Deeq A.

Dowladda Soomaaliya oo ka qowmamaysay xiriirka UAE iyo Soomaaliye ee xumaaday

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online)- Dowladda Soomaaliya ayaa hoos u dhigtay xiisadda diblomaasiyadeed ee kala dhaxeysa dalka Imaaraadka Carabta, iyadoo muujisay inay diayar u tahay wadashaqeyn iyo xiriir fiican oo dhex mara labada dal.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa looga hadlay xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya Somalia iyo Imaaraadka, sida dhaqaalaha iyo siyaasadda oo soo jiray qarniyo, iyadoo madaxda Soomaaliya ay ka go’an tahay inay sii xoojiyaan xiriirkaasi.

Kaddib markii 8dii Bishan April dowladda Federaalka ah ay Magaalada Muqdisho ku qabatay diyaarad sidday Lacag dhan $9.6Milyan oo doollarka Mareykanka waxaa cirka isku shareeray xiriirka labada dowladood.

War-saxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in xiriirka labada dal caadi lagu soo celiyo islamarkaana waxaa dowladda Imaaraadka looga mahad celiyay kaalinta ay ka qaadatay la dagaallanka argagixisada iyo dadaallada kale ee ay ka waddo dib u dhiska dowladda Soomaaliya.

Waxaa kale oo lagu sheegay in ismaan dhaafka labada dowladood yahay mid laga gudbi karo iyada oo war-saxaafadeedka lagu sheegay in labada dowladood ay wadaagaan xiriir Taariikhi ah,mid dhaqaale,Amaan iyo xiriirro kale oo badan.

Waxaa kale oo lagu xusay in dowladda  Soomaaliya ay sameyneyso horumar dhinaca dowladnimada ah,iyada oo dib u dhiska Hay’adaha dowladda ka shaqeyneysana ay diyaar u tahay in ay dowladda Imaaraadka sii waddo dadaallada taageeridda dowladnimada Soomaaliya.

War-saxaafadeedka ayaa intaas ku daray in Madaxbanaanida iyo sharafta Soomaaliya ay muhiim u tahay dowladda Soomaaliya,waxaana ay dowladda Soomaaliya sii jeediysay in laga gudbo wixii is faham waa ah ee dhawaan soo kala dhexgalay labada dowladood.

Ugu dambeyntii War-saxaafadeedka ayaa loogu mahad celiyay beesha Caalamka dadaalka ay ugu jirto dib u soo celinta dowladnimada,amniga iyo dhaqaalaha Soomaaliya.

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

Caasimada@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Markii horaba Farmaajo ‘hayaay ka soo kacayeydiisii’ waxay ahayd siyaasad xumo uu doonayey inuu dadka ku jaahwareeriyo si loo eryo Jawaari oo dadweynaha loogu sheego in UAE 🇦🇪 arimaha Somalia ay ku dhax jirto,   Eeg lacagta Imaraadku la soo degayey wuu qarin kari lahaa hadaanu ujeedo kale lahayn; dabadeedna hoos ula xaajoon lahaa Emaratka xitaa haday Jawari Camp u socotay . Emaraadka, Qadar iyo kuwa kalaba Muqdisho lacag way kala soo degaane ma cid baa maqli jirtay?  ‘Booraan hadimo ha qodin hadaad qodana ha dheerayn ku dhici doontaa mooyaane.’ mise waxa kaga sii habooon  ‘Waraabihii ..............’

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

The "exposed money" was sideshow meant to force Jawaari to resign and make his supporters in the parliament hopeless. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

They are a head the game. This is the diplomatic language. Somalia have to limit the influence of IC in the somalia politics. It makes progress. UAE have to play the rules of somali government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Dubai is " Casa Nostra" incorporated. They are evil.

Yet, the Somali state had played it's hands very well this time around. We put the Emirates were they belong and we punched them in the face.

Now, Somalia is playing the diplomatic niceties that is expected in Arab (Tribal) league gathering. If they want to deal with us, we have to start from zero and on equal footing, they must fitful few things or  they want be coming to the Red Sea.

Further more, they must cancel the so called Berbera base or their ambassador might be kicked out next. In the meantime let us enjoy this victory against the Dubai mob.

Unlike you guys, I see victory against the Dubai.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, galbeedi said:

Dubai is " Casa Nostra" incorporated.

What a fitting description. Cosa Nostra where the current American Empire and the previous British Empire are both at their service just like the Police in New York and Chicago were to Cosa Nostra.

10 hours ago, Oodweyne said:

Of course, it was never going to take long for Somalia to "cry" uncle the minute they saw how the UAE and the Saudi Arabia (KSA) along with Egypt, who are the only three Arab nations that actually make the "political weather" in the Arab League (AL) were one in their "political distaste" of what the Villa Somalia have done in their attempt to "embarrass" the UAE by way of taking this later country to the United Nation's Security Council (UNSC).

Egypt wants to punish Somaliland more than it does Somalia. Both humiliated Egypt in regards to military, navy and Airforce base Egypt wanted, but Somaliland was that humiliated Egypt first.

Countries like Egypt are petty and vindictive, but there is nothing Egypt can do to Somalia at the present time.

Saudis also have base in Djibouti (at least and agreement) and I do not think will go full throtle against Somalia.

US and Britain will provide more support to UAE than the Saudis against Somalia. Djibouti is of course in Somalia's corner here and Ethiopia is neutralized unless UAE comes with sack of hard currency and even then Ethiopia can only do small insignificant moves.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.