Dhibka jiro waxee tahay Xasan daacad kama aha la dagaalanka Xabashida iyo qaranimo difaaca. He just want wax Laftagareen iyo maamulkiisa awooda yeeshay burburiyo.
He wants degmooyinka Koonfur Galbeed ciidamo Masar geeyo, sida Xuddur, Marka, Baraawe iyo Belidoogle. Reer KG doqomo macnaha wey arkaan waxa socdo.
Shaqsi ahaantey waaka soo horjeedaa Xabashi jecleysigaan laakiin Xasan waa munaafaq weynaaday qabiiliste ah and can't stand KG awood leh. Dagaal qaboob kula jiraa, maalin walbana qabiilo kiciyaa. Dagaalo beeleed dhici jirin ayaa ka dhacooyo, ku soo noqboqonaayo labadii sano u dambeysay deegaanada Berdaale, Qoryooleey, Diinsoor iyo Daafeed (Wanlaweyn) suu maamulka iyo dadka iskaga horkeeno.