Sign in to follow this  
camel_ksses

Immigrants

Recommended Posts

Rayaana this is not my post Ok, u should re-check the owner al'right. I did not say u guys are not allowed welcome here....only 4 ppl are left in this post, thats me, QQ, Tuujiye n Nuune and yes we do NOT want any intruders thank you very much!!

 

Tuujiye axsantu yaaqay, waad i sharaftay Ilaah haku sharfo. Missed u 2 sxb! gabdho badan oo buuga iska jecel meeshaan horta aad bey uugu badan yihiin laakiin ha daneenin, kuwaas oo kale lomaba jawaabo

 

 

QQ- waraa ninkaan wuu i nacay. war heedhe maxaa PM ki iiga goosatay, soo teey nusku keen bixi jirtay? ar adigaa, nin jiro aan kuu haystay laakiin waa lagu af duubay aan u maleenaa, waa iska cadiyoos. btw ole hyva

 

nuune- iskool soomaaliya maka soo dhigatay? if yes kee soo dhigatay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

loooooooooooooooooooooooolqac'qaaaaaaaaaaaaaaac..lollllllllllllloooooooooooooolllllllllllooooooool

 

anigana Qac aa la iyiraahdaa, oo haddii lagu dafo kaama dhigayo, waan iskala qeebsan lahaa ayaga...

waa oynooyaaadoomooo...lol....

 

kynda yarta wlc adi beesaani aatahay waan ku arkay hore..bajaq doo kala xirana sawir ahaan aa uwadataa...meeshaan is jiid jiid majiro laqabso ama ogoloo in lagugu qabto..loooooooooooooool..

joking..wlc sis..

 

Ck gabdhahaan buufiska qabo in la dajiyo ee u baahan yihiin..qac'qaacin uu hurgufo kistoo ee u baahan yahiin nooh..

 

checkmate quuuq mataqanaa. Adi tuugsasho aa jambalka kaa dhameysay.."LAx dhimatay,laan katuugoo aa tahayee ceesaan yaroomina shaakariina" geed yahoo afkiisa aad u qabto jalmad qaxwo laga shubaayo, socodkiisa aad u qabto geberimaanyo jiis ah..looooooooooooool..

Abaa afuufoo mataqanaa? afka dalaq hakaa dhaho..

 

jaaw hee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

ee maxaa ck iyo rayaana buujimo maa idiin xirnaa saa isku feertaan haddii kale naga daaya dacwada badan. hal koor is dhaafa nooh.

 

CK.. maxaa adi kuu diiday pm, one way street ani ma aqaan. laakiin gaashaan aan ayaantaan wataa oo waxaan iska difaacooyaa gabasaaro iyo dirac ya badan.

 

CK maxaa Nuune ubaaroosaa laakiin, emigration miyaa meesha.

 

Tuujiye, kor u ooy. cirka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

caramelka, waa su'aal muhiim ah su'aashaaasi, anigu hadaba waligeey iskuul laima galin.

 

tuujiye, waraa meeshan waxaa jooga dad iskaba xanaaqaayo hadaad hadashaba amaba aad wax yar oo kaftan ah sheegto, ani waaba ka aamusayba, aamusoowga leen ku dadaalaa hadda ka dib.

 

lucky,thank God inaad magacyadii dhaadheeraa aad iska xoortay,InteResTing

 

qac qaac yaa arkay ayaantaan, kolleey waxa helay wax yar ma ahan, yaa ku baduujiyay waraa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraa kac kac ..waa laga cabaaday aan maqlay nuune..pm uu wax ku qaloyaa anagana zabta nooguma yeeraayo, gabasaar iyo dirac iyo kastuumo aan iska difaacaa kulahaa..been badnaa ma yahuud ee daris yihiin...

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

loooooooooooool tuujiye, waraa naga aamus, aniga lucky diracyaheeda aaban khaata bilaahi ka taaganahay, markay ka buubi rabaanba gadaal uu u soo noqonaa diraca, waxaas maxaa waaye ama nuudo juusto ah ama jalbaab waxx ka dhaxeeya ma lahan looool :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

lool "nuudo jeesto"..lol..feebaro eeba nagu dishay bacawda..tuugoo ee ka danbeesaa aan u maleynaa..laakiin yaa tuugo gabar dirac gaduudan. waa u jeedaa qac'qaac aa ku go'go sidii xaashi dhamaad ah siduu lucky u tuugaaye..lol..yaa muslimiin..lol..

 

Ck adi kaalay garees soo xiro nooh. mise waa danbeesaa wili cambuur djaboety aa xirataa..lol..mise alaabta bacadlaha..lol..

 

Nuune.maxaa waaye gabdho badan aa kusaaran maal mahaan sidii aboorkii camal aa meelkaste laguu jar jarooyaa..lol..

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

tuujiye waad ila garatay wallee, lucky waxeeda caadi ma ahan, abbaay caramel lama fahmi karo ayada, burus iyo mallaay qubkiisa xataa wey xirataa aan maqlay, qac qaac aa saas igu dhahay abaa ani ma ahan looool

Share this post


Link to post
Share on other sites

waraada barasho wanaagsan horta, magaceyga waxaa la dhahaa hada ka bacdi BIIDOOS. waraa tuujiye waad dambeesa, gareeskaa sheegeesit goormaa laga tagay. aniga jidka markaan socdo wiilashan dhan indhaha aan tiraa...caan aan ku ahay alaabtaas.

 

Canada waan inaan mar idiin kuugu imaada adi iyo QQ oo indhaha gab idiin siiyaa.

 

Nuune labadeena mar waa inaan labadaan u tagnaa, maxaad ka qabtaa? quf kastaba komputerka gadaashiisa oo booto ka haayaa, waxa ey isku haayaan waa inaan soo ogaadaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

abaay caramelka, maxaa tiri, kuwaan booto waaye waxooda, walaahi si fiican aad u baratay qaabkooda, ani diyaar iyo kiilo aan ahay, canada aan oogu tageenaa ayukoo biibito tubaaka ku dhuuqaaya aa arkeenaa kala carar aa ka dhci doona markaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalixa   

ck

--------------------------------------------------------------------------------

Rayaana this is not my post Ok, u should re-check the owner al'right. I did not say u guys are not allowed welcome here....only 4 ppl are left in this post, thats me, QQ, Tuujiye n Nuune and yes we do NOT want any intruders thank you very much!!

i'll re-phrase that bit for ya: YOU ONLY DONT WANT INTRUDERS, i didn't see any of the other nomads feel the same way. SPEAK FOR YOURSLF AND ARROGANCY.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Caramel Kisses hadaba joog meel yaa ku dhaha, canada aad imaatid ba, tuujiye lugta kaa xiraayo oo really u won't back to that boring country u from... all u guys know is queen this queen that. lool. hadaba ani waan kuu digay, hadduu tuujiye luuq kula galo nasiibkaa.

 

Nuune adigana, abolba waxaad iska aheed single mother raadis, marka kula ma yaabayo, hadalkaaga. ee iska imoow duqa odayaasha la buriyay waxay ka tageen aan kuu heennaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

rayaana orod meel kale ka qaraabo, inta boos ma kaaga banaano! :mad:

 

 

Tuujiye markuu luuq ila galaayo ani meed maa ahay. Karate aan soo bartay black belt aan haystaa marka feeraha aan u jimcinaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this