Sign in to follow this  
Fabregas

What language/s do you speak?

Recommended Posts

Ismahaan   

Originally posted by Yaabka-Yaabkiis:

"Is Borana language similar to Somali or?"/

 

Nope They are different..

What the Borana language sounds like then to Somali people who don,t speak Borana?

 

I hope it doesn’t sounds like ZULU or having some hot potato in the mouth. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Originally posted by Yaabka-Yaabkiis:

i really understand some of Borane language words..it might make u laugh(lool) marka kugu horeeso is like:
KUDHUFO, KAJAR KU DHAC

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Boorana is generally considered a dialect of Afan Oromo [Aforomo] and the closest language to Afsoomaali, beside Rendille, is Boorana.

 

Here, in this following list, is a few of many words we mutually share with Oromada, including Reer Boorane, sometimes called Booni.

------------

 

Meaning: 'say' or 'shout'

 

Soomaali: iyaa [yaah]

 

Oromo (Galla): iyya

---------

 

Meaning: 'crockodile'

 

Soomaali: yaxaas

 

Oromo (Boni): yahaas

 

Rendille (Reer Diinle): yahasi

---------

 

Meaning: 'wild dog'

 

Soomaali: yeey

 

Oromo (Galla): yeeyii

 

Oromo (Boni): yeye

 

Rendille: yaay

---------

 

Meaning: 'light'

 

Soomaali: if/iftiin

 

Oromo (Galla): ifa

-----------

 

Meaning: 'long hair'

 

Soomaali: dab

 

Oromo (Galla): daabee

----------

 

Meaning: 'back'

 

Soomaali: dhabar

 

Oromo daban

-----------

 

Meaning: 'young bull'

 

Soomaali: dibbi

 

Oromo (Galla): dib-icca

-----------

 

Meaning: 'man' [calling a man]

 

Soomaali: waryaa [waraa]

 

Oromo (Galla): warra

--------

 

Meaning: 'call, invite'

 

Soomaali: waani/waano

 

Oromo (Galla): waama

-----------

 

Meaning: 'hyena'

 

Soomaali: waraabe

 

Oromo (Galla): warab-esa

 

Rendille: waraba

-------------

 

Meaning: 'boy' or 'child'

 

Soomaali: wiil

 

Oromo (Boni): weel

----------

 

Meaning: 'son, brother'

 

Soomaali: walaal

 

Rendille: walal

------------

 

Meaning: 'rhinoceros'

 

Soomaali: wiyil

 

Rendille: weyel

--------

 

Meaning: 'fruit of cactus'

 

Soomaali: tin [tiintiin]

 

Oromo (Galla): tini

-----------

 

Meaning: 'spit'

 

Soomaali: tuf

 

Oromo (Galla): tufe

------------

 

Meaning: 'beat'

 

Soomaali: tun [tuma dadkaas]

 

Oromo (Galla): tuma

 

Rendille: tum

---------

 

Meaning: 'she-goat'

 

Soomaali: ri'

 

Oromo (Galla): ree

-----------

 

Meaning: 'follow'

 

Soomaali: raac

 

Oromo (Boni): raa'

 

Rendille: raah

----------

 

Meaning: 'run'

 

Soomaali: orod

 

Oromo (Boni): irid

 

Rendille: irid

-----------

 

Meaning: 'womb, uterus' or 'pregnant (of animals)'

 

Soomaali: rimay, riman

 

Oromo (Galla): riimaa

 

Rendille: rim

-----------

 

Meaning: 'rain'

 

Soomaali: roob

 

Oromo (Galla): rooba

 

Oromo (Boni): roob

-----------

 

Meaning: 'cow'

 

Soomaali: sac

 

Oromo (Galla): saa'

---------

 

Meaning: 'lungs'

 

Soomaali: sambab

 

Oromo (Galla): somba

---------

 

Meaning: 'cripple'

 

Soomaali: naafa

 

Oromo (Galla): naafa

---------

 

Meaning: 'breath' or 'soul' or 'life

 

Somali: naf [soul] or neef [breath]

 

Oromo (Boni): nef

----------

 

Meaning: 'man'

 

Soomaali: nin [niman]

 

Oromo (Galla): nama

----------

 

Meaning: 'breath' or 'breathe'

 

Soomaali: neefso

 

Oromo (Boni): neefso

 

Rendille: nefsi/nefso

----------

 

Meaning: 'live long'

 

Soomaali: raage

 

Oromo (Galla): raaga

---------

 

Meaning: 'elephant'

 

Soomaali: maroodi

 

Oromo (Galla): marode

---------

 

Meaning: 'be drunk'

 

Soomaali: [ma cabee], cabid

 

Oromo (Galla): macaw

----------

 

Meaning: 'family' or people

 

Soomaali: maati [people]

 

Oromo (Galla): maatii [family]

---------

 

Meaning: 'manger' or 'home'

 

Soomaali: moora ['animal shelter'], old homes

 

Oromo (Galla): moora

----------

 

Meaning: 'herd of cows'

 

Soomaali: lo'

 

Oromo (Galla): loon

 

Rendille: loolyo

--------

 

Meaning: 'hen'

 

Soomaali: luki [lost word, now dooro]

 

Oromo (Galla): lukku

---------

 

Meaning: 'leg, hip'

 

Soomaali: lug

 

Oromo (Galla): luka, lukaa

 

Rendille: lux

----------

 

Meaning: 'name'

 

Soomaali: magac

 

Oromo (Galla): maqa

 

Rendille: magaca

----------

 

Meaning: 'house'

 

Soomaali: minan

 

Oromo (Galla): mana, manaa

 

Oromo (Boni): min

---------

 

Meaning: 'bone'

 

Soomaali: laf

 

Oromo (Galla): lafe

---------

 

Meaning: 'companion, relative'

 

Soomaali: lammaan

 

Oromo (Galla): lammii

-----------

 

Meaning: 'heart' or 'chest

 

Soomaali: lab [heart]

 

Oromo (Galla): labb [chest]

-----------

 

Meaning: 'swallow'

 

Soomaali: liqid

 

Oromo (Galla): liqim

-----------

 

Meaning: 'foreskin' [dead skin]

 

Somali: qolof

 

Oromo (Galla): qolofa

---------

 

Meaning: 'cold'

 

Somali: qaboow

 

Oromo (Galla): qabbanawa

 

Rendille: qobo

----------

 

Meaning: 'young female camel'

 

Somali: qaalin

 

Rendille: qaalim

----------

 

Meaning: to bite

 

Somali: qaniin

 

Oromo (Galla): qinina

------------

 

Meaning: 'high mountain, summit'

 

Somali: qar [qarka]

 

Oromo (Galla): qara

_____________________

 

Xamaa ka laqday dahii faniji lagu dahlo? Geeshaaba dawdaayee...Foqkii faniji qayaano, foq Loosaami qayaano lee yaawe, saat go'oow liiwoow...Na'aga tancaroshabaqa naga faadhee...Haw!

Da'iga kaaya dahlaaye Faniji badhta ah hoon? Xawba maka laqdano ku dahalka Faniji eeh.

__________________

 

Inta kale kugu raacey, laakin magacdayadan aad cayeeysaa waa qaar Islamic ah! Magacda Somaalida aad ayey u macaan yihiin, laakin qof ahaan kuwa saxaabida ama Islamiga ah ayaan jeclahay... and that's the case for many Somalis.

Many of magacyada ee maanta la baxaan Soomaalida qaarkood has nothing to do with Islamic, or so they think wrongly it has to do with that. There are not generally any agreed "Islamic names," but those that are considered to be generally "Islamic" are very few. Max'ed, Abuukar, Cumar, Cali, Cismaan, Caasho, Faadumo, Seynab, Khadiijo, et cetera, et cetera la garay, not Imtisaar, Imtihaar iyo wixii kale. Almiina Imtixaan la garay mee la baxaan kaas.

__________________

 

Saaxib horta run baad ka hadashay, maalin dhowayd nin baanu Suuqa isku qabsaney, Sadex ciyaal oo uu dhalay buu daadihinaayey, markaas sheeko ka dib baan caruurtii waydiiyey magacyadooda? Waxa ii sheegeen wax kuba adag oo carabkoodu aanu karayn, oo anan hada xuusan? Markaan la yaabay, Baan isagii waydiiyey? oo iri, waa maxay sidani? Maxaad caruurtaada kala doontay magacyadan aan cidi ba karayn? Indha adayg waxa uu iigu jawaabey soo carab manihin? [Mad] , Dood ka dib waxa aan ka dareemay in uuna kuba kalsoonayn magacyada Soomaaliga ah. Dhibku intaas maahe, Soomaali badan weliba qurbaha baa taas la qabba.

Wuuba isla sii qumanyahay kaas yaah? I am glad many are realizing ka carar magacyadooda Soomaaliyeed inay meelna ku gaareynin and opting out the true, original Cushitic Soomaali names.

 

Magacyadii hore oo aanan Soomaaliga ahayn ayaaba dhaamay kamid ahaa Sahro iyo Yaasmiin, which has the same meaning as Ubax, still waa u dulqaadan jirnay, but maanta? Sahradii ayaaba afar loo badalay, mid u bixiso gabadheeda Sara iyo mid kale Sarah. [ingiriis iska doon doon iyo wax kale inay ka tahay ma'ogiyee.]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Eey kii dirsaday walaaguun dhan? Shaqo la'aan lee iga dheh...Long hair na shimee dab noqotay? Iyaah...

 

Originally posted by Ismahaan:

I hope it doesn’t sounds like ZULU or having some hot potato in the mouth.
:D:D

LOOOOOL@Potato in the mouth...No shidh eh!!! LOOOOL...

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Kool_Kat:

^Maansho labadaan bari dhagaha xoogaa idheeraadeen...Ar amaan dameer isku badalooyaa?

Mukulaal Qaboow...Marka hore Salam Aleikum W.W...marka xigana ogoow horta ani muggoo waa kuu digay taas ogoow hadhoow maxaa iigu sheegi weesay hai dhihin.

 

Boboow saa u socotay maa saas keentay? Waa yaabee reer Kismaayo maatahay?

horta ma ogtahay in reer Kismaayo ee yihiin dadka ugu reer magaalsan Soomaalida hadana loogu dacaayad badanyahay? Soomaali maryooleey oo dhan waxee aaminsanyihiin inee sixirooleyaal ee yihiin and I met a guy once who disliked dhallinyarada reer Kismaayaha ah marka maalin ayaan fursad uhelay inaan weeydiiyo wuxuu ku nacay...widaaygeey waaba iiga digay oo xittaa wuxuu igula dardaarmay inaan iska ilaaliyo sababtoo ah sixirooleyaal waaye kulahaa...I asked him to elaborate on it more...(You gonna love this)...wuxuu iiga sheekeeyeyinuu gabar la socon joray...marka waxaa dhacday in gabartii uu wiil reer Kismaayo ah ka qaaday but macallinkaan wuxuu ku adkeestay in sixir looga qaaday oo wuxuuba ku leeyahay si kaloo qofta looga qaadi karey maba jirto....Reer Xamar iyo faan jaceyljooda. redface.gif

 

 

Am I reer Kismaayo? see camal adiga Mukulaasha? you would've known by now if I was either from Xamar or Mudug...How?...you ask...Well...horta mida koowaad dadka ka imaado labadaan gobol waxee ubadanyihiin qabiiliisteyaal, mida labaad il adeeg iyo murun iyagaa keenay...yaa is faanshay aan reer xamar iyo reer mudug eheen? by the way I did tell ciyaal Hodankaas inaan Kismaayo Caddeey ka imaaday and qof sixrayna ma jiree it's just that reer Kista have a way with the ladies thanks largely to the saliida Qubada oo aan qaarna cabno qaarna korka iska marino... smile.gif you should've seen the embarrassment on his face but I told him not to worry as I wouldn't hold it against him.

 

 

Ani mugoo waligey bakeeri biyo maka kaban Kismaayo iyo agagaaraheeda

Waxa kaa maqanba inee intaas tahay ma ogtahay horta?

 

 

balse dhalinyarada gurigeena joogeen aa kawada yimaadeen

Gurigiina Utange muu ahaa? Maxee ahaayeen kuwa guriga iska joogay? lol

 

 

Been speaking this afjini thingy since I was 7yrs old or may be even younger...

Typical reer Xamar iga dheh... :D ...You and Miskiin Macruuf and many more I have seen here waxaa ogaataan in la idinku cabay...waxaa ku hadleesaan waa second class Af Jinni oo jeebkiina ah...kan Kismaayo Indhaha Uroon looga hadlo iyo kaa wadataan shaqo iskuma laha...waxee kala yihiin maalin iyo habeen...Jiq ee idinku tahay...hehehe :D .

 

 

is ceejiya sakiin laqa fuusto dhagax ka buuxana ka daba geeya.... :D

 

 

PS. Nuunaha iyo Aabeheed ma kuu fiicnoo.Ciao.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

BOB, horta reer Xamar faan haku sheegin!!! HABA KU SHEEGIN!!! Idinkaa sidii weed camal inaa u duuduubateen, aa afka iyo sanka iyo indhaha ka keenteen...Faan yaa nigu gaaro...Laakiin I must give it to you guys, si ilbax nimo aad u faantaan...

 

it's just that reer Kista have a way with the ladies thanks largely to the saliida Qubada oo aan qaarna cabno qaarna korka iska marino...

Halahaan faan maaku gaartay? Kan faan waaba dhaafay, inaa kalmad cusub usoo raadsho waaye...Hoyadeey aan kala soo tashanaa iisug lee adi...

 

Waxa kaa maqanba inee intaas tahay ma ogtahay horta?

Thank you very much...Meeshiina iyo meel dheer, waxaa saliid ka dharjisiin allaha nii sahlo aboow...Muku jiri ani mugoo...

 

LOOOOOOOOOOOOL@Utanga inuu gurigeena ahaa...Utanga lee iga dheh, laakiin first class treatment ee dadka heli jireen... ;) Hooyadeey cidaheeda badankood Xamar madaganeed, so markey yimaadaan, intee kalehee la'aadaa? Gurigeena lee...Kaaga daranteed waxa Howlwadaag daganaa badankood afJini isaga hadli jireen...

 

Typical reer Xamar maa iigu wacday? Kuuma quuro, but it is a must: Hal dhabaaxo iga hoo horta - DHAAAAAAAASH!!! smile.gifSorry waa iga soo fakatay, couldn't hold it back!

 

Don't know about MMA, laakiin afjiniga aanku hadlo fluent inya dhaafay uuba luqad gooni ah isku badalooyaa umaleenaa...Ha igu qasbin inaa afjini iibax ku dhoho... :D

 

Teeda kale walahi ani waxaan niiga dambeeyaa saa isu jeceshihiin...A friend of mine just moved to Canada, qofkii daba socdo aa aragtid 'reer Kismaayo isla eheen' 'wiilkaan/gabadhaan reer Kismaayo waaye'...War naga leexi anaga Kismaayo sanka hanaga galin aan ku iri, magacyadooda will be fine, not meeshee ka yimaadeen...Wah... redface.gif

 

Nuunada iyo aabeheed wey fiican yihiin...Thanks for asking...

 

Ciao

 

 

***Leaves thinking 'Kismaayo hanoolaato'***

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Speaking abt Kismaayo. Many of my family members moved from LA to kismaayo in 1960s. So am sure I have many relatives living down there. And, I heard Kismaayo is sooo beautiful, so I will check it out.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Kool_Kat:

BOB,
horta reer Xamar faan haku sheegin!!! HABA KU SHEEGIN!!! Idinkaa sidii weed camal inaa u duuduubateen, aa afka iyo sanka iyo indhaha ka keenteen...Faan yaa nigu gaaro...Laakiin I must give it to you guys, si ilbax nimo aad u faantaan...

Hadeeba reer Xamar faanin cid kale oo faanto maba jirto...mararka qaarkiis reer Mudug aa idinka yaabo.

 

 

Typical reer Xamar maa iigu wacday? Kuuma quuro, but it is a must: Hal dhabaaxo iga hoo horta - DHAAAAAAAASH!!! Sorry waa iga soo fakatay, couldn't hold it back!

Xamar hadaa ku dhalatay...reer Xamar aa tahay sooma aha? Adigoo Bilcaan ah maa aniga dharbaaxo igu dhufanee? :mad:

 

 

Teeda kale walahi ani waxaan niiga dambeeyaa saa isu jeceshihiin...A friend of mine just moved to Canada, qofkii daba socdo aa aragtid 'reer Kismaayo isla eheen' 'wiilkaan/gabadhaan reer Kismaayo waaye'...War naga leexi anaga Kismaayo sanka hanaga galin aan ku iri, magacyadooda will be fine, not meeshee ka yimaadeen...Wah...

Waxaas caadi waaye wax nagu cusub ma ahan...I'm sorry I can't explain it to you...it's just Kismaayo thing...you wouldn't understand unless you were born and bred there..lol usheeg waxaa kusoo salaamaayey will reer Calanleey ah dheh :D .

 

 

PS. Reer HoolWadaag maa tahay? :D:D:D ...kuwo meeshaan waxaa joogo xaafadaas ka imaaday oo reer baadiyeyaal ah, xittaa sida Mobile phone loogu hadlo mala yaqaano nooh.... redface.gif

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by AAliyah416:

Speaking abt Kismaayo. Many of my family members moved from LA to kismaayo in 1960s. So am sure I have many relatives living down there. And, I heard Kismaayo is sooo beautiful, so I will check it out.

From Los Angeles to Kismaayo heh? Mukulaal Qaboow you hear that? You will never hear people emigrating from Vietnam to Xamar let alone Hoolwadaag...marka qofyahay Xaafad makuugu dhicin ee iska badal... :D

 

 

Aaliyah...You need a Visa to go to Kismaayo and we wont issue one for you unless you pay $100,000 deposit...the reason why the fee is so high is because once people come to Kismaayo they never want to leave and go back to wherever that is they came from marka sorry walaashiis we can't take chances anymore...nothing personal and I hope you understand that. smile.gif

 

 

PS. Laas Caanood is the Somali version of Los Angeles...(at least with in the hopes and dreams of the people from that town) smile.gif

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Aaliyah...You need a Visa to go to Kismaayo and we wont issue one for you unless you pay $100,000 deposit...the reason why the fee is so high is because once people come to Kismaayo they never want to leave and go back to wherever that is they came from marka sorry walaashiis we can't take chances anymore...nothing personal and I hope you understand that. [smile]

lol@ 100 000 deposit.....dadka ma in aad dhacda usoo diyaargaboday walaal :D

 

spaaro miyaad xuduuda kismaayo dhigan doonta.... icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this