maakhiri1

Late President Siyad at Hargaisa

Recommended Posts

Young  Abdiqasim (future President)also there, waayo waayo. If this dictator would have been peacefully removed, SOMALIA would have been completely different. and Cawke, RIP.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Watching the video, I get the sense the country wasn't more advanced in terms of resources, than the poor dowlad-goboleeds of today. The only thing different is that Siyaad was a chain-smoking sort of a President.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Codkkii Qaranka Cawke iyo Jaale Siyaad Allah ha u naxariisto.

Holac, the country was poor, yet we shared every thing with other Somalis. We could have settled down in Kismaayo or Hargeisa without feeling stanger, and we were proud of who we were among the nations.

I do not have the  eloquence  to explain what that era meant for us or what the Kacaan achieved.. today, our country is run by those who destroyed our nation. 

Dr. Cumar Raabe waxa uu yidhi, " Reer miyigu si ay u qabtaan oo ay u dillaan Waraabaha, waxay dibeda ugu xidhan Waxar iyo gabti (trap) si marka uu qaado yidhhaahdo ay ugu soo dhacdo, Mingistu Soomaalida waxa ku yidhi siyaad Barre soo qabta, waxa ay illoobeen sidii Waraabaha marka ay Siyaad qabtaan oo ay ridaan, in sida waraabaha uu Qaranku ku kor dumi doono"

Here in this clip, a new generation of Somalis are presenting their history with certain pride . 

 

 

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, Holac said:

Watching the video, I get the sense the country wasn't more advanced in terms of resources, than the poor dowlad-goboleeds of today. The only thing different is that Siyaad was a chain-smoking sort of a President.  

Bro the country was very poor and don't ever buy excuse some make, some clans were getting rich. Few people maybe .

1980s it was even more broke and yet used to offer free health care, free education upto tertiary.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waxa laysku haysto oo hadana lakala qaybsaday waa intii yarayd oo uu nooga tagay sodon sano ka hor.

Beri baab waxaan arkay nin "bisad" ama mukulaal quudinaya, oo hadana ciidda u dhigaya cadkuu siinayo.

Waxaan ku iri maad saxan ama jaqaf u saartid maxaad ciidda ugu dhigaysaa miskiinta?

Wuxuu isiiyay jawaab aan garan waayay meeshuu ka keenay oo ahayd 

Haddaad ciidda u dhigto dhulkaa kuu markhaati furaya markii aakhiro la tago.

Aad buu runtii iiga qosliyay, waxaana waydiiyay see ku ogaatay arrintaas?

Wuxuu iigu jawaabay fiiri markay wax cunayso indhaha way isku qabsataa mana ogola inay ku fiiriso ama indhaha kala furto.

Mar kale buu aad iiga qosliyay balse xikmadda iigasoo baxday waxay noqotay soomaalidaa dhaqanka bissadda leh aadna ugu abaal dhacday saciimkaa qiimaha badnaa naxariistii jano allaha ka waraabiyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Gooni Ishaad ka ridey, Cid ma mahadiyaan, Kibirkii waa 30 sano la gubtey, Abwaan Hassan Sh Muumin(AUN) oo nin aad u feker dheer, ayaa  sheegay in  SOMALIDA iyo  bisad/yaanyuur isku dhowyihiin.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
11 hours ago, gooni said:

Waxa laysku haysto oo hadana lakala qaybsaday waa intii yarayd oo uu nooga tagay sodon sano ka hor.

Beri baab waxaan arkay nin "bisad" ama mukulaal quudinaya, oo hadana ciidda u dhigaya cadkuu siinayo.

Waxaan ku iri maad saxan ama jaqaf u saartid maxaad ciidda ugu dhigaysaa miskiinta?

Wuxuu isiiyay jawaab aan garan waayay meeshuu ka keenay oo ahayd 

Haddaad ciidda u dhigto dhulkaa kuu markhaati furaya markii aakhiro la tago.

Aad buu runtii iiga qosliyay, waxaana waydiiyay see ku ogaatay arrintaas?

Wuxuu iigu jawaabay fiiri markay wax cunayso indhaha way isku qabsataa mana ogola inay ku fiiriso ama indhaha kala furto.

Mar kale buu aad iiga qosliyay balse xikmadda iigasoo baxday waxay noqotay soomaalidaa dhaqanka bissadda leh aadna ugu abaal dhacday saciimkaa qiimaha badnaa naxariistii jano allaha ka waraabiyo

Qisadan aad noo sheegtay waa mid xiisa leh waanaad ku mahadsantay laakiin waxa xasuusin mudan in lagacta garoonkaa Hargaysa lagu dayyac tiray ay ahayd cashuurtii shacabka Hargaysa laga qaaday. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Tilaabo

saaxiib canshuurta lagu dhisay reer hargaysa keligood ma aysan bixin waxaa bixiyay somali oo dhan ayadoon la kala saarin ilaa wanlaweyn , waamo, bari iyo galbeedba.

Hadafku wuxuu ahaa in kaabayaasha dhaqaalaha meeshii ku haboon la dhiso sida dekadaha airpor'da warshadaha, kaluunka dalxiiska, sida waamo iyo kuwa kaloo fara badan waxa cunsiriyada oo dadkiisa iyo dalkiisa uu u hayay ma jirin haba yaraatee.

Awoowe cigaal allaha u naxariistee  maxaa lagu xusuutaa?

Aragtidayda waxaa lagu xasuustaa inuu kula dar darmaamay tolkiis inay samaystaan nabar daawadiisa aduunku ku wareero iyo bil cusub oo xoriyad loo dabaaldego kana qiimo badan tii 26'ja jun 1960'kii.

Aadan cadde allaha u naxariistee oo farmaajo noogu sheegay inuu la mid yahay isu keenihii maraynka oo kale amarna ku bixiyay in sawirkiisa kaliya meesha la suro maxaa lagu xasuustaa?

Aragtidayda waxaa lagu xasuustaa inuu si dimuquraadiya  oo heer sare ah reer xididkiis ugu wareejiyay furihii hogaanka dalka.

Cid wax kale ku dari karta ma jirto.

Dadka aqoonta iyo wax kaleba loo ogolaa aad bay u koobnaayeen taladii shisheeyuhuna weli way sii jirtay.

Waxaan aaminsanahay in dawladnimadii soomaaliya si sax ah u bilaabatay 1969 oktoobar 21'keedii oo ay dhamaatay sagaashamaadkii waana markii geesaheenu isku marmeen ilaa iyo hadana hoos baan u foorarnaa.

Ugu dambayntii M.siyaad wuxuu ahaa mideeyo diida kala saraynta iskuna furay qowmiyadoo dhan jileec iyo jareerba xataa oromada qaarkood wuxuu u bixiyay somali-abo oo uu aaminsanaa in waa hore soomalida laga dhacay.

Wiligaa bidhikaale ha la simin saciimkaas haddaad rabto inaad wax kasii ogaatana gabdhahaas quruxda badan oo ubaxa kacaanka, oo luqunta u surayay ubaxa dabiicigaa soo warayso weli way joogaan hargaysa sidaan filayo.

Weligaana haddaad buug qorayso quruxda ku bilow dhamaadka hadduu doono murugo haku dhamaado.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.