Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 03/15/2020 in all areas

  1. 1 point
    Waa Dr. Gaas oo wali gaas badan sii daynaya. "Dhulka Maqan" ayay ku soo celiceliyaan in badan. Laakin sidaa maaha arinku. Dhulka inta ay ka sii joogaan ayaa caalamad su'aal saarantay. Ileen Dhul maqan oo hadana lagaa soo durkinaayo sanad walba ka hadal malaha e. Deni waa ka xishooday inu soo hadal qaado meel aanu xiniinyo u hayn, ka hadalkeeda waa deel qaaf. ----
  2. 1 point
    Warkan oo BBCSomali aan ka akhriyay waa la yaabay. Hada waa looma ooyaankii isagoo 5 nin oo beesha Bariga Sanaag ah maydkoodii wali dhexyaalo barxadda parlamaanka Puntland loo dhaariyay inu badalo Dhoobo Daareed kursigiisi ku fadhiistay. "Wadahadallada Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland oo ay Puntland ka mid ahayn waa xaaraan" WWW.BBC.COM Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa sheegay inaysan aqbaleyn wadahadallada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliloo ay qayb ka ahayn Puntland.
  3. 1 point
    Mudane Saleebaan Cali Koore oo tuulooyinka Gobolka Sool mashaariic ka soo dhagax dhigay.
  4. 1 point
    Are you serious? They truly claim 4 million dollars was used to build this? May Allah help our people.
  5. 1 point
    Somalis are wondering nomadic barbarians looking for water and grass to feed their goats and camels. Somalis are nobodies not even their language has a written text to explain what a Somali is. They say they are not African because they feel it makes them feel better about themselves. When in truth they are worst off than an African. This is the truth.
  6. 1 point
    look kid I will give it to you straight... Somalis are f*cked up. They do not come from a civilisation (they have no documented history to tell them who they are) only a foreign religion written in a language not their own. Strange is it not? The religion they worship is of a foreign origin and not Somali? This is further proof that Somalis are a lost people with no map to guide them back to reality. They are wondering nomadic barbarians who converted to an Arab religion by force because Somali forebears were too weak to resist (people with civilisation usually resist invaders). So the racism and xenophobia you see from your fellow Somali is simply their inferiority complex expressing itself. They don't know how the world works (white supremacy) and are too dumb to know how dumb they are. This is were the pain comes from, they don't have the strength to at least be honest with themselves. Now people on this forum will claim something else but believe me I have studied Somalis very closely and they are extremely weak in the areas that matter most. So relax...
  7. 1 point
    Maanta waa maalin jimcee, hadalkayga aan wacdi ku soo koobo. عَنْ جَابِرِ بْنِ عَبْدِ اللهِ ، قَالَ : قَالَ رَسُولُ اللهِ صلى الله عليه وسلم:أَيُّهَا النَّاسُ ، اتَّقُوا اللهَ ، وَأَجْمِلُوا فِي الطَّلَبِ ، فَإِنَّ نَفْسًا لَنْ تَمُوتَ حَتَّى تَسْتَوْفِيَ رِزْقَهَا ، وَإِنْ أَبْطَأَ عَنْهَا ، فَاتَّقُوا اللهَ ، وَأَجْمِلُوا فِي الطَّلَبِ ، خُذُوا مَا حَلَّ ، وَدَعُوا مَا حَرُمَ.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up