Deeq A.

Saraakiil Sare iyo Ciidankii Xasilinta ee Fududeeyay Qarxii Shalay oo Jeelka Lagu Guray

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar hadda soo gaaray WidhWidh Online ayaa waxay sheegayaan in ammar kasoo baxay wasaaradda amniga DFS lagu xiray saraakiil iyo sidoo kale ciidamo ka tirsan kuwa xasilinta Muqdisho. Xubnahan oo aan magacyadooda helin ayaa lasoo sheegayaa in lagu haysto arrin la xiriirta qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Waxaa hadda lagu xiray xarunta CID ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo su’aallo badan halkaasi lagu weydiinayo. Dhinaca kale waxaa la soo sheegayaa in afar dowladood ay qayb wayn ka yihiin qaska caadimada muqdisho. Waxaa hogaaminaya dowladda sucuudiga, Imaaraadka,Itoobiya,Kenya oo intaba dano gaar ah ka leh dalka Soomaliya.

Dowladda dhexe ee Soomaliya ayaa maanta uun ku baraarugtay inaysan lahayn ciidamo sirdoon ah wahaba yaraateen. Halka dowlahadaas ay u joogaan gudaha Somaliya xataa ka ku jireen dowladda dhexe Soomaliya iyaga dhaxal ka dhigtay lacag yar oo la siiyi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, cadnaan1 said:

Who is this deeq guy,,,ha Naga daayo newska uu website-yada ciyaalka xaafada uu kasoo xigto.

I am with Candaan1 here, please DEEQ factcheck your news, before posting on this GREAT website!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.