cadnaan1

Magacyada Xaafadaha Burco Kuwa Ugu Qosolka Badan,!! Kkkkk

Recommended Posts

cadnaan1   

reer burco sheekadaan run miyaa

 

Xaafada  Ilaahaw Waad Na Arragtaa
Xaafada  Samir   Iyo Iimaan
Xaafada   Urayso 
Xaafada Xaar-wada 
Xaafada Liis kama shisheeyo
Xaafada  Qandahaar
Xaafada  Sii-bakhti
Xaafada Kani Makii  Hooyadaba
Xaafada Cuqubo
Xaafada  Qunyar-daga 
Xaafada  Igu Wad
Xaafada Xabaalaha Giinbaarta(Waa Goob Lacag Giinbaar ah Lagu Aaasay.
Xaafada  Lafoolayda
Xaafadda  Oodhfanada
Xaafada Fadhi Macaan
Xaafa  Hodan  Qaylo
Xaafada Qasabka(Xilligii Siyaad Bare ayaa Iskuul Kuyaala Qasab Lagu Dhisay)

Xaafada Cakaara
Suuqa Sakatu  Yuhuud.
Xaafada Caqaayada.
Suuqa Laba Qow .
Masaajidka Reer Daahirka 
Suuqa Daahiraw Is-dhagayso
Xaafada Magaalo Duday (Waa Xaafad Burco Ka Cadhootay)
Xaafada Haygu Soo Dhicin.
Xaafada Dhuurta
Xaafada  Tuurta
Xaafada Geerashka Ilma  Qar-waraabe
Xaafada Fadhfadhiiso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Marka hore waxaad ogaataa in Togdheer oo Burcanna magaalo madaxdeedii  tahay ay  suugaanta iyo afsomaliga hooyadood tahay. Taariikhda suugaanta Somalidana ay ka muuqdaan. Reer Burco maadaama ay Hodan ka yihiin afkoodda hooyo  waxa u sahlan inay soo kordhiyaan eray bixinno ama Hal ku dhigyo cusub, tusaale; kuwii u dambeeyey waxa ka mid ah:

Bedeluu, Fashiloo iwm. Hadaan u soo noqdo magacyadan aad na waydiisay Waxaan isku dayayaa inaan inta aan garanayo kuu confirm- gareeyo , anigoo ah asal Burcaawi mar walbana booqdda.

Xaafada  Ilaahaw Waad Na Arragtaa( ma hubo)
Xaafada  Samir   Iyo Iimaan(ma hubo)

Xaafada   Urayso (tani waa xaafad qadiimi ah, hada magacaa lamayidhaah waana la casriyeeyey)

Xaafada Xaar-wada (xaarwadi waa dix yar oo dhexmarta magaaladda)

Xaafada Liis kama shisheeyo(ma hubo)
Xaafada  Qandahaar(ma hubo)
Xaafada  Sii-bakhti (waa tuulo bariga Burco ku taal)

Xaafada Kani Makii  Hooyadaba(u malayn maayo  inay jirto waa af ciyaalo suuq)

Xaafada Cuqubo (waan maqlay waxa dega dad aad u danyar oo soo galeeti ah)

 Qunyar-daga (xaafad qadiimi ah waxay ku dhegantahay Urayso)

Xaafada  Igu Wad(ma jirto)

Xaafada Xabaalaha Giinbaarta(Waa Goob Lacag Giinbaar ah Lagu Aaasay.(Lacagta waa lagu gubay meeshan oon cidi deganayn waa suuragal hadii hada la degay inay magacaa la baxday)

Xaafada  Lafoolayda ( xaafad qadiimi ah)

Xaafadda  Oodhfanada (xarunta orphans ka ayaa  ku taalay halkan)
Xaafada Fadhi Macaan (ma hubo)

Xaafada Hodan  Qaylo (xaafadaan ku soo koray)

Xaafada Qasabka(my route to School and the city centre lovely memories)

Xaafada Cakaara (qadiimi as well)

Suuqa Sakatu  Yuhuud. (Xaafadihii Burco lagu asaasay, Yamaniyiin ayaa dukaamo ku lahaa)

Xaafada Caqaayada. ( mukhaayadda Caqaayadda magacii xaafadan bay bedeshay hada ma xasuusto magacii hore)

Suuqa Laba Qow . (Yes waa xaafad)

Masaajidka Reer Daahirka (dee malaha reerkaasaa dhisay)

Suuqa Daahiraw Is-dhagayso( reerkaasaa u badan, balse waa makhaayad)

Xaafada Magaalo Duday (Magaaladii bay ka fogaatay)

Xaafada Haygu Soo Dhicin. (Dukaanka haygu soo dhicin ahagaarkiisa)

Xaafada Dhuurta(xaafad jirta)

Xaafada  Tuurta (magaca waa la soo gaabiyey)

Xaafada Geerashka Ilma  Qar-waraabe ( geerashkaadaa  loogu magacdaray)

Xaafada Fadhfadhiiso (tani malaha way iga dambaysay)

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Dadka dhinaca magac bixinta gacan ayaan u taagay every day new word ayey afsomaliga kusoo kordhiyaan the latest added word is ( heshiiska dp world ) oo looga jeedo ninkan iyo gabadha qudbo-siro isku guursada oo is qarsada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

The list of xaafado can't be that long because Burco is not a huge metropolitan. It is a decent sized Somaliland city, but can't have that many xaafado (degmo, district) you listed. It is possible the list above is for famous landmarks, and if that is the case, they shouldn't be called "xaafado".

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
10 hours ago, cadnaan1 said:

Dadka dhinaca magac bixinta gacan ayaan u taagay every day new word ayey afsomaliga kusoo kordhiyaan the latest added word is ( heshiiska dp world ) oo looga jeedo ninkan iyo gabadha qudbo-siro isku guursada oo is qarsada.

 

runtii cajiib weeye, waxaa kala cusub Anwar Qarqaash oo loogu yeedho qof runta ka hadla

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 hours ago, Che -Guevara said:

Holac,

Xaafado can also be neighborhoods or quarters not an actual districts.

true, is not literally whole district

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aroori   

Burao is not very big Metropolitan city; but still one of the biggest cities in the Somali peninsula. below are some Google Earth Screenshots in comparison to Bosaso. All images taken at an elevation of approx. 14 km. once i have excluded Xaafada Koosaar (Kandahaar) from Burao and included it once. 

Screenshot (58).png

Screenshot (61).png

Screenshot (62).png

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

In the summer of 1981, I visited my uncle who was a public servant in Burco. They told me that when the family moved in there neighbors started throwing stones at the first night.

Dhagax bay nagu billabeen habeenkii. Anagoo yaaban oo leh waar waa maxay deriskan dadka shiidaye ayaanu habeenkii seexanay. Subaxdii ayey  na soo salaameen, markaanu waydiinay , " waar xalay dhagaxan ayaa xagiina nagaga soo dhacday", waxay yidhaahdeen , " Waanu idin soo dhaweynaynay". they became friends after that.

Burco is really something.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
11 hours ago, maakhiri1 said:

 

runtii cajiib weeye, waxaa kala cusub Anwar Qarqaash oo loogu yeedho qof runta ka hadla

xD Are you serious

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
9 hours ago, Aroori said:

but still one of the biggest cities in the Somali peninsula

You are combining two completely separate cities - East Burco and West Burco according to Saalax :$

Share this post


Link to post
Share on other sites
34 minutes ago, Tallaabo said:

xD Are you serious

Seriously, the place is something, though I would say a bit vulgar, and NO discretion.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.