Haashim

Nomads
  • Content Count

    587
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Haashim

  1. Muraad, magaaladaas waxay u baahan tahey in la wada qaybsaddo. Cidna xaq uma laha inay cid kale meesha ka saarto. Hadaad fiiriso Maayaradii soo maray, taariikhdeedi, dadkii u soo halgamey, waxad ogaaneysaa in cid kasto oo Soomali ah ay ku jirto. Marka maxaa hal ama dhowr qabiil oo is bahaystey ay u doonayaan in xoog ku maamulaan magaaladda? Caamiroow qof haddii magaalada laga cayrinayo Barre Hiiraale qoyskiisaa laga cayrin lahaa, waxaad kaloo ogtahay maleeshiyooyinkii Barre Hiiraale intii raacday mooyee intii kale, iyo weliba kuwii dorraad is-dhiibay, inay Kismaayo joogaan, maamul hadday noqotana Airoportka ninka loo dhiibay waa qabiilka Barre Hiiraale bal ii sheeg waxa intaas ka badan oo aad rabtid? Maxkamadaha kama duwana JVA. Ilaa Dowlad Somaaliyeed la hello, waxani way soo soconayaan. Ma waxaad ka waddaa xoog bay Kismaayo ku haystaan?
  2. Nuuroow, although it's true that there are many NADHIIXA, MUTARADIYA and MOWQUUDA onboard the UIC train, the UIC proved that they're the best solution in Somalia so far. So, do not listen those who opposes UIC because they expelled their warlords (Mogadishu & Kismayo cases) or they threaten their corrupt rulers (Somaliland & Puntland cases) but continue to tell the truth as it is and may ALLAH reward you. Aammiin. My HOPE & DUA however is to see Bay, Somaliland and Puntland accept MAXKAMADAHA peacfully and without single bullet. Aamiin
  3. This is an awfull thing and shouldn't happen anytime in anywhere by anyone, laakiin su'aal ma is weydiiseen Barre Hiiraale muxuu Kismaayo ugu soo oradayaa oo ka rabaa? Su'aashaas aad ban u jeclaan lahaa inaan jawaabteeda Horn iyo qofkii kasta oo Barre dagaalladiisa rogaalcelinta ah ku taageersan ka maqlo!
  4. War Jacaylbaro, aynu is diyaarinno waa la inaku soo socdaaye
  5. Jacaylbaro sxb, have you seen another one onboard for other particullar reason? UIC's tarain is too big and anyone can get onboard including the defeated WARLORDS However, as the train goes fast they'll fall :eek:
  6. Jacaylbaro sxb, sidaan horay kuugu sheegay qofba sibuu maxkamadha ula jiraa, marka haddii aad ula jirtid as long as they opearte in the South, waxaan filayaa inaad marar badan qorshohooda maqashay from Ras Gamboni ilaa Ras Casayr, marka qofkii sabab gaar ah ula jira iyo kii kaleba Tsunamidu way soo gaari doontaa :cool:
  7. haddaba imminka muraayd baan qaatay laakiin miyaadan sidaan qorin: the only reason aan maxkamadaha u taageerayaa waa inay meesha nabad iyo nidaam ku soo celiyeen and that is it ,,,,,, haddaba halkaa waxa ka cad inaadan Islaamka iyo Caddaaladda aadan ku taageersanayn ee aad nidaamka iyo nabadda uun rabtid waayo waxaad adeegsatay Only reason , haddaba maxkamadaha qofka aan XUKUNKA ISLAAMKA IYO CADDAALADDA ku taageersanayni waa qof dano gaar ah oo dhow wata, dadkaasina sidaan horay kuu sheegay way badan yihiin wayna kala ujeedooyin duwan yihiin adiguna danahaas mid ka mid ah ayuunbaad ii sheegtay inaad ku taageersan tahay. Mise markaana muraayad baan u baahnahay? :cool: Midda kale ha iloobin in nabadda iyo nidaamku ay Baydhabo iyo punlaadba ka jiraan haddana ay u baahan yihiin XUKUNKAISLAAMKA iyo CADDALADDA.# Marka Soomaliland uma baahna miyaa?
  8. malaha muradow wax aqrinta ayaaba kugu dhiba sxb oo waxad tahay dyslexic ama dadku u baahan in aay dhowrka jeer ku noqnoqdan si aay u fahmaan. Marka adeer intaadan dad wax ka sheegin wax si fiican isaga soo hubi. Sxb, intuusan jawaabta ii sheegin ayaan ujeedadiisa garanayay ee waxaan rabay uun inaan isaga afkiisa kala baxo waana aan kala baxay ee adiga cudurka ku haya muxuu yahay? ma waxaad ka naxday soomaalidu way heshiinaysaa oo dagaal dambe dhici mayo? heshiis iyo wadanoolaansho ayaa la wadaa ..... Soomaaliyana MIIDNIMADEEDII iyo sharafteedii way soo ceshan INSHAALLAAH kii intaa ka naxowna NAFTA WAA :rolleyes:
  9. Marka ay sheekadu taagan tahay koonfurta i support them coz meeshii bay ka sifeeyeen warlords kii some how nidaamna way ku soo celiyeen aan somalia arkin for the last 15 years markaa waan ugu hambalyaynayaa waanan ku garab taaganahay inay sii wadaan xukunkooda kuna balaariyaan koonfurta oo dhan ,,,,,,, Marka ay sheekadu timaado somaliland i'm against them coz ma ogoli inay soo farageliyaan waanan ka soo hor jeedaa ,,,,,,,, somaliland maaha meel law and order lagu soo celinayo iyo meel yalaxow iyo maxamed dheere ay ka taliyaan ee waa dad iyagu dhistay maamulkooda 15 years ka hor marna ma ogoli wixii baabi'inaya nidaamkaas iyo maamulkaas ka jira isla markaana horseedaya dagaal, qax, dhimasho iyo kadeed ,,, MA FAHANTAY ?? Si fiican baan u fahmay, laakiin laba eray ayaan kuu raacinayaa: Midda koowaad, Maxkamduhu haddaba way la socdaan qaar adigoo kale ah oo ama hab qabiil ula jira ama maadaama qolooyin ay ka hor jeedeen duullaan lagu yahay ku raacsan qaacidaada la yiraahdo CADWGAAGA CADAWGIISU WAA SAAXIIBKAA iyo xitaa qaar ku raacay HADDAAD KA ADKAAN WEYDAY KU BIIR sidii qaar ka mid ah kuwii Barre Hiiraale oo markii saaxiibkood la qararamsaday ku biiray , iwm, Laakiin waxaad ogaataa in waxaas oo dhammi aysan meel gaarayn oo ay mar uun harayaan sida aad adiguba qirtay ood tiri waxaan harayaa markay SL soo aadaan. Midda labaad, jeclaanta aad jeceshahay in koonfuri siku baaba'do oo markaa aad sidaa ICTIRAAF ku heshid IDAM ALLE kuu suurtoobi mayso oo maxkamaduhu Baydhabo ma weerarayaan ee Cabdi-qaybdiid oo dagaaloogayaashii ka haray ayay cunayaan ka dibna Puntland iyo Somaliland bay si nabadgelyo ah ula wareegayaan, waayo dadka labadaas gobol badankoodu waa soo dhoweynayaan maxkamadaha. Baydhabo arrinkeedana heshiis iyo Xukun-qaybsi ayaa lagu dhammaynayaa. Marka bal ii warran, Markaas YAAD RAACI?
  10. Jacaylbaro, sorry weli jawaab kaama hayo. Aan mar kale ku celiyo: Haddaba hadday sidaa yihiin ood sidaa uga soo horjeddid oo Somaliland uga difaacaysid, maxaad IMMINKA ula jirtaa? waiting your answer
  11. That being said, all is not lost. There are other realitic scenerio. Having secured the two possible stagging area namely Feerfeer gate and Kismayo ports, the UIC have compelling interest to make peace with the TFG. Likewise the TFG's mandate is finite and the leadership will be well served if they consider the lucrative offer the UIC have put on the table. Compromise and concessions are the backbone of the realpolitik. TFG gets recognition and Benadir without firing a bullet. UIC get Islamic constitution and a chance to run the country once the TFG mandate expires. The ordinary Somalis will get lasting peace, law and order, and chance to make a living without watching their back. I reckon this scenario.
  12. They have sympathy with the British. They want Britain to come again and recognise our independence." Laakiin baryada qaarkeed sida midda sare iyo 'Annagu agoontii boqraddaan nahay' iwm ah wax la'aan baa dhaanta! Miyaanay ahayn?
  13. waabase waxoogaa wadaado ah oo is urursaday oo baabuur jajaban wata ,,,,, Haddaba hadday sidaa yihiin ood sidaa uga soo horjeddid oo Somaliland uga difaacaysid, maxaad IMMINKA ula jirtaa? :rolleyes:
  14. "We are struggling for recognition. We have fulfilled every condition, but the world has left us stateless. Our people have no enmity for the British. They have sympathy with the British. They want Britain to come again and recognise our independence." Saasaa wax loo baryaa ama baryada gabigeedaba waa la iska daayaa :cool:
  15. Tsunami way ka daran yihiin wixii is hor taagana way jiidhayaan ,,,,,, waxase loo yaabaa maalintay Somaliland soo jaleecaan ,,,,, believe me that is gonna be da last day u hear da name IUC or ICU ,, or wateva ,,,,, NOW I'M WITH THEM ,,,,,,,,,, Let them slash out those warlords and they Ethiopian a*s*s-kissers ,,, Dad badan baa Maxkamadaha taageersanaa ilaa DAGAALOOGAHOODII la bursaday, qaarna waxay ugu biireen on the basis of 'CAAN'T BEAT THEM JOIN THEM' so the choice is yours join them as above or Tsunami u diyaargarow. :cool:
  16. Nuune, Turubka DABA_KA_ERIGA ayuu dhiniciisa ha ka qabsan doonaa markuu Baydhabo tago, Raggii saaxiibadiis ayaan ku soo dhoweyn doona. Allamagan, raggaan Tsunamina ka daran Roobka iyo dhooqadu xitaa ma celinayaan. hadda Baardheeray ku sii socdaan waayo baabburtii Barre ilaa baardheeray sii taxan yihiin iyagoo dhooqo iyo roob la socon waayay, marka meesha QANIIMAA ka soo baxday. Wararka qaar waxay sheegayaan inay baabuurta mid ka mid ah gudihiisa ay $250.000 oo Cash ah ka heleen. Marka raggaasi ma joogsanayaan?
  17. October 28th, 2006 MADAXII AMMAANKA COL.BARRE HIIRAALE IYO CIIDAMO UU WATAY OO MAXKAMADAHA ISLAAMIGA ISU DHIIBAY Warar ka imaanaya gobollada Jubbooyinka ayaa sheegaya in mid ka mid ah taliyaashii Isbahaysigii dooxada Jubba iyo ciidan uu watay ay isu dhiibeen maanta gelinkii dambe Maxkamadaha Islaamiga ee dagaalka kula jira Wasiirka Gaashaandhigga dowladda KMG Col. Barre Hiiraale. Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay guddoomiye ku xigeenka Gobolka J/hoose C/fataax Maxamed Cali ayuu ku sheegay in Cabaas Ibraahim Gurey oo ahaa taliyihii ammaanka Gobolka isla markaana ahaa agaasimihii garoonka diyaaradaha Kismaayo ee maamulkii Isbahaysigii dooxada Jubba iyo ku dhowaad boqol maleeshiyadiisa ay isu dhiibeen Maxaakiimta. Gureey iyo maleeshiyadiisa ayaa horey ugu sugnaa deegaanka Beerxaani iyagoo ku soo biiray Golaha Maxaakiimta ayay wararku intaa ku darayaan in iyadoo lagu galbinayo gaadiidka dagaalka ay soo gaareen gudaha magaalada Kismaayo, waxaana ku soo dhoweeyay boqolaal dadweynaha deegaankaasi sida uu goobjoog.com u xaqiijiyay weriye madax bannaan oo ku sugan gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka J/hoose C/fataax Maxamed Cali ayaa ku sheegay shirkiisa jaraa’id in Tayihaas iyo maleeshiyooyinkiisa ay dhaqan celin ku samaynayaan iyagoo ka mid noqonaya buu yiri maleeshiyooyinka dhaqan celinta ugu socoto Kismaayo si ay uga mid noqdaan ciidamada Maxaakiimta. Taliyahan iyo maleeshiyooyinkiisa isu dhiibay Golaha Maxaakiimta ayaa waxay dhabar jab ku noqonaysaa Wasiirka Gaashaandhigga dowladda KMG ee laga bara kiciyay magaalada Kismaayo, iyo iyadoo la sheegay in ciidamo ku xaraysnaa xarunta dowladda KMG ee Baydhabo ay iyagana xalay iyo saakay soo gaareen degmada Buurhakaba, waxayna xaaladahan sii kaabaysaa taageerada ay helayaan Maxaakiimta. Isha warka: http://www.goobjoog.net/news/128/ARTICLE/4046/2006-10-28.html
  18. Xertii turubka unbaa dan u ah Odeyga! Nuune ninyohow caadi ma tihid, Odayga saas ha u fogayn Akhii, at least isagoo shacab ah Kismaayo ha iska yimaado oo dekedda iyo meelahaas shaqo ha looga raadiyo ....
  19. Inuusan cashar ku qaadanayn dharbaaxadii iyo jabkii ku dhacay Horn baa ka jawaabay. Ilaa xuduudda laga saaro quusan mahayo uu :eek: Mise Kismaayo xitaa Zaire iyo Congo haddii lagu geeyana lagama quusto Ar bahasha wax yaallaayi macaanaa :rolleyes: That's why aan u iri waa inaan mar Kismayo cagta saaraa :cool: U malayn mayo meel saaxiibadiisa hoose uga fiicani inay jirto
  20. 1. Ma waxaa jira dad raba inay DAGAAL-OOGAYAASHII nagu soo celiyaan? 2. Ma dad inay DAGAAL-OOGAYAASHII nagu soo celiyaan rabaa jira? 3. Ma dad baa raba inay DAGAAL-OOGAYAASHII nagu soo celiyaan? 4. Ma dad inay DAGAAL-OOGAYAASHII nagu soo celiyaan rabaa jira? 5. Ma dad raba inay DAGAAL-OOGAYAASHII nagu soo celiyaan baa jira? 6. Ma dad waxaa jira raba inay DAGAAL-OOGAYAASHII nagu soo celiyaan? 7. Ma waxaa jira dad inay DAGAAL-OOGAYAASHII nagu soo celiyaan raba? 8. Ma dad baa jira raba inay DAGAAL-OOGAYAASHII nagu soo celiyaan? Ha ku wareerin I just wanted to show you the RICHNESS of your language! ee ama su'aasha ka jawaab ama tan ugu haboon sheeg ama kuwo cusub ku dar ama haddi gef (naxwaha) ahi jiro iga sax :cool:
  21. Raali ahaada waan ku dheeraadaye. Waxad ogaataan wax mabda' iyo diin leh oo meel loogu soo hagaaga leh waxa jira maanta Maxkamadaha. Waa niman curdan ah oo wali ma qaan gaarin. Cilado badan oo xal loo heli karana waa leeyihiin, ee waxad yeeshaan taageera mabda'a ay sheeganayaan ee ay ku soo dagaal galeen. Shaqsiyaadka muuqda ha taageerinee waxad taagertaan mabda'. Haddii ay ka dhabeyn waayaan hadde markaa waa arrin kale. Laakiin so far nimanku waa quman yihiin haddan lagu nacayn haybta ay Somali ka yihiin. Baashi Ugaas Ishaad ka ridday :cool: Ma maantaan Warlordism ku noqon karnaa Midda kale Ninyahow Kismayop waa inaan tagaa, Walgey ma tegin horta, laakiin waa inaan tagaa waayo waxa macaan oo looga samri waayay waa inaan soo arkaa.
  22. At least they admitted the defeat that they could overcome if they had listen the advice from their fellow somali brothers