Sign in to follow this  
camel_ksses

Immigrants

Recommended Posts

Qac Qaac   

adi il lugu baryo aad kaheshaa hayye, ee orod oo sii soco, fiinyo ganjeelo. fiinyaha. sandalada imaqashii.lol

 

hey i got carried away... caramel kisses, Kawaanimo Universityada malagu bartaa. in London.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraa qac'qac fiinyaha aa dhahday meeshaan waa la tir tiri rabaa marax yahoo shiidka ah..

 

warada waxaan maqlay oday 60 dan jiro aa guursaday gabr 16 jir ah...see ku dhacday waxaas..anga hadaan 18jir fiirino chilmelester aa ladhahaa asagana gabar 16 jir aa lagu casumay...

 

qac'qac, nuune, maskiin macruuf iyo CK ka hadla nooh waxaas....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waraa bax naga tak, gabar yarlee ka hadlee marka aan ku arko, 16 jir, 17, 18, waraa bax shaqo yeelo kuwa ku le'eg raad so, qashiin yaho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

tuujiye, adiga sxb waxad ku nooshahay aduunya aan jirin, sxb aniga aroos waxaan joogay naag 62 sano jirto oo wiil 24 guursatay,arooskaas wuxuu dhacay sanadkii hore,iam talking about soomali,labaduba soomali bay ahaayeen, and it happened in africa, nairobi,

 

middaan la yaabay waxay aheyd, naagta tababar aa lasoo siisay, bikoorad ay ku socon jirtay bikooradii waa laga tuuray,kaba qoob dhaadheer aa loo xiray, ninka arooska meesha ma imaanin, arooska markuu dhamaaday ninkii naagta duqda guriga aa loogu keenay ayada ma dhaqaaqi karto sidii loo waday naagta aa ninka dusha laga saaray,ileen ma dhaqdhaqaaqi karto naagta, waa meed aan bakhtinin tabcaan miina aaryo ah waliba,

 

marka odayaasha waqtigan jooga gabdhaha kama maarmaan, mar haday duf iyo dhogor ku baxday oo ay kor iyo hoosba ku cirriyeesteen waa inuu odeyga helaa mid yaroo muruqa ka saarta bidix iyo midig u kala tuurta qolka dhaxdiisa kadhimeey ku ciyaaraan,

lama yaabayo aniga, aniguba hadaan 80 sano jiro, tu yaroo bacaroor ah oo kala daadaneeso ayaan nabta ka qasi lahaa, dhangadna waan la dhici lahaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waraa ciidamadaan tawabar badan ayee haystaan, qarkood Ruushka ayaa laga keenay, qaarkoodna Masar, ee iska ilaali, adi gurmad xun aad tahay. marka ciidamada homeland security.. it usually takes them couple of words u say to them. but u were lucky u said it in Somali....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraa goobtaan yaa la xirin yaah..luuq anaga noo gooni ah uuba noqday ma is dhahdeen..waraa nuune naag 62 aa gurrsane sariir xataa ma u baahnid dhulka ee kumacdahay aa la dhahay by maka xaaji banaadir..lol..abuulan ku taraarax yaa abooto dhacnay iisha ilbuunee..najoota bilcilmika..iga faaf waxaas ma maqli kariyee....abuulan aa..uuuuuuuuu...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ haa walaahi waa luuq noogooni eh....luuqaan laakiin maalmahoo waan kasoo hawa gidistay laakiin I'm back

 

war cusub baa iga dambeeyay...nuune aa 62 jir ayeeyo guursanaa aa? innaa lillaah wa innaa ilaahi raajicuun...abootooy na furo..war bala ku dhibsatay irsaaqada meel kale maka heli waysay? loooooooooooooool ma rabtit miyaa inaad ubad dhashit?

waraa Qac Qaac talow malaga yaabaa 62 jir iney wax dhasho? loooooooooooooool :D

 

jawaab aan sugaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

caramel haa walagaa yaaba, sababta, Nuune iyo Garabtuujiye, reer afgooye ayee ahaayeen. oo yaxaas yo, baa ushaqeen jiray. alle nuune maxuu naag ku guursaday been iyo faalso iyo passport uu soo xaday.

 

waraa maraxiinta kale yee luuqa naga soo galin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

caramelka abaay, tan 62 jirto nafleey ma ahanoo hee, way dhalee ma ahee way dhalee raximka lee laga jaraa koo cuseeb baroowo aa lagu dhajinaa, kaddib ayadaa sidii eeyga u dhaleeso toban toban :D .

 

qac qaac, waraa qarxiska dhaaf kuuleey cali banjar haku biiqdee,

 

tuujiye adi fiiri, abuulaan kulahaa, looooooooooool, cali uraaye aan soo xasuustay markuu ceesaanta

boodaayo(abaahinaayo) :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

caramelka loool, nice try, but what is the difference, buuuf lee ma ahoo waxaan kala qaad qaadeeno, istaqfurulaah, ha i danbaajin abaayadiis :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this