Deeq A.

Minister Barwaaqo faces more pressure from community groups after insulting women from Waraabe's sub-clan

Recommended Posts

Saalax   
2 hours ago, Suldaanka said:

Jeegaantu maskaxdii ayay kaa wareerisay. :D

All the things I post here I can back it with a face to face meeting. Can you? My offer still stand. 

 

War anigu maxan shaqaale kala kulma? 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow walaahi waa arrin laga murugoodi in ciyal suuq minister ah la fire garayn wayo just because he is related to the president. ninka Afbarwaaqo qabiil dhan oo taarikh iyo mamuus iyo sharaf leh ayuu nacsnimo la soo shirtagey anu waxba ka garanayn markasu dumarki ciil iyo caloolxumo ku riday. doqon ka weyn Somaliland ebidkeed kama dhalan niyoow. jeegaankan foosha xun  walaahi waa gun awood is biday. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Taariikhda sayidka badanka snm way xaqiraan ayagoo u arka inay kasoo horjeedo taariikhdii hore ee beeshooda oo sayidku ku tilmaami jiray inay taabacsanaayeen gumaysiga, halganka xorriyad doonkana kasoo horjeedeen.

 

balse waxaysan ogayn inuusan sayidku lahayn wasiirka warfaafinta oo isagu maamuli jiray iclaamka ama warfaafinta beel kastana goonideeda ula xissaabtami jiray asagoo afkiisa iyo gacantiisa maalaya.

Aragtidayda wali ingiriis jacaylkii waa ka muuqdaa ilaa maanta la joogo, waana tan keentay in dhagax rinji cagaaran la mariyo ayadoo lagu tilmaamayo in ingiriiskii halkaa taagnaa markii ugu war dambaysay.

Somaalidu waxay tiraahdaa run fakatay beenu ma gaarto waa haddii runtu dhacdo beenta horteed.

Xoriyadda ay haystaan waxay heleen 90kii taariikdooduna halkaas bay kasoo bilaabeen ilaa 2018

sida qoraaladooda ku cad berigii ingiriisku joogay xor bay ahaayeen, taasina waxay keentay inay masaxdo ama titirto taariikhdii raggii wanaagsanaa ee kasoo jeeday gobolada waqooyi.

Tan hablaha uu wax ka sheegay

Waxaa u furran aragtidayda, inuu cafis waydiisto gabdhaha hana ku war geliyo  inuu cid kale u carraysnaa markuu buugga qorayay error'kuna iskii u yimid.

Taasina waxay keenaysaa in beeshu midowdo mar kale dumarku waa qalbi fiican yihiin , hana u sheego inay cadaw badan leeyihiin oo aan laysku mashquulin waa iloobayaan si dhaqsaa haddii la maqashiiyo cadaw kale.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.