Aaliyyah

Nomads
  • Content Count

    10,561
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Aaliyyah

  1. indeed walaal. Saado is a legend, heestan waa hees qiimo badan oo macno weyn ku fadhida. Wali cadow hadh kama dayinoo cagihiisa maan taginoo waan ka caganaan jirayoo cawa dhalad ayaan ahayee.. Khaatumo guul.
  2. ^ Wow. She should just trust him and if not then go separate ways. buying him an iphone wont make him faithful if he isn't lol..people are strange!
  3. wyre;834965 wrote: you really made my day oday anyway it's not fare to have a love outside while you are married, ma midda guriga joogto miyaa kugu filnaan weyday i had a friend who was married and had an affair outside so he wrote on her number "eedo aamino wiilkeeda" and he told her it's my eedo's son whom we do not know each other one day she answered his son when eedo aamino's son called, aniga iyo isagaa qolkaa ku wada qadeyneynay, she came by us and said "eedo aamino wiilkeeda cod cajiib leh buu leeyahay, waa inaad isaga guursataa anigana i furtaa" loooool@ eedo amina wiilkeeda..
  4. I dont understand what the big deal is. If a man gets bored or a woman for that matter, there is no point holding them to randsom just because of marriage People should be free to pursue their own happiness, of course that should not be at the cost of the woman in most cases. Maxaa loo dhibayaa maskiinka, let him roam free, let him enjoy his life, as long as it is away from me Anigu reeraha xitaa uma waceen. I bet cheating would loose its appeal if you removed the excitement of hiding I agree with you fully Juxa. Inkasto aan aminsanahay hadii labo qof dhib dhex marto ee wacdaan eheladooda oo ehel ayaa ugu dhaw wax ku cawinaya oo wanag iyo sharaf kula raba (I am talking about your immediate family ). Laakin nin qofkale melaha la wareegay waa laga wacanyahay reerna waxba ma qaban karaan. Kaas oo kale hadaan dacas la dhicin ayuu nasiib badanyahay uu albaabka ka baxo ..ewww! Saad tidhina everyone is free to do whatever that makes them happy.inkasto ay tahay ninku in uu guurka macnihisa yaqaan hadana haduu dhoho farxiyo ayaan cashaqay intaas uun laga raba in uu dhoho suu bacdiisi horay ugu sii xambaarto. The whole idea of cheating is a sign of immaturity. salaam
  5. Aaliyyah

    Who's who?

    Idol joined the same day kingofkings was banned. Something is fishy abt that
  6. Showqi miskiin marka adoo buugti qoray oo shekadu dhodhowdahay miya dul shisheeya kala aadayn waa dhib walee lol danbi badan waa galabsaden Lol@Taleexi.
  7. Showqi, warqadaha la isku qori jiray miyadan wax ku helin maxaad wali shankaroon u dooni? Lol
  8. ^ Sadly we live in a time where common sense became uncommon. You are wlc.
  9. Xaaji Xunjuf;835164 wrote: Oday Siilaanyo wa xariif Turkiga la dhuuq Kuwait la dhuuq uae La dhuuq Boqoradi Ingriisku iyaduna kiishkeedi ha so tuurto Edo hillary clinton iyo USaid laftigeeda meesha kama madhna , Budhcad badeedka u xidh the EU dhowr jeelal kale ha idin dhisaan iyaguna Bilateral aid ha bilaabaan dalka Denmark end this year.Wada hadalo la fur Somalia dal shiisheeye isku kaya keena wada hadalo koobaan. Odaygan inay 2003 Madaxweyne ka dhigtaan bay ahayd reer Somaliland. LOOOL Where does all that money go is worth asking? since hargaisa, burco, and berbera dont look all that different from the day Siilanyo took over.
  10. Idol, tell me about it. Narniah, it is common sense. Yet you see many people not applying to their lives. So a reminder is beneficial. Wa iyyaki habiibti
  11. Aaliyyah

    Welcome me.

    It is been good 6 years when i joined. I think i was able to post right away. You should have contacted the admin, they would have made sure you had access to post. But, hey here you are...so post away salaam
  12. Aaliyyah

    Welcome me.

    Idol what made you post a year after you joined Sol? just curious...
  13. Aaliyyah

    Welcome me.

    LOL that sounds creepy. You are wlc.
  14. Aaliyyah

    Welcome me.

    Are you "kingofkings" lost twin. LOL. All the names you mentioned none of them I am familiar with. Did they use to post a decade ago or something? By the way welcome walaal. Enjoy your stay.
  15. Xaaji xanjuf, as the writer of this article wrote it is understood that there is a binding agreement for Somali unity and Somaliland leaders are misleading their people by informing them that they are going there just for funds. As for Mahiga. If he said there will be sanctions for those who don't attend the conference. Then, I don't see how one can undermine that. Clearly, any somali region in Somalia does not have power to decide as they see fit. Somaliland knew they had to accept to attend the conference at the end of the day (they might saw opportunity in accepting it right after puntland rejected to safe a face and come across in a better light than Puntland but they know very well it was more than their decision but rather international pressure )..
  16. ^ LOL I seen that song "naftu waxay ileedahay sawirkaa arkaysaa waqtigaaga yuu lumin ana waa ka diidayee" funny song. Waxba lama yaabo, he will move on after few days when another prettier farxiyo accepts his random request
  17. Xukuumadda Somaliland waxay ku dhawaaqay in ay ka qaybgalayaan Shirka loogu qabanayo dalkii Somaaliya la isku odhan jiray Magaalada Istanbul ee Xarunta dalka Turkiga, iyagoo ku dooday in ka qaybgalkoodu yahay oo keliya Shirka lagu qabanayo Mashaariicda oo ka dhici doona dalka 31-ka May 2012. Haddaba Shirkan ka dhici doona Magaalada Istanbul ee Turkigu gadh-wadeenka u yahay, waxaan muran lahayn inaanu sidiisaba ahayn mid Soomaalida meesha lagu ururinayo ku jira gacantooda, waxaana taasi daliil u ah hadalka hanjabaada ah Augustina Mahiga ee ahaa in cunaqabatayn dhaqaale iyo socdaalba saari doono Masuuliyiinta Maamulada ee ka horyimaada waxa ay go’aamiyaan Odayaasha Moqdisho ugu xareysan Mahiga iyo Turkiga. Somaliland waxa looga baahan yahay wax badan ka feejignaato, iskana saxdo ka hor inta aanay tegin Shirkaasi, maadaama uu Mahiga kaga dhawaaqay Addis Ababa inay tahay arrin ay ka go’an tahay bulshada Caalamka oo aan ka noqosho lahayn wixii ka dambeeya 20 August ee Sanadkan loo sameeyo dalkii la isku odhan jiray Somaaliya Dawlad Federaal ah. Marka la eego diyaarinta odayaasha ansixinaya Dastuurka ee loo qaaday dalka Turkiga iyo kuwa kale ee laga soo ururiyey Maamul Goboleedyada oo ay ku jirto Somaliland ee ay ugu yeedhaan bulshada Rayidka ah, hadallada hanjabaada ah iyo go’aanada uu miiska soo dhigay Mahiga, xaqiiqo ahaan waa kuwo ka dhigaya wada hadalkii Somaliland iyo Somaaliya waxba kama jiraan, Sidaa darteed, ilaa iyo inta banaanka looga saarayo xubnaha Somaliland ee Salaadiinta leh ee ay Mahiga iyo inta la socotaa ku darsadeen Odayaasha Dhaqanka ee saxeexaya qabyo-qoraalka Dastuurka, soona xulaya xubnaha Baarlamaanka ee ay yeelan Dawladda Federaalka ee Somaaliya. Arrinta kale ee u baahan in ogaado, waxa ay tahay waa Mashaariicda dabinka ah ee xambaarsan Federaal ogolaanshaha, maadaama Ra’iisal Wasaaraha TFG-du uu yahay qofka u qeybinaya Maamullada Somaaliya, isla markaana u saxeexaya, in Somaliland kala doorato laba oo kala ah Dhereg gunnimo iyo Gaaj Gobonimo oo ah ta aynu usoo dhabar adaygnay muddada rubuc qarniga ku dhaw. Geesta kale suurtogal maaha laba arrimood oo kala gaar ah yihiin ta Siyaasadda iyo ta dhaqaalaha loogu qeybinayo Somaaliya, waayo labadaasi sidii horeba loo sheegay maaha kuwo kala gaar ah, balse waa isku hal xidhmo, Sidaas darteed sida Xukuumaddu u sheegayso Shacbigeeda ee ah in dhaqaalaha oo keliya ay u tegayaan Istanbul waxa iska cad in arrinta ay u muusaynayso Xukuumaddu Shacbigeeda, waayo Mahiga ayaa hore u cadeeyey in Cunoqabateyn la saari doono ciddii ka hortimaada go’aanka Duqeyda Dhaqanka ee Xamar lagu ururiyey ee loo sii daabulay Turkiga . Tegitaanka Shirka Istambul waxa uu la mid yahay Shirqoolkii uu inoo dhigay Talyaanigu Lixdankii ee uu ina jiidhsiiyey Dastuur uu isagu soo diyaariyey, Sidaa darteed Maanta kii oo kale ayaa yaalla Istanbul ee hadhow yaan la odhan hadhow sidan maanu moodeyn iyo waa lana khiyaameeyey. Mucaawino la’aanteed ayaan soo nooleyn oo xor ahayn, waana ahaan doona haddaynu iska dhaafno waxoogaaga yare e faro-guudkood ah ee ku xidhan Shuruudda ee hadba gees la inoo hor wad-wado. Yool Qaran News http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=13570&Itemid=65 Interesting article I came across. Take a look.
  18. posted by Farah22: Apparently Turks choose to invite irrelevant people to istanbul and all or majority from one area and without consulting the stakeholders who matter in the country. can you elaborate on this? who are the irrelevant people that were invited? and who are the stakeholders who matter in the country that were not consulted?? and I am curious to know what they should have been consulted about??..
  19. Loving our beautiful somali flag. Mashallah. Turkey is doing an amazing job. Well done. Qolaba calankeedu waa caynoo anaga keenu waa cirkoo kale ee caadna laheen ee cashaqaa Long live Somaliweyn
  20. facebuug wehel ma noqdo ma maqashay. Facebuug shekadiisa ka bax lol..ama dee gabadha ku dheh walaal waan kuso dhoofin kara ka waran arintaas p.s how can you say she is one in a million when you don't even know her. You only seen a pic..BTW "ws wr wb" is the abbreviation for wa alaikuma salaam warahmatu laahi wa barakaatu. Next time she wont be confused if you write that lol just a tip ..and practice your somali. It is as easy as 1 2 3..
  21. ^ LOL..so what you are telling me is Somaliland who stated that they will not attend the Somali conference in Turkey suddenly change their mind simply for "monetary" gain . Marka silaanyo meshii lacag logu sheego uun ayuu aadaya weeye arintu. Waan gartay.
  22. ^ yes walaal I am so grateful to what Turkey is doing for our people. No doubt about. When I said they have an interest I wasn't undermining their hard work. Simply, pointing out that everyone has their motive. But, you are definitely right no other country went out of their way like they did for us, I hope at the end their efforts pay off for all of us including them. They deserve it.
  23. Aaliyyah

    Spoilers???

    "what the hell does mugadishu have??" that sounds like an emotional outbrust. Calm down...mugadishu is the capital city of all Somalia. Yadana laga maamulaya every provincial state that includes your puntland maamul. Of course there is a room for each region to take care of its affairs to an extent but overall mugadishu will be the city that will lead the nation. I know that is hard for you to swallow madaamada aad ku khafiiftey puntland but sooner than later you will have to accept it. And that is exactly why everyone is putting their lives in the line for mugadishu. Something you can't seem to comprehend with since you lack simple logic.