Sign in to follow this  
Qac Qaac

Garab tuujiye, Nuune, Caramel kisses, Miskiin macroof.

Recommended Posts

Haneefah   

Originally posted by garab tuujiye:

marax aa tahay nooh..

Lol. You know what, waxaa la yidhi, naag baa wax xun ku kici jirtay, kolkaasaa odayaal iney waaniyaan ugu tageen. Iyagii oo waanidii u wada eyeey waxa la yiri, waxey tiri "haye, madhameeseen hadalka, banaanka ayaa la'ii tagaan yahayee" :D Marka, ka wad meeshaada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool

looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool

 

waa kasaa naagtaas (********* waaye) ragii waani naayey ayaan ka mid ahaaa, qac qacna waan isla soconay laakiin ujeedo kale ayuu lahaaa (allaahu yaclam) :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hibo sorry macaanto...sariirta aan lug qalad uuga soo dagay shalay...marka waa iska garan kartaa nooh :D

 

Nomad sandullis ku'lahaa. waraa maan ogeen inaad afarteena naga heshit, shan hadaad rabtit iney meesha noqoto, application form soo buuxso :D

 

Athena- hadalbo kuguma qasaarinaayi! :mad: :rolleyes: :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bambina   

Salam Alaykum ,

 

QacQaac ,caramel_kisses and garab tuujiye ? nothing to say about them except the fact they are the 3 musketeers of the SOL ,lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Bombina haddaan ku qaban waayo waayahay. maxaa waaye 3 maskateers, is nidaamis miyee qabaan. sharbahooda ayaa nebcahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

Nomad sandullis ku'lahaa. waraa maan ogeen inaad afarteena naga heshit, shan hadaad rabtit iney meesha noqoto, application form soo buuxso

------LOOL

 

Ani Maa Xiiq Qabo markaan kusoo biiraya Xarunta Buula Xuubey? :D ---

 

Intee laga soo downlowd gareeya applicationnka bal? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Ani Maa Xiiq Qabo markaan kusoo biiraya Xarunta Buula Xuubey?

waraa maano koobiya ayaa ku nooleed, markaas aa khatar iska dhigee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

waraa maano koobiya ayaa ku nooleed, markaas aa khatar iska dhigee.

----

 

LOL..Qatar maiska dhigaye laakin waaba ahay qatar nooh...sowmahan Caramel?...Ani soo Qatar ma'ihi?-- :D

 

At least i don have Xiiq :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

carlemlka ajaaaaaaaaaaaaaja afaaro qabiil yaaaaaaaaaaaaaaaaah (maxaa waaye ina adeer aa isla dhacoosiin adi iyo qolof kaas)

 

ani maa saas iigu af maceesid qalbi, haye waa kaas waxaan sagaal sano uurka ku haayey aan hada soo matagay somali waxay ku maahmaahdaa (beer wax jeclaaday waa baasto miir) i had ta get this out in da open am sorry.

Share this post


Link to post
Share on other sites
LuCkY   

1. Caramel Kisses what can I say the gaL is one in a miLLion.

 

2. Garab tuujiye-Yes Qac Qaac waa mid waalan But then again so are YOU!

 

3. Miskiin macroof...I dont Know.

 

4. Nuune the dancing dude...he is a good dancer is aLL i know.

 

LoL@Darman.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this