Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 09/21/2019 in all areas

  1. 1 point
    I haven't seen Galbeedi for days. Soo noqo adoo nabada Galbeedi.
  2. 1 point
    Nairobi (Caasimada Online) – Dowladda Kenya ayaa shaacisay in ku dhowaad 10 diyaaradood oo nooca dagaalka ah ay ka soo iibsatay dalka Mareykanka. Wasaaradda difaaca Kenya ayaa xaqiijisay in diyaaradahaasi oo gaaraya lix oo Helicopters ah ay dhowaan tegayaan dalkaasi. Sidoo kale wasaaraddu waxa ay sheegtay in dowladda Mareykanka ay u tababari doonto duuliyeyaasha kaxeyn lahaa diyaaradahaasi. Warka ka soo baxay wasaaradda difaaca Kenya ayaa sidoo kale lagu sheegay in diyaaradahaas saldhig looga dhigayo garoonka ciidanka Cirka Moi ee Mombasa, islamarkaana ay ka qeyb qaadan doonaan dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab. Dowladda Kenya ayaa haatan dagaal culus kula jirta dagaalyahannada Al-Shabaab oo inta badan weeraro xoogan ka fuliya gudaha dalkeeda. Iibsashada diyaaradahan cusub ee Kenya ayaa ku soo aadaya, iyadoo dhowaan Al-Shabaab ay burburisay gawaari nooca gaashaman oo ay dowladda dalkaas ka soo gadatay Shiinaha. Caasimada Online Xafiiska Nairobi caasimada@live.com
  3. 1 point
    Somaliland Security: How a brazen religious committee took over the Burao city government HIIRAAN.COM Lewis Center, Ohio---It’s a very rare in a male dominated and poverty stricken Somaliland for women to move head and run a business. But, a young woman worked hard and saved enough money to get a license... Galbeedi read the above opinion posted on Hiiraan Online and this is his way of rehashing it and reselling it through his old tired 'my sources told me'. Every Somaliland city has 'Gididdda Xumaan Reebista, Samaan farista" or Propagation of Virtue and Prevention of Vice. Originally, Mohamed H. Ibrahim Egal set it up as an advisory Commision but it was legalised as an entity during Dahir Rayaale's tenor and passed Parliament. The commision has succeeded in many local issues but has come short when it comes to the bigger national issues like Corruption, Socials ils like Chewing Khad, Inter-clan issues etc. Which I think should also be under their watch. Alshabab, like any other parasite, needs the right conditions, the right environment and willing partners in order to proliferate. Fortunately, and to the dismay of many, those conditions and environment do not exist in Somaliland.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up