Haashim

Nomads
  • Content Count

    587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Haashim

  1. War NUUNE saaxiibow ma ila aragtay? Maxaa ninka wada? anigu waxaan ka baqayaa taageeradaas yarta ah ee uu hadda haysto inuu waayo ama xaaladdu si kale isu beddesho oo ay meeshaas uga jajabto.
  2. Oo hanjabaddii iyo dagaal faraha looga gubtoaan soo wadnaa MA IS-BIXIN WEYDAY arrintii ma waxay isugu soo biyo shubatay BEERLAXAWSI iyo NIN FIICAN AH OO DAACAD AH OON ETHIOPIA WALIGIIS RAACIN baan ahaan jiray iwm . Qoruhu wax cusub inooma sheegine aaway Gulufkii iyo dagaalyahan baan waligey ahaan jiray oo waa la igu yaqaanay iwm? Qoraagu, dhinaca kale, Barre waa la taliyay waayo wuxuu yiri waxaa soo baxay: taageero xoogan oo uu Barre ka kasbaday shacabka G/Gedo Haddee Barre waa inuusan DOQON noqon ee uu taageeradaaas ka faaiideystaa oo Guddomiyaha gobolka GEDO ciriirsadaa inta uu taageeradaas haysto oo MAXKAMADUHU aysan meesha soo gaarin, waayo nimankaasi aniga niman fariisanaya iilama eka. War miyeysan sidaa idiin la muuqan? qof taageeradii dadkiisa haysta wuxuu raadiyaa soow gardarro ma aha?
  3. Tii leen weli wadnaa NOOH. Jilibay soo maraayiin, buundadiiyaa la gooyay, way is dhiibeen, gurmad cusubaa soo gaaray Waxas inay dhammaadeenaan u malaynaayay, laakiin hadda leen arkooyaa haddana War yaakhay Soomaali waxaas ma ka daashoo
  4. http://www.horseednet.com/horseednet.php?id=4558 Ugaas Maxamed Weli:: Beesha ********* Kismaayo ma maamuli jirin ee Xamar baa laga maamulayey (Wareysi) Last Updated::2006-10-08 21:55:20 Muqdisho:- Mid kamid ah Ugaasyada Beesha **** ******* oo ku sugan magaalada Muqdisho, Ugaas Maxamed Weli ayaa shaaca ka qaaday in beeshiisa aysan ku taageersanayn Col.Bare Hiiraale inuu dagaal ku qaado magaalada Kismaayo. Ugaas Maxamed Weli Shiikh Axmed ayaa xalay telefishonka Universal wareysi uu siiyey uga hadlay qaabkii horey loo maamuli jiray magaalada Kismaayo iyo cida hada gacanta ku dhigtay. Ugaaska ayaa sheegay inuu baaq u dirayo Wasiirka Gaashaandhiga ee DFKMG Col.Bare Hiiraale inuu ka waantoobo abaabulka dagaal ee uu wado. Wareysigan halkan ka dhageyso asagoo cod ah Mar la weydiiyey ugaaska inuu ka waramo Bare Hiiraale iyo maleeshiyooyinkii 7da sano kasoo talinayey Kismaayo, waxa ay damacsan yihiin ama laga filan karo. Ugaas M. Weli oo su'aashaasi ka jawaabaya ayaa yiri [...Waxna waa sharci waxna waa Caqli, marka hore sharciga marka la yiraaho Bare Xaq uma leh inuu soo weeraro magaalada Kismaayo, sababtoo ah kitaab uguma qorna inuu iska maamulo magaaladaas, shalay xoog buu ku tagay, xoogii uu ku tagayna sidii ay ku badbaadin lahaa oo somalinimo ugu badbaadin lahaa uguma dhaqmin. Sideedaba haduu qofku weel caano ku shubto oo uu iska daadiyo, qof uu u qabsado ma yaqaano, asaguna isma eedayn karo. Waxaan dhihi karnaa Korneylka asagaa waxaa iska daadiyey, Aayad Quraan ah oo qoreysa inuu meesha maamulona ma jirto. Dhaxal uu u helay oo beesha aan kasoo jeedo ay xoog ku xukunto deegaankaasina ma jiro. Waa meel soomaali u dhan tahay. Waa meel Qeyb anaga (Beesha ****) naga mid ah iyo qolyo kale intey isku tageen ay cudud iyo xoog ku qabsadeen. Si kasta oo ay tahay dadna wuu ku ladnaa qaarna way ku dhibanaayeen maamulkaasi xooga ku heystay Kismaayo. Runta hadii la rabo Bare Hiiraale halkan (xamar) baa laga xukumay,...Magaalada Kismaayo mar walba Awooda Muqdisho ayey hoos joogtay...] ayuu yiri Ugaaska. Ugaaska ayaa sheegay in Bare Hiiraale awooda uu ku joogay magaalada Kismaayo ay ahayd awooda magaalada Muqdisho. Wuxuuna yiri beesha **** waxay kaalmo ka heshay reer Muqdisho, ayagaana kaal meeyey. Ugaas Maxamed Weli ayaa sheegay in magaalada Kismaayo laga xukumayey Magaalada Muqdisho, asagoo intaasi raaciyey [...Hadii Muqdisho ay bada biyaha ka cabto,,..waa in ay Kismaayo bada biyaha ka cabto...hadii Muqdisho muushaali karsato waa in Kismaayo Muushaali karsato oo aysan Baasto karsan...] Ugaaska ayaa ku nuux nuuxsaday in awoodii Bare Hiiraale horey u geysay Kismaayo ay tahay mida maanta halkaasi tagtay. Ugaaska oo taageero weyn u muujinayey Maxkamadaha Muqdisho ayaa sheegay in aan la ogolaan doonin Bare Hiiraale inuu dagaal dib ugu soo qaado magaalada Kismaayo ayadoo hadaladiisa ay kamid ahaayeen [....Cidii ay Maxkamadaha u garato ayaa Kismaayo madax ka noqonaya...Bare Hiiraale qabiil wax kuma raadin karo... Nin aad ku tiirsan tahayna ragganimo looma sheegan karo...] ayuu yiri Ugaaska. Ugaas Weli ayaa intaasi raaciyey in beesha **** ay 4 qodob hordhigtay Col.Bare Hiiraale intii aan magaalada laga saarin. Afartaasi qodob oo kala ahaa: 1. Inuu ogolaado in ay dhistaan beesha **** Maxkamad ka talisa Kismaayo si ay gacantooda magaalada ugu sii jidho. (shaatiga bedashaan) waa suu hadalka u dhigayee. 2. In Bare Hiiraale uu aado Dowlada uu kamid yahay isla markaana magaalada uga tago cidii maamuleysa. 3. In uu ku biiro Maxkamadaha oo uu noqdo xubin kamid ah Maxkamadaha. 4. Ama in uu kala doorto inuu noqdo Sidii Cabdi Qeybdiid ama Qanyare. waa suu hadalka u dhigayee. Ugaaska oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in Maxkamadaha ay diin wadaan iyo shareeco, asagoo ugu baaqay Bare Hiiraale inuu Muqdisho yimaado. Ugaaska ayaa sheegay in Bare Hiiraale sidii Madaxweyne loo soo dhaweenayo haduu Xamar yimaado, waxaana loo ogol yahay ayuu yiri ugaaska Jegooyinka ugu sareeya ee Maxkamadaha oo aan ka ahayn guddoomiyaha fulinta iyo guddoomiyaha Shuurada. Maxamed Weli ayaa sheegay in xaqooda ay Maxkamadaha usoo celiyeen asagoo ka hadlayey beesha ****, wuxuuna sheegay in ay kamid yihiin dadka ugu deegaanka badan Muqdisho, isla markaana uu hada maalin walba guryo badan oo ku yaal Muqdisho iyo gaadiid hore loo qaatay ay Maxkamadaha kusoo wareejiyaan. Ugaaskan ayaa sidoo kale sheegay in Maxkamadaha aysan u dul qaadan doonin maamulada Somaliland iyo Puntland. Wareysigan xasaasiga ah oo dhinacyo badan taabanaya halka ka dhageyso. Maxamed Cabdi HorseedNet.com
  5. Shariif "Ninkii Hiiraale ah muxuu la cararay?" Aweys "Indhacadde hadalkiisii baa cayriyay" Shariif haahaahaaa "Raggiisii ma ku biiri doonaa? Aweys "Baydhabuu ugu tegehayaa" hahahaaa Shariif "Shabeellada hoosaa inoo hartay" Awys "Indhacadde wuu dhiibahayaa"
  6. Nuune Sxb. this is good discussion laakiin aniga dhowr kaloo sababood ayaan ku sii darayaa Ma dhadhanshaa waalan dhergaana ka daranbaa? :mad: Ma wuxuu ka shallaayay markii C/lahi Yusuf u bandhigay in Kismayo dawladda xarun u noqoto oo uu diiday? :eek: Mise C/lahi Yusuf baaba shirqoolkaan u dhigay markuu Wasiirka gaashaandhigga ka dhigay? Las but not least Ma arkin miyaa dadkii Xamar 16ka sano guryo aysan lahayn ku jiray oo boorsooyinkooda ka urursanaya WAR NINKA INDHOADKAA muu buurdhuubo iska joogo
  7. Nuune, Dayniile.com xitaa waa illoobay Qanyare Mar dambana ma dhaho beesha Karanle ee woqooyiga America oo go'aan ku gaartay iwm.. I wonder when the new one (Barre Hiiraale) will join his team and Gedonet will forget him and will stop beesha **** oo ku shirtay Ohio iwm?
  8. Why does the West only worry now, when it never cared in the warlords' time?" very true
  9. where is my text? who has stolen it? However, the alternative is these guys (new one has joined recently)
  10. La arki doonee! dhedhenshaase waalan dhergaana ka daran
  11. Haddee maxay noo waalayaan haddii nimanka hasha wada xaday ay ka kala kaxeysteen? may iska calool adaygaan 7 sano iyo xoogaa ku filane? ama odayga isaga yimaadaan qanyaraba u yimide! mise isagaaba godka ku tuuray markuu wasiirka Baxsadka ka dhigay? Ammin Caamir baase ugu darnaa "ar markaan dabbaashii barannay bay naga soo saareen" Addunyada Saddaamba qafiska gelisay buu isku halleeyay
  12. Alxamdulilah sxb jab adeerkey ku dhacay garan mayo ee hadaad u jeedid ii sheeg bal. Shicibkiisuna wuu badbaadiyey, ragiisuna wuu badbaadiyey. Exactly
  13. Sophist sxb Mahadsanid dadkaan way na waalayaan; Kismaayaa dagaal ka dhacay, shimmas dagaal ka dhacay? m ise wax ayanaan ogeyn baa jira? a yaamahaan oo dhan waan yaabanahay! cambaarayn, dhaleecayn, bayaanno waa yaab see wax u jiraan, bal adigaa siyaasaadda iiga dhuun daloolaye bal wax igu biiri!
  14. Sheikh Hassan Turki waa nin daacad ah, ilaahayne qeyr ha siiyo. Barre has no qualms about him and has protected him for a long time even on his last visit to Nairobi when he was asked by the American ambassador to hand the Sheikh over from his base in Ras Kambooni for two million dollars and he refused. Good for him if it's true that he refused two milion $ in return handing over the Sheikh. However, the people of Kismaayo are not looking at Hassan Turki's honest face; they are looking at the hand led him here. What else could have made peaceful Kismaayo to descend to this with more civil unrest going on? is not the same HAND that led Barre to keep Kismayo until further notice?
  15. Muraad everyone knows nothing happnd because everyone knws Barre has done a good job at not firing a single bullet in town and leaving, that was very noble on his part but dont think that was the last of it qanyare and others also left their strongholds without firing single bullet; did they come back?
  16. Seeraar and Goobaale's combined mere 16 battlewagons were symbolic in their stay in the Jubbas and they are symbolic now in their "turning over" to Maxkamada. Yesterday's friend today's FOE :cool: That's Somali Politic Waa siyaasadda Soomaalida
  17. Who said Barre couldn't come back to Kismayo? Barre is a Somali man and he can stay and live in any city, town or village in Somalia. UIC never say Barre couldn't come back and they surprised why did he left while his commorades were welcoming the returned Turk's forces (Remember the Turk's forces left Lower Jubba to help IUC in Mogadishu couple of months ago). he should welcome them as his friends did; shouldn't he? if he decided not to welcome them what is the problem? I'm really :confused: , Why did barre hiiraale escape? was anyone threatned him? please feed me back as i don't understand why all these outcry for someone who left the city voluntarily and no one said you can't come back? :confused:
  18. Was there a war in Kismayo? :confused: the only thing happened was one man, namely Barre Hiiraale lost his post as a head of Jubba Valley since he couldn't hold two posts (the ministry of defence and the head of Jubba Valley) in one time, that's it and nothing more. Correct me please if i'm wrong :rolleyes:
  19. From The Indian Ocean to the Atlantic, A Warlords Journey To Find PEACE! this is the most suitable name because saaxiibkay Muusaa meesha ka dhex muuqda. Geeddi: Deputy leader - knows how to obey the leaders Yalaxow: Logistic manager - knows the types of technicals and their performances maydkooda urkiisaa la joogi waayay, nuuriyad haddii lagu shubayna weli waa soo uraa, ani korkay waa ii fayow yahay igama soo urin Alxamdulilah ... Qanyare: Spokesperson - knows how to compromise/negotiate when it comes self-interest Xaan ka helaa - Atto: Warehouse Manager - knows all kinds of spare parts including human spare parts Aideed Jr: Receptionist - knows how to welcome the guests Xaaraan ku naax(though he is the slimmest of all) :Roadblocks Master - knows the value of Roadblocks and their benefits to the society at large - Qaybdiid: Militia leader - knows how to retreat Maxamed dheere: Political advisor - knows how to waste the golden chances Bashiir Raage: Pirates leader - knows the borders between the oceans and seas
  20. Nur, Sxb don't worry We're still there and we are regrouping to launch a big counterattack to those who want Law and Order in our country. Rafiiq Yalahow was just released from other Anarchist group in the jungles of Congo (fromer Zaire) where he found himself aiming to join us in Qudhac Joome. we recieved reports saying that the small boat that they fled from Mogadishu sailed the Atlantic coast instead of Indian ocean and he walked through Congo thinking it's Ethiopia until this group of Anarchist captured him for entering their teretories without permission from the Anarchist headquarter, Washington DC. The Congolese group demended huge money for his release ($2bn) but when we issued new ID card (his fomer iD card lost somewhere between Indian and Atlantic Ocean) and they realised he was a member of High Commisioner of Anarchist Group they reduced the randsom to ($2milion), president Bush paid this money from his private Waco Texas Range money and we thanked him for his generousity and spreading Anarchy (sorry Democracy) to Africa. The Ugandan authorities are now questioning him and we urged him to take some basic Geography lessons before his long trip to Qudhac joome. some reports are saying that he is now heading us with his friend our dear friend Rafiq Bashir Ragheh who once said we work with Interpol to capture those who oppose the ANARCHY. We also established at least five SPAROS (Raodblocks) to increase our income and to enhance the anarchy in the area, we're now negotiationg with AFAR JEEBLAYAASHA (oday dhaqameedyada) degaanka to get more support from REER baadiyaha. Our dear friend RAFIIQ Qanyare has just returned from Baidoa, where he kissed the head of his founder and asked forgiveness of his disobedience during his presence in Dayniile. Rafiiq Mohamed Dheere is also with us with his militias and bright ideas such as establishing new SPAROS as well as XAARAAN KU NAAX whose only dream is to return his DAHABSHIIL ISPAARO in Wardhiigley where he was getting around $300,000 per day. So, we're determained and heading the capital. As our fundrising officer don't hesitate to knock every door that we can get some funding for our MISSION and don't forget if we're defeated in this country our hope to spread Anarchy (sorry Democracy) in Africa and to will be out od sight. Afhayeenka Ururka la Dagaalnka Asal-raaca iyo Dib-u-soo Celinta Fowdada. Sugulle-Nuur-Daahir Rajada Ma Xuma
  21. by sharmarke Well the time has come to leave her alone and leave it there! I think you didn't undestand what i meant of her father to tell the TRUTH. The lady calimed (after she admitted all other accusations of being lied) that: The allegations that I willingly married my distant cousin, and was present at the wedding ceremony, are simply untrue. This man arrived in Nairobi from Canada, asked my father for one of his five daughters, and my father gave him me. I can assure you my father is not a man who takes no for an answer. Still, I refused to attend the formal ceremony, and I was married regardless. Her brother,aunt, friends all say that this is untrue. her mother ABSTAINED (if this is right word) but we didn't hear from her FATHER when she is saying "This man arrived in Nairobi from Canada, asked my father for one of his five daughters, and my father gave him me. I can assure you my father is not a man who takes no for an answer.". So, don't you think that her father is the only one who can say whether her allegations (forced marriage and hunting her etc)are true or not? and also don't you think that if he says this is baseless and i didn't forced her a man that she didn't know (which i think is the case given the other facts, circumantaces etc), don't you think that this will prevent her to continue what she called "my battle.." which harms no one but herself?
  22. This is her RESIGNITION's Press release. Tweede-Kamerfractie / Persverklaring Ayaan Hirsi Ali (Engels) door Ayaan Hirsi Ali I came to Holland in the summer of 1992 because I wanted to be able to determine my own future. I didn’t want to be forced into a destiny that other people had chosen for me, so I opted for the protection of the rule of law. Here in Holland, I found freedom and opportunities, and I took those opportunities to speak out against religious terror. In January 2003, at the invitation of the VVD party, I became a member of parliament. I accepted the VVD’s invitation on the condition that I would be the party’s spokesman for the emancipation of women and the integration of immigrants. What exactly did I want to achieve? First of all I wanted to put the oppression of immigrant women -- especially Muslim women – squarely on the Dutch political agenda. Second, I wanted Holland to pay attention to the specific cultural and religious issues that were holding back many ethnic minorities, instead of always taking a one-sided approach that focused only on their socio-economic circumstances. Lastly, I wanted politicians to grasp the fact that major aspects of Islamic doctrine and tradition, as practiced today, are incompatible with the open society. Now I have to ask myself, have I accomplished that task? I have stumbled often in my political career. It has sometimes been frustrating and slow. However, I am completely certain that I have, in my own way, succeeded in contributing to the debate. Issues related to Islam – such as impediments to free speech; refusal of the separation of Church and State; widespread domestic violence; honor killings; the repudiation of wives; and Islam’s failure to condemn genital mutilation -- these subjects can no longer be swept under the carpet in our country’s capital. Some of the measures that this government has begun taking give me satisfaction. Many illusions of how easy it will be to establish a multicultural society have disappeared forever. We are now more realistic and more open in this debate, and I am proud to have contributed to that process. Meanwhile, the ideas which I espouse have begun spreading to other countries. In recent years I have given speeches and attended debates in many European countries and in the United States. For months now, I have felt that I needed to make a decision: should I go on in Dutch politics, or should I now transfer my ideas to an international forum? In the fall of 2005 I told Gerrit Zalm and Jozias van Aartsen, the leaders of the VVD, that I would not be a candidate for the parliamentary elections in 2007. I had decided to opt for a more international platform, because I wanted to contribute to the international debate on the emancipation of Muslim women and the complex relationship between Islam and the West. Now that I am announcing that I will resign from Dutch politics, I would like to thank the members of the VVD for my years in parliament – to thank them for inviting me to stand for parliament, and -- perhaps more importantly -- for putting up with me while I was there, for this has been in many ways a rough ride for us all. I want to thank my other colleagues here in parliament for their help, although some of our debates have been sharp. (Femke Halsema, thank you especially for that!). I would also like to thank the 30,758 people who in January 2003 trusted their preference vote to a newcomer. But why am I not remaining in parliament for my full term, until next year’s election? Why, after only three and a half years, have I decided to resign from the Lower Chamber? It is common knowledge that threats against my life began building up ever since I first talked about Islam publicly, in the spring of 2002. Months before I even entered politics, my freedom of movement was greatly curtailed, and that became worse after Theo van Gogh was murdered in 2004. I have been obliged to move house so many times I have lost count. The direct cause for the ending of my membership in parliament is that on April 27 of this year, a Dutch court ruled that I must once again leave my home, because my neighbors filed a complaint that they could not feel safe living next to me. The Dutch government will appeal this verdict and I grateful for that, because how on earth will other people whose lives are threatened manage to find a place to stay if this verdict is allowed to rest? However, this appeal does not alter my situation: I have to leave my apartment by the end of August. Another reason for my departure is the discussion that has arisen from a TV program, The Holy Ayaan, which was aired on May 11. This program centered on two issues: the story that I told when I was applying for asylum here in Holland, and questions about my forced marriage. I have been very open about the fact that when I applied for asylum in the Netherlands in 1992, I did so under a false name and with a fabricated story. In 2002, I spoke on national television about the conditions of my arrival, and I said then that I fabricated a story in order to be able to receive asylum here. Since that TV program I have repeated this dozens of times, in Dutch and international media. Many times I have truthfully named my father and given my correct date of birth. (You will find a selection of these articles in the press folder). I also informed the VVD leadership and members of this fact when I was invited to stand for parliament. I have said many times that I am not proud that I lied when I sought asylum in the Netherlands. It was wrong to do so. I did it because I felt I had no choice. I was frightened that if I simply said I was fleeing a forced marriage, I would be sent back to my family. And I was frightened that if I gave my real name, my clan would hunt me down and find me. So I chose a name that I thought I could disappear with – the real name of my grandfather, who was given the birth-name Ali. I claimed that my name was Ayaan Hirsi Ali, although I should have said it was Ayaan Hirsi Magan. You probably are wondering, what is my real name? I am Ayaan, the daughter of Hirsi, who is the son of a man who took the name of Magan. Magan was the son of Isse, who was the son of Guleid, who was the son of Ali. He was the son of Wai’ays, who was the son of Muhammad. He was the son of Ali, who was the son of Umar. Umar was the son of Osman, who was the son of Mahamud. This is my clan, and therefore, in Somalia, this is my name: Ayaan Hirsi Magan Isse Guleid Ali Wai’ays Muhammad Ali Umar Osman Mahamud. Following the May 11 television broadcast, legal questions have been raised about my naturalization as a Dutch citizen. Minister Verdonk has written to me saying that my passport will be annulled, because it was issued to a person who does not hold my real name. I am not at liberty to discuss the legal issues in this case. Now for the questions about my forced marriage. Last week’s TV program cast doubt on my credibility in that respect, and the final conclusion of the documentary is that all this is terribly complicated. Let me tell you, it’s not so complex. The allegations that I willingly married my distant cousin, and was present at the wedding ceremony, are simply untrue. This man arrived in Nairobi from Canada, asked my father for one of his five daughters, and my father gave him me. I can assure you my father is not a man who takes no for an answer. Still, I refused to attend the formal ceremony, and I was married regardless. Then, on my way to Canada -- during a stopover in Germany -- I traveled to the Netherlands and asked for asylum here. In all simplicity this is what happened, nothing more and nothing less. For those who are interested in the intimate details of my transition from a pre-modern society to a modern one, and how I came to love what the West stands for, please read my memoir, which is due to be published this fall. To return to the present day, may I say that it is difficult to live with so many threats on your life and such a level of police protection. It is difficult to work as a parliamentarian if you have nowhere to live. All that is difficult, but not impossible. It has become impossible since last night, when Minister Verdonk informed me that she would strip me of my Dutch citizenship. I am therefore preparing to leave Holland. But the questions for our society remain. The future of Islam in our country; the subjugation of women in Islamic culture; the integration of the many Muslims in the West: it is self-deceit to imagine that these issues will disappear. I will continue to ask uncomfortable questions, despite the obvious resistance that they elicit. I feel that I should help other people to live in freedom, as many people have helped me. I personally have gone through a long and sometimes painful process of personal growth in this country. It began with learning to tell the truth to myself, and then the truth about myself: I strive now to also tell the truth about society as I see it. That transition from becoming a member of a clan to becoming a citizen in an open society is what public service has come to mean for me. Only clear thinking and strong action can lead to real change, and free many people within our society from the mental cage of submission. The idea that I can contribute to their freedom, whether in the Netherlands or in another country, gives me deep satisfaction. Ladies and Gentlemen, as of today, I resign from Parliament. I regret that I will be leaving the Netherlands, the country which has given me so many opportunities and enriched my life, but I am glad that I will be able to continue my work. I will go on. END. Now for the questions about my forced marriage. Last week’s TV program cast doubt on my credibility in that respect, and the final conclusion of the documentary is that all this is terribly complicated. Let me tell you, it’s not so complex. The allegations that I willingly married my distant cousin, and was present at the wedding ceremony, are simply untrue. This man arrived in Nairobi from Canada, asked my father for one of his five daughters, and my father gave him me. I can assure you my father is not a man who takes no for an answer. Still, I refused to attend the formal ceremony, and I was married regardless. Then, on my way to Canada -- during a stopover in Germany -- I traveled to the Netherlands and asked for asylum here. In all simplicity this is what happened, nothing more and nothing less. Well, don't you think that the time has come that her FATHER to speak out and tell the TRUTH?