Sign in to follow this  
Qac Qaac

Garab tuujiye, Nuune, Caramel kisses, Miskiin macroof.

Recommended Posts

Qac Qaac   

waraa Nuune geel jire aad ahaan jirtay hayye, kuwa mundilada ka dulbooda hayye, sida masayda kenya, caramel kan iska jir waligiis gabar ma arkinne, yuu ku murxinne.

Share this post


Link to post
Share on other sites

QQ,nuune,DD n CK idinka meeshaan waxaa ka tihiin groupe de beene yaaaah sheekooyin kiina waa ka helay haye hee anigana ha laigu daro ciyaalka xaafada.

ani xamar soo galooti aan ku ahaan xundhurteeda jowhar ee talaa laakin waxaa ku soo koray (buulo xuubey iyo xamar weyne)intaas ka bacdi, yaa meshaan reer xalane ahaa? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ CHECKMATE,waraa soo dhawoow, qac qaac oo haadaayo aan ka yaabaa inuu jallaafo kuu xaabiyo, kaas soo dhaweentiisa xataa dhib waaye qaaxa iyo urug aa laga qaadaa,waraa ha is martiyeenin yaah, qarbud qas jajabi waxaad soo gaarto :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Checkmate soo dhawaaw aboowgiis ku soo darsan kooxdaan cajaaibka eh, hadalkeena dhan waa iska foorjo marka wax hadii lagu dhaho odiga meesha (admin) hanagu dirin. :D

 

bal aan ku kalo baro the "members"

QQ- he is down to earth

nuune- lool he is big time joker

DD- she is the only girl our group gets along with meaning she is cool na'mean

Garab tuujiye-loool ha udeyma la'aanin

Miskiin Macruuf- waa iska ciyaal xamar

last but not least MOI, I'm just me, u will get to know me eventually. smile.gifsmile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune walaalkiis thank u ma is martiyeynaayi ..asxantu walaalkkis

 

--------------------------------------------------------------------------------

Checkmate soo dhawaaw aboowgiis ku soo darsan kooxdaan cajaaibka eh, hadalkeena dhan waa iska foorjo marka wax hadii lagu dhaho odiga meesha (admin) hanagu dirin.

 

looooooooooooooooooooooooooooooooooooool

looooooooooooooooooooooooooooooooooooool

CK walaashiis DA aa iiga hormartay ee maxaa sameeyaa (ala ciil badanaa)loooool

abaayo waad ku mahad santahy sida sharafta leh oo aad ii soo dhaweeysey ....dadkana iigu sheegtay ..asxantu walaashiis

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraa meeshaan inta aan ka maqnaa ma la iska wadaa see waaye...wax latuujinin oo iska soconaayo maba lashiigin..

 

waraa ani baryahaan bada aa iga fadhisay nooh, baafkana waa iga bujisamay nooh, labo bajaq oo qaan jeerlehna waaka jeestay waaka jiitay nooh.

 

waraa checkmate atooraha meesha kugu dhagan meelkaste aan ku arkaa ee hada adi muu kaa laad laadaa, waa ku qaraabanee miyaa..lol..

 

MM waraa adiga iyo nuune waa kala daran tihiin walaahi faraha naga qaada please looooool..

 

Ck zubta goorme waaye iyo shaash saarka isbuucee uu ku aadan yahay ii sii sheeg,,next week lix zab aa jirtee hada in aan meel kusii qorto waaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

check mate, waad ujeeda dadkii waal naa in ay iga ga hormareen. macalinka anigu haddaa wax iskaga sheeko, only hal gabar aa ifahanta meeshaan taas waa CK, kuwa kale maraxiin ay ubadanyihiin, laakiin labo looto le lagu dhuftaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
LuCkY   

Waraa QQ why are you dissing us eh?Just cuz u dont get aLong with aLL the Ladies in SoL doesnt give you the right to caLL us "maraaxiin" kabiish!

 

Checkmate I aLready weLcomed you in another post but nonetheLess weLcome once again.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

LBL, adiga naga daah, shaati badalkaan nooh, lucky=daredevil=lethalblaze... the rest whatever it is. wiilka check mate wlc uu kahelaa ee ku wad lee.

 

LBL, u know in aad adiga marax aad aheen, sababta arag luuqa aad ku jirto, this luuq only waxaa ku jiri jirtay CK, and now is you... so u can't be marax looooooool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

yaaaaaaaaaaa maxaa la sheegay dee waa anigee yaaa..

 

magaceyga waxaa la yiraahdaa ganeral raanboow, rag yaqaan, fadhi kudirir, ina faata harowsi, madax wargale, air marshal KOOBRA!!.

 

dadkuna waxey ii yaqaanaan qaar maroodi. Canadana waxaa la iigaga yaqaanaa MAD DOGG!! ( eey gii waalnaa) waxaana kusii magac dheerahay GARAB TUUJIYE ileen waa raaxee..

 

badaan gogladaa, buurahaan barkadaa, geedahaan ku fadhicishaa, dadkuna hee..100/50 aniga ayee iga amar qaataan..

 

waxaan kasoo baxay jaamacada caanka ah oo looyaqaan sabaaxatul duureed oo kutaala bartaha aduunka meesha uu ku dhamaado.

 

waxaan ku taq suusay siyaasada naagaha iyo xagadooda tuujiska isbeshaly single motherska..waxaan kaloo kafara dhaqday oo kusii taqsuusay baran barada baalkeeda oo loo yaqaano kor' oo kor iiqaad..

 

waxaan ahaa hogaamiyihii ciidamada single motherska ee dadkada dariskaaga..waxaana dagaal waa ku qaadnay 100 odayaal oo ku guraya jaadka ayagoo fadhiya maqaayada TIM HORTENSKAaa..

meshaas waxaa ka dhacay dagaal aad u culus oo lix gabasaar iyo 10 kabona ku jabtay oona lagu dhaawacay 3 single mothers oo isku dhacaaya..

dhawacaa markuu dhacay, oona la iisheegay waantaan caro daraadeed la dhahay ..way oo way..!!! to be soosocod..lol...

 

 

waraa ii bashaala.....anigoo ah ina baqti lagde.....TUUUUUUUJIYE....

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^loooooooooooooooooooooooooooooooooooool looooooooooooooooooooooool alla tan mee kuu dhin need tuujiye. loooooooooool anaa inta ka baxay!

 

waraa COWKE maad la shaqeen jirtay? xee tahay idaacada aad noo aqrisay loooool. waraa baqti lagde..tuujiye qosolkaad maanta iga keentay musqul aan u baahday ka waran.

ar adigaa, umadeena ma tihit....lig iyo gacan aan kuu taagay. I absolutely love ur sence of humour keep it up.

 

loool @ being hogaan for the single mothers....lool good_1

 

baqti lagde...su'aal, latali yahaaga yaa waaye? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

tuujiye halgamaagii single mother'ska iyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah looool waraa kuwa rubaayada sameeyo shaqo u doono, u r going 2b the next (ajex) loooooooooooooooooooooooooool but finish school first ..asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

latiliyaheega waxeey aheed Nakruumo..loool...people from falstaff in T.o would get this loooooooooooooool....checkmate ya feel me.....single mothers aa ku go go'ay xagaas sidee xaanshi dhamaad ah....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Originally posted by Tuujiye:

latiliyaheega waxeey aheed Nakruumo..loool...people from falstaff in T.o would get this loooooooooooooool....checkmate ya feel me.....single mothers aa ku go go'ay xagaas sidee xaanshi dhamaad ah....

Falstaff??? Kikikikikiki :D:D Macalinka, Falstaff waa ku dabaalan jiray oo waaba daganaa. Laakiin rumourka maqli jiray ileen waxaa ka jiray on the Building 30 nooh, floorka 12 waxaa ka dhici jiray lee Ilaahaa og. Rumour lee u maleyn jiray. Lakiin midoo floorkaas daganayd aa wiishka markaa raacaba soo raaci jirtay iyadoo waji kaakineyso, aniga waaba ka shakin jiray if it was a sheer coincidence everyday nooh. Haa same floor aa daganeen kuwaas caanka eh oo wax laga sheeg sheego.

 

Kac-kac, mise Qac Qaac waaye, waligaa horta ma cuntay kac kac? Madax xanuun maxaa ka qaaday kac kac iyo macarash cunoowgiisa. Fiiri laakiin Bashiir Lugeey wixii ka kala danbeeye kistoo waa aqanaa, qaas ahaan dhanka midigtiis. Meeshaas Masaajid maku xasuusti. Hadaa dhanka Siigaale aadid ma ogi, dhankaas dhif dhif lee tagay ma u badneen. Laakiin Masaajid weyn aa ku yaalay Bashiir Lugeey gadashiis inta la gaarina jidka kala gooyo Hawl Wadaag iyo Hodan. Masaajidka sheegooyo waxaa u dhawaa hoteel, oo waana weynaa dadka xaafadeena aa u badnaa, laakiin magaciis ma xasuusto inkastoo maalin walba ku tukan jiray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this