Sign in to follow this  
Walk_for_Somalia

Would you ask your husband-to-be to sign a contract that denies him a second wife?

Recommended Posts

Nephissa   

Waxaa la yiri there's this Somali tribe who practices polygamy more than the others..

 

Hooyo baa gabadheedi xitaa ugu buraanburtay sidan:

 

Sureereey, hooyo [insert qabiil name here]kulama rabo, anay i sireenoo,

Suufkina iga furteen

Deg-deg buu dumarka u furayaa, adoo da' dhalin buu mid kale da'dayan.

Alxamdulillaah Ilaahaa imootiyay kuwaas, idinkana Allaha ini mootiyo.. :D:D .

 

here's what she said about the other tribes:

 

[insert qabiil name] qoodhi waayoo qor buu dagaa, midaan qaalmaha u shubin, qod buu la dhacayaa, Qaaliyeey kulama rabo.

no comment. :D .

 

[insert qabiil name] harar iyo hargeysuu ku gaynayaa, hanad-dadiinoo dhanna hoyguu ka xiran, wuu hanaas badan yahayoo, Hooyo kulama rabo.

maya maya, raali ahaaada idinkana.. hortiina hor Allah.. icon_razz.gif

 

[insert qabiil name] beer buu kuu qodayaaa, boqorkastoo dhalayna

badar buu ku siinayaa,

adoo bilicdaas leh buu

buul ku gelinayaa,

wuu basaas badan yaheee,

Baariyeey kulama rabo.

L0L. Beer faloow yaa ka bixi karo Illaahaa na lehe, war iska sii socda idinkana.. :D .

 

Waa shan daran mid dooro:

 

Kuwo ha ku qaraacaan, kuwo reerkiina irida ha ka xirtaan, kuwo naag kale hakugu kor keenaan, kuwo beer hakugu falaan. War heedhe, xaggee rag loo doontaa? LoooL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^loool@ Ilaahaa imootiyay kuwaas, idinkana Allaha ini mootiyo. :D:D ma aqaani kuwaas ,laakiin waad iga qoslisay.

 

I heard about this lady, qabiilkaste beey ceysay, sheekh iyo shariifkoodaba.Bal yaa og waxa ku dhacay gabadheedi? Talow ma guursatay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

Originally posted by Nephthys:

quote:

[insert qabiil name] qoodhi waayoo qor buu dagaa, midaan qaalmaha u shubin, qod buu la dhacayaa, Qaaliyeey kulama rabo.

no comment.
:D
.

Xaasha. Islaantu was misinformed. :D

 

Kuwa kale wa ayo, bal aanu iska dhowrnee? LoL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

hehe! dhowrid kaliya maahee, iska moos intaysan ku soo gaarin.. :D . Teeda kale qolodee yihiin it's clear as the crystal waters deee, ;) . Si fiican ugu noqo waa iska fahmi kartaa..

 

buuxo: habartii cir iyo dhul meel ay gabadhi dhigto markay wayday oo nin worthy of her ay wayday, Ilaah baa iska watay markii dambe. :( .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Haneefah:

quote:Originally posted by Nephthys:

quote:

[insert qabiil name] qoodhi waayoo qor buu dagaa, midaan qaalmaha u shubin, qod buu la dhacayaa, Qaaliyeey kulama rabo.

no comment.
:D
.

Xaasha. Islaantu was misinformed.
:D

 

Kuwa kale wa ayo, bal aanu iska dhowrnee? LoL.
Wax ee dhaaftay maleh. Waxan maqli jiray, Bad(ocean) meeshad ka gashid waa dhanaan. Ina Hooyo, watch out :D

 

Nephy,Walle you need to start hanging with women around your age,not habro smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Nephthys:

unfortunately, girls my age are too Somali for me abboo, [loud and obnoxious], habraha Allaha ii daayo.
;)

Aboo? Thats so girlish, Maandhow is the right way to refer to me in Habro terminology :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bisharo, Islaantu basied bay ahayd. Qolodaad ka carartay wixii rag lagu yaqaanay bay ku sheegtay. Dadka intiisa kalena waa durtay.

 

Allaw u danbi dhaaf!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Talow islaantu ma tii la yiri inteey gabadheeda u buraanburtay ayeey qabiil waliba wax lagu dhaliilo ku sheegtay, iyadoon qabiil ay gabadheedu ku aaminto kaba reebin. Deedna, waxaa la yiri, yartii cudur bay markii dambe la googo'dey. Somaliduna waxay yiraahdeen gabadha inkaarta buraanburka hooyadeed qaaddey uu soo jiitay ayaa lagu masiibay!

 

Ma runbaa ma riyaa, Alla og.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

xiin, maxa dhacay awoowe waad yara kululaataye, ma qolodaadeey ahaayeen kuwaan ka carararay.. :D:D ?

 

Islaantu markay gabadhii ka dhimatay, buranbur kalee tirisay:

 

[insert qabiil name] iyo [qabiil name] waa Malyuun

Mijirada [qabiil name] iyo Maalqabeenka [qabiil name]

Magool dhaqaha reer [qabiil name] Magaca dheer

Miiganoow reer [qabiil name] Murtida lahaa

Guurkooda Asliyeeey waa kuu Mubaax.

:D . Yaan la is calool xumeenin haddaaa..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this