Haashim

Nomads
  • Content Count

    587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Haashim

  1. this is rubbish Newspaper, wehen the defeated warlordS were in Mogadishu they were praising them directly/indirectlty espicially their last days and when the new rulers come to power they directed their criticisim on the TFG. It's just like Dayniile or as Somalis say: NINKII HOOYADAY QABA AYAA ADEERKAY AH
  2. Xeelad Dagaal Iga Dheh Markii dagaalkii (awalba la ogaa inuusan meel gaarayn) socon waayay, ayaa la is yiri bal SASABO ha lagu dayo iyo Barre waligii maxkamadaha waa la jiray, ethiopia waa ka soo hor-jeeday iwm. Taas waxaa uga fiicnaan lahayd hadduu taladayduii qaadan lahaa ...... ithink it's TOO LATE NOW Midda kale Kismaayo horta macaanaa, ar meesha maxaa yaal, nin dhadhamiyay oo ka samra la waa Horta waa inaan meesha mar tagaa :cool: bal waxa looga samri la'yahay aan soo arkee Laakiin 'To be honest' Rag ma yaqaaniin kuwaasi, maxay ninka markii hore u dhandhansiinayeen hadday ka qaadayaan :mad:
  3. I did warn him well at least through here,that he chances were very slim of him achieving what he aimed for.Tough luck for Hiiraale, he can limb one footed down to the path, that his prodecosors went down.He simply got his butt handed to 'em, I can only say. Red Sea, you did warn him laakiin aniga waa la taliyay waxaanan dhahay saaxiibadaa hoose inaad u timaadid haddaadan arbin gobolkaaga iska joog dagaal ha abaabulin adadkaaga dhinac ka raac iwm, Horn wuxuu iigu jawaabay "Barre talo kaagam abaahna, talo ku filan wuu haystaa" :rolleyes:
  4. Sheekadii ma personal attack baad u beddesheen? Aaway dawladaan dhiseynay mise dagaalkaa laga doortay?
  5. Thanks to ALLAH and the UIC after getting rid off the major WARLORDS, I think, more or less, we all agree on dialogue and power sharing ratehr than the bloodshed and hostility, so let's shape the future government. I would perpose as follow; President : keep the old Colonel provided he is fully supported the reconciliation process Prime Minister : it's difficult, I would prefer to come from UIC but given the current circumstances keep him as well provided to change his hard stances against the UIC. Defence : from UIC provided not to be hostile to any neighbour country. Foreign Affairs : from UIC or someone that they can trust. Interior Ministry : hardliner from UIC to keep law and order and to punish the criminals and corrupt ministers/authorities. All other posts are open to negotiation on 50/50 basis. In addition to this, there should be very powerful Majlisu Shuura/Culumaa (from all Islamic Madhabs and/or Schools in Somalia) who controlls the government activities and can resign the government/ministers if guilty (just Like Iran’s Mullahs or Turks Military). after the transition period, Parliament should come from 4 or 5 parties rather than the 4.5 clans, approved by the above Majlis and their ministers should also abe pproved by the Majlisul Culuma. What do you think? let's share the ideas
  6. Nuune, Baydhabo waanwaan bay ku fiican tahay ma is tiri. Let's first get rid off all WARLORDS and negotiate with the good guys in the TFG for Power-sharing purpose. All the warlords (including Barre Hiiraale) become MP's and Ministers not for their knowldege and experiences but thier enclaves in Mogadishu and Kismayo. therefore we must replace them by ICU Ministers and change the 4.5 and many other WARLORDISM principals in the constitutaion in order to form civilised government which puts the interest of its people in the first priority. I think this is the best solution available for Somalia so far. the alternative is more blood shed for something that is preventable in my opinion. Every sincere Somali is now happy how Mogadishu and Kismayo were liberated from infamous and criminal warlords. Have you seen how the ISBAHAYSIGA mosque was celebearted yesterday's EID for the first time in more than decade. MAASHALLAH! however, Baidoa is different not only for preventing more civilian victims but also preventing for foreign intervention excuses which could prolong the crisis in our country. therefore, I tend to choose the less evil rather than the giving chances to our enemies and proplonging the suffereing of our people.
  7. Maantana ma Madaxweynahaad ku soo kala firaysay? War ninkii Horn ahaa siddi walalaha Galagaduud's Honeymoon u dhammatay sidiisii ma aha?
  8. Maya anigu waxaan rabay intuu dagaal iyo dhibaato cusub dadweynaha reer Jubba u horseedi lahaa inuu SAAXIBADIISA HOOSE ku soo biiro oo isagana nasto ummadana dhibka iyo qaxa iyo dagaalka ka daayo. Saaxibadiisa hoose iyagoo guryohoodaii jooga sida Dayniile, Madiino wim ayay isaga carareen oo turub iska ciyaaraan, barrana isagoo dad kale gurigiis joogay ayuu rabaa inuu dagaal iyo dhibaato cusub abaabulo, war yaa ILAAHAY yaqaan?
  9. Adeer haddii la waayay ma Gedonet baan ka fiirinaa?
  10. Gedonet is a responsible site. :rolleyes:
  11. Ma Barraa meel uu cag dhigay la la'yahay?
  12. Horn, Sxb horaan kuugu sheegay, Maxkamaduhu kuwo joogsanaya uma eka ilaa Xuduudda waa soconayaan. Baydhabo oo xarunta Dawladda ah iyada xaalkeeda waa gooni oo waanwaan baa socota laakiin WRALORDS oo dhan saaxiibadood hoose ayay TURUBKA la ciyaarayaan.
  13. Paragon Sxb. ma filayo in website Somali ah oo BALANCED ah uu jiro, kuwa REGIONAL amam QABIILKA magacooda watana waaba ka sii xag Jiraan.
  14. I actually checked Gedonet and their coverage seems balanced.
  15. Cagtii joogsan waydaa marbay CEEB la kulantaa
  16. Wax laga ooyo wee tahay dalka siduu ku socdo. Horn, haddii wax laga ooyo ay tahay maxaad colaad cusub Kismayo uga hurinaysaa?
  17. Camabaro Baaye AA KAA DHERGAY waa ciyaal yaryar oo naagtay doonaan iska guursada markay usbuuc 2 ama bil la joogaana yiraahda ARA BAAYE AA KAA DHERGAY mid kalaan doonanayaa .... macasalaama. Waa murugo hadda soomaaliya ka socota marka maxaad u diidaysaa Misyaarka oo aad moodid inuu xoogaa AA KAA DHERGAY ka xasillon yahay?
  18. Hard to convince Somali women. Cambaro, AA KAA DHERGEYba waa oggolaadeene kan maxay ku diidayaan.
  19. Ninkii doonaa ha hadlo SMta wax Misyaar uga fiican heli mayaan :cool: Waa wexeenna aan isku darsanno
  20. and also don't forget Muslim Aid working in Somalia since 1992.
  21. OK, perhaps one question; Islamically, how permissive is this practice yaa NGONGE? Any idea? I remeber hearing the late Aheikh M. Bin Salah Al-Cuthaymiin (ALLAH YARXAMU) accepting Misyar marriage quoting (not exactly but roughly) "If she (the first wife) doesn't allow her husband to marry on her (publicly) then, she shouldn't be angry if he conduct this sort of marriage ....." or somethinfg similar to this.. So, as pragon said SM malaggeedaa galay, :cool:
  22. HA, Saaxiiboow waxyaabahaan NAFAQO D. ayaa la dhihi jiray waagii siyaasadda iigu dambeysay. marka xoogaa nafta way qaboojiyaan laakiin waa HUUHAA lama rumeysto. Maleeshiyadii uu BARRE watay anaa la ii sheegay DANUUNAAY bay bahashu ku cunaysaa, marka saaxiiboow NAFAQADA naga tartiibi oo bal xal iyo wax aan raadinno.
  23. Saadanbaad garan! wuxuu ka helana yuusan waxba iga siin
  24. HA, Saaxiiboow ninkii soo joogso laga waayo soo jiifsaa laga helaa. Marka anigu BARRE ayaan talo siinayay waayo fursadda uu hadda haysto waligiis ma helin mana heli doono ee haddaad la-taliayayaashiisa ka mid tahay taladayda u gudbi FADLAN. Haddii klae saaxibadiisa hoose ayuu ku biirayaa.