Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 07/22/2020 in all areas

  1. 1 point
    This is what I was talking about. How this relationship between Taiwan and Somaliland can transform the region and is part of the China containment project. RETURNING TO THE INDIAN OCEAN: MARITIME OPPORTUNITIES ARISING FROM TAIWAN’S NEW TIES WITH SOMALILAND "Second, Taiwan and Somaliland have a high degree of complementarity, and, given Taipei’s record in foreign aid and investment as well as its strengths in agriculture, public health and telecom,[7] there is much that it can offer Somaliland. In many ways, Taiwan is in a position to extend its huge economic capabilities to Somaliland[8] with the possibility of creating a model of economic development in Africa that can rival, at least in terms of impact, if not of scale, China’s much vaunted ‘Belt and Road Initiative’ (BRI). Moreover, unlike the case with the latter, such an impact is likely to be positive, given that Taiwanese projects are far more likely to follow international good practices of accountability and transparency. An area of stability and economic growth in a largely poor littoral region would make Taiwan look very good indeed." Read more.. RETURNING TO THE INDIAN OCEAN: MARITIME OPPORTUNITIES ARISING FROM TAIWAN’S NEW TIES WITH SOMALILAND - National Maritime Foundation MARITIMEINDIA.ORG Since Tsai Ing-wen of the pro-Independence Democratic Progressive Party (DPP) acceded to the presidency in Taiwan in 2016, the country has been under severe diplomatic pressure from China that claims the...
  2. 1 point
    Somalia is a place where every. MAFIA AND ILLEGAL thing operates because of non-existence of laws and no government to protect the civilians What is more alarming is the idiots who believe this sh1t, this guy was a small player, there others who took 100s of millions, how? Because every Somali wants quick money and get rich quickly if it's too good to be true, it probably is!!
  3. 1 point
    WAJAALE NEWS DAWLADDA ETHIOPIA OO XAFIISKEEDA HARGAYSA GAADHSIINAYSA HEER SAFAARADEED! July 20, 2020 - Written by Editor: Addis Ababa(W,N), Dawladda dalka Ethiopia ayaa xafiiska Arrima Ilaaliyaha (Mission) ee ay ku leedahay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa gaadhsiinaysa heer Safaaradeed (Embassy), Sidaana Waxa Arabsiyo Online u sheegay Saraakiil sarsare oo ka tirsan Wasaaradaha Arrimaha Debadda ee Ethiopia iyo Somaliland, kuwaasi oo codsaday in aan la magacaabin. Sida ay Saraakiishani sheegeen, talaabadani ay dawladda Ethiopia qaadayso, waxay ka dambaysay ka dib markii ay todobaadkani dhexdiisa wada hadalo dhinaca Telefoonka ahi dhexmareen masuuliyiinta Somaliland iyo kuwa Ethiopia. Wada hadaladani ayaa la sheegay inay salka ku hayeen, ka dib markii ay dawladda Ethiopia ka shakiday ujeedada Wefti heer sare ah oo booqasho dhawr maalmood qaadatay ku yimid Somaliland. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Debada ee Jamhuuriyadda Somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan oo waraysi arrintani la xidhiidha siiyay Wargeyska Daily News Egypt oo ah maalinle madax banaan oo ka soo baxa dalka Masar, waxa uu sheegay inay Somaliland iyo Masar isla soo qaadeen sidii ay iskaga kaashan lahaayeen is-dhexgalka dhinaca ganacsiga, gaar ahaana xoolaha iyo Beeraaha. https://dailynewsegypt.com/2020/07/18/somaliland-says-keen-on-stronger-ties-with-egypt/ Sidoo kale Mr. Liibaan Yuusuf Cismaan, Wasiir KU xigeenka Arrimaha Debada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Wasaaradda Arrimaha D ebada ee Jamhuuriyadda Somaliland, waxa kale oo uu ka jawaabaay su’aalo la xidhiidha in imaatinka weftiga Masar ee Hargeysa ay cabasho ka muujisay dawladda Ethiopia, waxaanu isaga oo arrintaasi ka hadlaya yidhi. “waxaanu wada xaajood la geli karnaa dal kasta oo aanu danahayaga kala hadli karnaa, taasi waa shaqadayada’” ayuu y idhi, Wasiir ku x ixgeenku. Waxaanu intaasi ku daray oo uu yidhi. “Xidhiidhkayaga Masar wax dhaawac ah u geysn maayo, xidhiidhka aanu la leenahay Ethiopia, waxaananu ugu baaqaynaa labada dhinac ee Ethiopia iyo Masar in khilaafkooda dhinaca Biyo XIdheenka Ethiopia inay wada hadal ku dhamaystaan, haddii loo baahdana annaga laf ahaantayadu waanu dhex-dhexaadin karnaa, maadaama oo aanu khibrad u leenahay xalinta khilaafaadka” . Hase yeeshee, dawladda Ethiopia ayaa sida ay wararku sheegeen waxa ay bilawday sidii ay kor ugu qaadi lahayd xidhiidhka saaxiibtinimo ee ay la l eedahay Somaliland, tan iyo markii ay Jamhuuriyadda SOmalilanad Madax Banaanideeda kala soo noqotay dalka sannadkii 1991-kii oo ay ahayd d awladda keli ah ee iyadu goob joogga ka ahayd goobtii lagaga dhawaaqay madax banaanida Somaliland ee magaalada Burco, halka ay dawladda Masar oo waqtigaasi doonaysay inay wefti u soo d irtana la sheegayy in loo diidday saababo la xidhiidha taageero military oo ay siin jireen d awladdii hore ee Maxamed SIyaad Barre oo xasuuq baahsan ku haysay dadweynaha Somaliland sannadihii sideetamadii.. Maamulkii xilligaasi ee dalka Massar waxa uu talaabadaasi kaga jawaabay inuu u ololeeyo go’aamo go’doomin ah oo ka dhan ah madax banaanida Somaliland oo uu ka ansixiyay ururkii midnimada Afrika iyo Jaamacadda Carabtaba, aakhirkiina Qaramada Midoobay. Isku soo duuboo, khubarada caalamiga ah ee ka faaloodda arrimaha GObolku waxa ay ku sheegeen xidhiiddhka Cusub ee Somaliland Iyo Masar, mid ay ku doonayso inay noqoto dal samaysanaya saaxiibo cusub, isla markaana aan luminaayn saaxiibadiisii hore.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up