Sign in to follow this  
FatB

Man cuts off own penis

Recommended Posts

FatB   

A 25-year-old Egyptian man cut off his own penis to spite his family after he was refused permission to marry a girl from a lower class family, police reported on Sunday....

 

what is love

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

The symbolism of the whole thing is quite disgusting. I hope his real life disowned him for such a heinous act.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Ms DD:

Naf miyaa la barbardhigee bahalka? Qaalisanaa heedhe!

Waa nin beeraley ah oo baangad la,aan ku shaqatagey. Ilaahaa nalehey gacmo kaliya yaa waxku falikara...Najis dheh

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

lol MS DD nin xubinti jirkiisa ugu haboonid iska jaray aduun waxu usi joogo qalad waaye..

 

Dhib maleh haka kaadiyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Goodir   

Naf miyaa la barbardhigee bahalka? Qaalisanaa heedhe!

La'aantiis nolol inaysan jirin adigaa diidi lahaa agjoogiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

waa u dhammaatay kan,wuxuu gooeyey waxaan laga maarmin

 

wax kalaa lagugu caawiyaa oo cidi ku siisaaye'e

Calankaa jab waa ...................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Waxaan baryo la yaabanaa nin suuqa bartankeeda suul yaraha lugta gacantiisa isaga jaray

 

kan intiiba gam ka dhigay wixiisu waa....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Minow iska gooyay malatahay inee gabadha rabeyso? War wuxu caaqsanaa? Gabar la'aan iyo garuun la'aan waa dhibaato aduun!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Gabar aad uu qurux badan oo aan far la saarin ayaa fanaan weyn oo caan ah oo lacag badan lahaa jeclaatay. Waxay ka dul wareegtaba maalin maal maha ka mida ah ayuu qoor sagaaro ku qabtay wuxuna la tagay gurigiisa. Markay albaabka hore ee guriga laga galo joogaan ayaa gabartii waxay indhaha ku xaday sawir gacan ku samays ahaa oo odey bidaar weyni ku sawiran yahay oo meesha kabaha la dhigto yaala. Fanaanka ayaa ka hor maray gabartii isagooo si caro leh kabaha oogu tir tiranaya sawirkii. Gabartii iyadoo yaaban laakiin maskaxda ku haysa in ay waydiiso sababta uu saas u yeelay ayey hore hore usii gudubtay!

 

Sacaado ka dib iyadoo sheekadu meel dhexe u maraysa cashadiina laga faraxashay oo ayna ka qasneyn ayaa gabartii waxay fanaanka su'aashay sawirka uu kabaha ku tirtiranaayey cida uu ahaa iyo sababta uu halkaa u dhigay. Isagoo ka jawaabaya ayaa fanaanku wuxuu dhahay sawirka aad aragatay waa duq qoyska ka mid ah oo aan xarash u haayo markuu intaas yiri ayaa gabartii oo naxsan ku tiri haddii aan hawl qoys galay fadlan ka raali noqo oo sheekada noo badal. Isagoo hoosta ka dhoolo cadeyn ayuu gabartii ku dhahay arinta aan caawa kuugu yeeray ayaa ah in aan is kaa baro oo shaqsiyadeyda dhabta ah kaaga waramo isagoo hadalka sii wata ayuu wuxuu raaciyey in odaygaasu uu baday ciil badan oo ah in uu bilaa raasaas yahay. Gabartii naxdin iyo amakaak, ayaa ka soo hartay!

 

Isagoo sheekada sii wata ayuu wuxuu si degan ooga sheekeeyey qisada dheer ee uu ku waayey rasaastuu ku shaqaysan lahaa. Qisada ayaa sidan u dhacday, waxayna ahayd in isaga iyo aabihii oo wada socda in ay qabteen qabiiil markaa dhaqan xun lahaa oo marka ay guursanayaan raga ay soo qabsadaan ka soo jara qoriga iyo qasnadiisa labada boodyo dhexdooda ku rakiban. Fanaanku wuxuu goorahaas ahaa 14 jir! Odeygii aabihii ahaa ayaa waxaa loo bandhigay in uu kala doorto isaga iyo wiilkiisa midkooda laga jari lahaa. Odeygii ayaa mar uu aad u fikiray ka dib Ileyn waa nin dareen ku sii haraye wuxuu go'aansaday in uu wiilkiisa dhiibo isna uu saa ku badbaado. Fanaanka waagaas ayaa hubka laga dhigay. Si fiican markuu u caqliyeestay ka dib ayuu magaalo kale u haajiray wuxuuna galay dugsi lagu barto fanka iyo sugaanta oo uu isla markiiba ka mid noqday ardayda loogu jeclaa ooguna firfircoonaa.

 

Markuu habeenkii intiisa badan tagay gabartiina ay is leedahay ninku waa fanaan oo wuu ku sarbeebayaa yuunan hadal kaa dhicin ayaa waxaa si lama filaan ah dhagaheeda oogu soo dhacay su'aal uu fanaanku soo tuuray oo dhahaysa bilaa rasaas ma laga yabaa in aad nin ku raaci lahayd. Su'aashu sibay oogu soo deg degtay ninka uu ka hadlina waa isla naftiisa hase ahaatee isla markiiba way ka jawaabtay iyadoo muujinaysa sida ay ooga xuntahay musiibada xanuunka badan ee heshay ninka ay jeceshahay waxayna ku andacootay in ayna go'aan degdeg ah ka qaadan karin arin noocaas oo kale ah.

 

Adu isla maalintii xigtay ayaa fanaanka oo ahaa nin fahmo badan wuxuu curiyey hees caan ah oo ka hadlaysa sida uu jacaylku ooga xoog badnaan karo daruufta uu qofku ku suganyahay ha ahaato indho'laanta, dhago la'aanta ama baahida guud ee shaqsi ku dhici karta wuxuu isla heestaas ku xusay in xitaa ninkaan alaabta iyo hubka wax la iskaga dhicyo lahayn uu dareen iyo kalgacayl ku dhici karo. Qisadiisa oo ahayd mid isagoo yar ku dhacday isla markaana xanuun badan oo hami iyo hawadii uu dumarka u qabi lahaa wax u dhintay ayaa habeenka uu heesta samaynaayey wax yaalo badan oo qoto dheer in uu kaga hadlo u suurto galisay.

 

Isku soo wada duuboo gabartii iyo fanaankii ayaa is yara fahmay mudo dheer dabadeed. Calashaan way is la keeneen iri haa. Fanaanku hub uu iskaga difaaco taysadara iyo finiinka xaga gabarta ka soo dhaca ma uusan hayn laakiin laba qof oo si raaxo leh u wada nool ayey ahaayeen. In loo tumi jiray iyo in uu isagu si kale u tumi jiray midna lama sheegin lakiin bilaa rasaas ayuu ninkaasi ku baashaali jiray.

 

Sawirkii odeygii aabihii ahaa isna sidii buu meesha u yaalay iyagoo ku joogsada marka ay galayaan iyo marka ay kasoo baxayaan gurigooda raaxada badnaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this