Che -Guevara

Mohamed Mursal Abdirahman is the new Somali Parliament Speaker

Recommended Posts

15 minutes ago, Dahireeto said:

Kheyre's puppet. Nothing more. 

What did you expect when Khyre has the facility all captured and if that fails has the guns and if that fails some terror can be used. As long as these institutions are in Mgadishu they are beholden to the city even the very lives of politicians.

 

Now the constitutional file will either disappear or will be done as written on Khyre's napkin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Marka ugu horaysa xilkiisa allaha u fududeeyo dalka iyo cibaadkana khayr ha uga dhigo.

Dawladaan waxaa kaliya oo kaga duwantahay kuwii hore waa ka mucaarad iyo hagar-daamo badan tahay kuwii ka horeeyay ama dalal shisheeye ha noqdeen ama camiilo gudaha lagu talaalay ha noqdeene

Waa arrin wanaagsan aragtidayda inay xulufo noqdaan hay'adaha sare mar haddii wadanku khatar badan ku jiro.

Khayre waa hogaamiye fiican wuxuuna madax banaani shaqo iyo kalsooniba ka helay farmaajo waana hawlkar noqon kara mustaqbalka hogaamiyaha ugu sareeya dalka

Somaalidu waxay ku maah-maahdaa (galayrkii goray dhirbaaxay wax baal leh ma dayn)

Mar walba waxaa u fiican inuu hello qof ay wada shaqayn karaan, oo la xisabtama si daacada

Golaha dawladuna u arkaan dad shaqadooda gudanaya kuna ixtiraamaan la shaqayntoodana oo aysan hakad ah gelin markii la xisaabtan yimaado

Haddiise waraabe dad cun ah waraaqo iskusoo duwdo mid daciifana u dhiibaan isla markiiba waxaa imaanaya isku dhac iyo iska daba wareeg.

Waxaan taas u leeyaay, waxa kalya oo lagu wada shaqayn karaa waa aqoonta ka dhaxaysa dadka wada shaqaynaya iyo is fahamka, mar haddaysan dhisnayn maxkamaddii dastuuriga oo qof walbaa wadadiisa iyo xaqiisaba siin lahayd xataa waraabaha dad cunkaa haduu muwaadin sheegto.

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
13 hours ago, Old_Observer said:

What did you expect when Khyre has the facility all captured and if that fails has the guns and if that fails some terror can be used. As long as these institutions are in Mgadishu they are beholden to the city even the very lives of politicians.

 

Now the constitutional file will either disappear or will be done as written on Khyre's napkin.

The guts of this Xabashi marti. Xamar is our capital, and every Soomaali is free to live there, free to express his political views unlike the notorious Gulag that is Adisababa. You think you can divide us with your dog-whistle, clan-baiting political post.

And speaking of constitutions being written on worthless papers, tell that the one that was written by Senaawi and his regime in 1994 that is as useless as a discarded baby's diaper.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.