Sign in to follow this  
Showqi

ila qosol

Recommended Posts

Showqi;777378 wrote:
Blue, Thread-kan dadka waalan ayuun baa soo gala. Can't you see: Wyre, Fisher Man, Rudy iyo Mustafe kuligood waa Qac

Lol well I like the crazy club atleast they are funny and entertaining which is always a good thing. I know Rudy is hilarious but I don't know about the other guys.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Somalina;712025 wrote:
Alaabtaan soo socota qosol ma ahan laakiin waxaa Af Soomaliga 2011 lagu hadlo.

 

1.
Igu lambary
– waa lambarkaaga ii qor

2.
Waa baska dambe
– waa carmal

3.
Waan ka lushaa
– waan jecelahay

4.
Cid kale ay urarantahay
– mid kale ayey la wadaa

5.
Gaarigayga maahan
– noocan kama helo

6.
Igu liq
- warka isii

7.
Dawami
– dhib

8.
Wa igu jiq
– mobelkaa iga madhan

9.
Igu looxo
– lacag isii
:)

10.
Waan tufay
- waan nacay

11.
Waa igu jug
– meel bay iiga taalaa

12.
Luuq buu ku jiraa
– waa xaas

13.
Igu ifi caawa
– aynu kulano caawa

14
Wuu dhalaalayaa
– dibaduu ka yimid

15.
Biyaha dahabka iga daa
– beenta iga daa

16.
Way tigtigantahay
– waa tahriib

17.
Jeebkiisaa qoslaya
– waa oday

18.
Lug bay aastay –
way guursatay

19.
Tacsibaa utaal
– waa lala guursaday

20. Laydhka iga daa iyo qaar kaloo badan oo aan halkan lagu soo koobi karin.

Somalina, abaayo adi ciyaal xaafad aa tahay maahino?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Nin iskool baraayfit eh macallin ka eh oo English for Africa dhammeeyey aa la dhahay jumladdaan Af Soomaaliag eh English u beddel:

 

Geedka rag la yiraa ciyaar ciyaar maaha

 

Markasuu yiri: Waa fududahay:

 

The tree called man is not play play! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Carafaat;790456 wrote:
loooool@ indeed. Gabdhaha Holland waa masakiin, waa runtii. laakinse Mareekan kumu darin maxaa dhacay?

Kuwa Maraykan anaa warkooda kuu haya balse facshirka kuma shaacin karo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Maaddeey;795215 wrote:
Nin iskool baraayfit eh macallin ka eh oo
English for Africa
dhammeeyey aa la dhahay jumladdaan Af Soomaaliag eh English u beddel:

 

Geedka rag la yiraa ciyaar ciyaar maaha

 

Markasuu yiri: Waa fududahay:

 

The tree called man is not play play
!
:D

:) this has jump-started my Sunday morning.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Taleexi;795254 wrote:
:)
this has jump-started my Sunday morning.

Monday morning-na middaan hoo:

 

Mid reer Xamar ah ayaa walaalkiis oo dibadda jooga soo wacay isagoo meel buuq ah jooga, wada sheekeysigii sidan buu u dhacay:

 

Walaalkii: Maxaa waaye meeshaan buuqa aa joogtid?.

Wiilkii: Koo Moo r yaan eh aa meeshaan dad ku dilay?

Walaalkii: Qabiil maashee waaye?.

Wiilkii: (dad badan baa meesha jooga in la fahmona ma rabo) Axmad Naaji... Ku darso

Walaalkii: kax kax kax waa kasi, yaas ka yahay?.

Wiilkii: Faadumo Qaasim... ku darso!. :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^sxb, you are every where. ma is ogtahay horta? :D

 

Tanna qabsada:

 

Koo reer Xamar eh magaalada ku shiiday, wuxuu maqlay in Gaalkacyo shaqo taallo, maadaama uu sharqaanle yahay. Markuu Gaalkacyo aaday wax u imaanaayo ma leh illeyn weli lama barane, marka isaga ayaa wareega oo yiraahda: "Ani sharqaanle khatar eh aan ahay, wax kasto waa tolaa, good buqsan, gorgoro, surweel, saako tutti waa tolaa noo". Saaxiibkaa wax fahmaayo ma leh, waa la fiiriyaa waa laga gudbaa lee. Markii dambe dadkaan sey u hadlaan inuu wax ku naadiyo uu billaabay: 'Waa dawaarlihiinnii, kob & karinba waan tolaa, iigu kaalaya quracaa hoostiisa'. ninkii caan buu noqday, marka maalin buu gurigooda soo wacay, walaalkiis Abees aa taleefanka ka qabtay: 'War Uweys, bal iska warrama, anigu waan ladnahay, waan cunahayaa oo waan cabahayaa..' markuu intaas maraayo uu Abees speaker-phone-kii shiday, aabihiisaa hadalka maqlay, markaasuu yiri: 'Waraa Abees, maxaa waaye saacaddaan ood raadiyaha dhegeysanoosid?' Abees wuxuu yiri: 'Abbaa, raadiye maahinee waxa waaye Axmadeey oo af raadiye ku hadlooyo'

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this