaa aay aad ugu sacaba tumayeen ooguna riyaaqsanaayeen talaabada lama ilaawaanka ah ee aay ku talaabsadeean aqoonyahniinta reer Azaania ee illaa laba sano iyo badh ku soo jiray halgan aay ku doonayeen in aay helaan xuquuq dooda una madax banaanaadaan iyo ka tashiga aayahooda taasoo aay kaga guulaysateen cadawgii kala dagaalamayay ka tashiga aayahooda Waxaa kale oo aay baaq ujeediyeen dowlada ku meel gaarka ee Soomaaliya in aay taagerto si buuxda oo aay ilaaliso jaartarka Soomaaliya oo dhigaya in waxii ka badan laba gobol aay samaysan karaan maamul goboleed ay u madax banaan yihiin. Waxaa kale oo aay canbaarayn u jeediyeen cid alla cidii doonaysa inaay fashiliso suurta galnimada maamulka Azaania Inay la dagaalamayaan oo aay il gooni ah ku fiirinayaan oo aanay marnaba u dulqaadan doonin ku xad gudubka shacabka reer Azaania. Jubbalanddf.net Minneapolis, USA http://jubbalanddf.net/index.php?option=com_content&view=article&id=244:shir-iyo-baaq-lagu-taageerayo-maamul-goboleedka-azaaniya-oo-ka-dhacay-minneapolis-hoos-ka-daawo-sawirada&catid=1:latest-news&Itemid=50
  19. Keymedia : "oba hiloowlow ceeb baa ka raacday" ,,,
  20. http://www.voanews.com/somali/news/polls/
  21. NAIROBI, Kenya, April 13, 2011/African Press Organization (APO)/ -- Special Representative of the United Nations Secretary-General Augustine P. Mahiga said in his opening statement on Tuesday 12 April, at the High Level Consultative that the meeting was only the beginning of a process of consultations, within the framework of the Transitional Federal Charter and the Djibouti Peace Agreement, aimed at consolidating peace, working towards a smooth end to the transition and preparing for a political dispensation following that. “This is a meeting of Somalis. The international community fully recognizes that it is the Somalis who hold the fate of their country in their hands, I am only the facilitator of this meeting and I have used my good offices as mandated by the Djibouti Agreement to try and bring all the parties together to share information and experiences,” Ambassador Mahiga said. Participants included a Parliamentary delegation led by the Speaker, the Presidents of Puntland and Galmadug and their delegations, representatives from various regions of Al Sunnah wal Jama (ASWJ) and observers from the international community and regional organizations. The meeting opened and proceeded in a warm and friendly atmosphere throughout the day with representatives laying out their key issues, sharing their experiences, expectations and views on the best way forward and the needs of their people. The delegates reaffirmed the unity, sovereignty and territorial integrity of Somalia. Ambassador Mahiga said that he had held a number of extensive preliminary face to face consultations, in Mogadishu and within the region, with all key members of the Somali peace process including the President and Prime Minister of the Transitional Federal Government, to share his concept and agenda for the talks. Whilst it is regrettable that the TFG is not here, I have assured both the President and Prime Minister that this is an information sharing exercise between the TFIs, the Somalia States, regions and ASWJ. I hope the conclusions will help inform future substantive meetings. Ambassador Mahiga assured the Somali participants of the full support of the United Nations and the international community. “The presence in this room of partners, both regional and international stakeholders, is a show of solidarity and commitment to continued support for the cause of Somalia.” The two-day High Level Consultative meeting was facilitated to revive dialogue among the Somali stakeholders in keeping with the spirit of the Djibouti Agreement and the Transitional Federal Charter to secure a political settlement for a sustainable peace. http://www.gedonet.com/index.php?news=6732