Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 05/22/2019 in all areas

  1. 1 point
    Oh, yes, Somalis risked everthing in 77 and welcome the displaced population so one day morons will insult us. Haatu I thought you were better than that. Have you talked to every member of the clans you mentioned?
  2. 1 point
    Soomaalida waxay ku maahmaahdaa "Cadowgaada ama waa la iska sugaa, ama waa la iska sasabaa". Dagaal waxaan lixdankii ku waaynay, maanta ku heli maayno. Therefore, danta waxay na badday in aan Kenya iska aaminsanno, xaqaaynana si Allaale si kasta aan ku soo dhacsan karnana in aan ku soo dhacsanno. Maantana, waa Ilaahay mahaddii oo, degaankaayna idil ahaantiis waa ammaan min Boodaay ilaa Mandheera, in kastoo nimankii afka duubnaa ay marmar dhib keenaan. Kaladambayn iyo dawladnimana waa haaysannaa. Inta naga maqanna Ilaahay baan ka baryaynaa. So why should we burn our houses and ruin our efforts of the last few decades all for waddaniyad beenbeen ah oo afka baarkiis ku siman? Hadday dhab idin ka tahay mar hore ayaad heshiin leheedeen. But we all know in M.J iyo H.wye aysan weligood nabad rabin, dawladdii la arkana iyagaa carqaladeeyaa oo aakhirkii dumiyaa. Marka ma rag caynkaas ah ayaan dartood dumarkaayna iyo caruurtaayna u barakicinnaa oo sidaasna ku khaatuma-seegnaa? Wallee waddaniyadda beenta ah ninkii idin ka dhagaystaa idin ka waalan. Nimanka Ii.ddrka waxaan ku jeclaaday waxooda waa bareer. Idinkuse wixiina waa munaafiqnimo iyo danaysi indhala'.
  3. 1 point
  4. 1 point
    Waxaan iska dhaafee, why adeerkaa Xaaf is in Nayroobi for weeks, an ostensibly 'enemy' country? Soomaaliya oo sodon sano kooma ku jirtay, dadka luggooyeyna ogtahay waxee yihiin, markee dhaqaaq isdhahdana dadka lugaha iyo gacmaha ku dhagan waa ogtahay. Cadow badan ayee leedahay Soomaaliya iyo dowladeedaba leedahay, including shameless Soomaali ku sheeg, from dying sewage-dwelling secessionists to isbaaro-doon folks. Marka koowaad waa in la ciribtiraa cadowgaan koowaad nagu dhex jiro, sun nagu ah. Maxee dowladda Soomaaliya sameyn kartaa against Kiikuuyada for now? Only option is diyaaradaha jaadka keeno, a card dowladda will play markii loo baahdo.
  5. 1 point
    Kenyatiga wax waynbaa ka khaldan siyaasadooda. Senetor, maamul gobeleed xildhibaan, culumo, ganacsato, aqoonyahan, koligood waxay u diyaar yihiin inay danaha kenya difaacaan Maxay ugu diidaysaa viisaha dad iskaa wax u qabso ugu shaqaynaya?!! Wafdigii hargaysa ka yimid wajeer lamasoo marin diyaaradii siday, si toos ah bay nairobi uga degtay waana maamuus gaar loo siiyay jamhuuriyadda habawday. farxadii ka muuqatay wafdigii balaadhnaa waxaad moodaa inay xajkii joogaan. Somaalida kenya iyo Ethiopia waa shaqaale aad u firfircoon, balse soomaali iskood isu duleeyay waxba uma qaban karaan.
  6. 1 point
    Somali politicians in Kenya represent the interests of Somalis in Kenya. Although some might be there for personal gain, but that is the overarching mission and why they are elected into office. I don't know why you guys expect them to look after the interests of others. This is a dog eat dog world and the Somalis of North East will not be used as cannon fodder for anyone else. Waddaniyad been ah na laguma beerlaxawsanayo. Maantaad waddaniyad dhab ah la timaaddiin aynu isku soo noqonno. Inta ka horeyso waa nin walbow taada daryeelo.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up