Sign in to follow this  
camel_ksses

Immigrants

Recommended Posts

nuune   

waraa tuujiye, ha igu dirin gabarta yaah, ilmadoow waaye, sxb intaad sheegtayba ma cuno, anigu waxaan cunaa cuntada indhayarta sida dixiriga,faraska,yaanyuurta iyo wixii la mida oo cayayaan iyo xayawaan dugaag duurka ku nool oo dhan, it is my hobby sxb, i have to keep the dhaqan alive

Share this post


Link to post
Share on other sites
lol   

Yaa reyn doono bilada (Caramel Kisses)... Garab Tujiye mise.. Nuune... guys cast your votes....

 

So far I vote for Garab tuujiye :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Hibo ma aan'san la soconin meesha in "bilad" loo tartamaayo. marka hiboos micnahaaga ma fahmin abaayadiis

 

teeda kale " sexy girl" ee ku haayaan, uma jeedi quf magacaas meesha ku joogo :confused: , wiilal sex maa idin hor ka cay? waraada fariin isku qabta :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
lol   

Caramel... U didn't know dat... darn... the guys are at each other's dhuun and u r missing out on it..... shame shame...

 

Nuune & Garab.. kala hara bes... niigama war qabto sxbteey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Warmoog   

Originally posted by camel_ksses:

Box 109, 365 Roncesvalles Avenue, Toronto M6R 2M8
Tel:416-837-2218

Fake phone number. I dialed it and got the answering machine for a renovation company.

 

CK - Please do stop wasting your time by filling the forum with gibberish about a fictitious organization.

 

Salaamz.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Yasmiin yarta walaahi jiiq ee kugu tahay. Number kaste ma iska wacee maskiin mire qare.

 

ceramel kisses..kaalay sex aa sheegeysid maxaa waaye. waaba naga orod badisee..kabo taako in ee kuu xiran yihiin aan u qabe laakiin teebe aa xiran tahay. Fariin aan qabanaa ani, laakiin adi taako aan kuu dhigaa..lol

 

Hibo mukulaal duureed intaa iska soo dhigtay aa aarabiitare noo noqonee, nuune lee iska ilaali mukulaal yaasha xataa waa cunaa uu dhahooyaa waa maqloosaa. xoolo ma aha..

 

Waraa Nuune dhaqan aa hagaajineesid kee waaye marax yahoo...lugu hiisa aad u qabtid geberimaanyo jiis ah...Dixiri maxuu kaa sameeyey maskiinka tiisa aaba heysato suu ku soconlahaa ka qalee yaaqee..

 

shiinees cuntadiisa aa isku cunee walaahi ciyaal kaaga waxaa ku dhacaayo cudur la dhaho " ar ka carara..lol...

 

waraa baashaalka meeshiisa kasi wada...

 

Yasmiin walaashiis meeshaan lafahaga kala carar inta qoor sagaaro lagugu qaban....

 

jaaw....

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

garab tuujiye, sxb gabdhihii eber aad ka dhigtay saad u rifeesay, sexy girl aa kaga billoowday tii xanaqa badneed, then camel-kisses aad ku dartay, then hibo then yaasmiin, waraa is dajji yaah,mid mid qoorta ugu dhag maxaa waaye afartooda,

 

waraa igu salan hibo sexy girl yaasmiin iyo caramel adaa af garanayee lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Senora   

garab tuujiye & nuune

 

While Im busy trying to learn all of these other languages, I dont even know my own that well, and I'm sorry for that... I didn't understand a lot of what you guys were trying to tell me, but I will try my best to respond to what I assume you were telling me....I apologize in advance if you guys don't understand english that well( althought based on previous posts, I think you guys do pretty well), as I can understand how frustrating it can be when someone addresses you in a language your not that fluent in...

 

anyways to nuune

I take it that you didnt mean what you said, and I accept your apology, but just to let you know, i undestand that what you said wasn't directed towards me, I just wanted you to be a little more humble towards the poster. I'm aure there are a few girls that would make great use of an organization like this( but based on Yasmine's post, I guess a real one would help!)

 

Oh, and garab tuujiye, Lol, I wasn't really upset, I just wanted Nuune to be a little understanding, so I wont have to worry about " hadii xanaaqeysidna diraca iska jeex jeex ciil daraadiis."

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Iyaah...

 

Caremel..iljibiska aa idilay nooh bas iga dheh anaa kuu imaanayee..lol..

 

Yaska..afsomali hadii aadan kaseen macna malaha, hibo aa turjimo noonoqoneyso ayadaa safaarada ingariiska ka shaqeen jirtee..

 

waraa nuune..kaalay ani markii salaanta kuu qaado boostoole maan ahay. Gabar dhana in la rifo wex ee ka jecel yihiin maleh.. Marka Gabdhaha salaan sheeq sheydaan yahoo..dhaq dhaqaaq badnidaa ma cunug gaajeesan oo hada dhashaa tahay..Cuuuudu bilaaah........

 

Caremal kisses..maxaa tiri, "waa taraaraxee taako ii dig, waa dhididee dhab iiga siis...ajaaaaaaaja..iga waal waaye warkaa iga ganbiso...lol..

 

waraa bashaalka meeshiisa kawada..

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

"yahoo..dhaq dhaqaaq badnidaa ma cunug gaajeesan oo hada dhashaa tahay..Cuuuudu bilaaah........"

 

 

TUUJIYE WARAA SEEN GEEL AAD TAHAY ANAABA KU DHAAMO OO BOOD BOODAAYO LOL FAR WEYN AAN ISTICMAALAAYAA BECAUSE MAANTA WAA SUNDAY, boostaale waaxid

 

 

SEXY GIRL,abaay taankiyuu, hadaad i fahantay waxaan sheegayay inuu khayr ahaa,

 

CARAMEL salaan waalan dhab dheh mar kale tookadaan anaa kugu soo tuuray

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraa nuune geelkaan aa sheegeysid maxaa waye zab maa jirto...sundayna goormee noqotay aduunka qamiis iyo jimco aa lagu jiraayee..adiga waxaa ka imaaday isgooska aduunka meeshuu ku dhamaado yaah..salaan badanidaana ma tacsi aa jirto...geel iyo salaan...waraa zabta xagee ka jirtaa...zab uris aa isla ahaan jirnee...zabatul wiido ma maqashay..lol..

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

tuujiye, ar maxaad zab ka qaraabtay, ani waxaan ugu jeclaa zabtul dariiq, adoo wadda iska socda aa arkee, zabatul wiido laftirkeeda ma xuma laakin sidii lagu helo aa adag, waa necbaa tan, maantoo dhan saad u raadineeso sometimes waxba ma heleesid,

 

waraa aniga geel aan raaci jiray,adoo kale ma ihi oo ciyaal dooro ah, waligaa geel maka dhalisay, ani waa ka dhaliyay, geeloow oo is fuulaayo xattaa maadan arag, nirig waalan aan lahaan jiray ani,way dhimatay ilaah ha u naxariisto,aamiin

 

sin salaaminshi tutidiin, ani sii dareeree,lankii salaamu fadaaw wala kiin galoow erliga leki hooy un bas

 

ha idiin macaanaato waraada

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this