Sign in to follow this  
Hunguri

Somalia iyo Dhagaysiga habeenkii

Recommended Posts

Hunguri   

SHEEKO DHAB AH

 

Wakhti ay habeenimo tahay. Ayaa Oday Caqqaar jaad ah ama Majjin jaad ah soo cunay. Oo mirqaansan waxaa mirqaankii iyo wareerkii ku kallifay inuu dhagaysto ama dhagta saaro. Meherad ama Sandaqqad shaah oo ay lahayd Gabadh Somaliyeed. Inantu halkaa ayay wax ku gadan jirtay. Habeenkii markay hawsheeda dhamysana seexan jirtay. Waxay ahayd tu yaroo aad u qurux badan :D . Odaygan oo Majintii jaadka ahayd ku badh g'oday ama ka dhex qaylinayso ayaa inantan Sandaqadeedii dhegta saaray. Dabayl yar ayaa dhacaysay, sandaqaduna Guux ayay samynysay dabaysha dhacaysa awgeed. (Jaaq bajaq qaaaw dhaq dhaq ). Odaygan saaxiibkeen ah Dhagtii ayaaba lagusii adkeeyey Sandaqadii. Waa ninkaa Waalane wuxuu is yidhi tii yarayd ayaa meesha lagu ruquusayaa oo lagu laffa ruugayaa loool. Dhagtii ayuu meeshii ku adkeeyey kadibna isagii ayaa sanqadh sameeyey. Oo sandaqadii ayuu gabigeediiba kuusay. Inantii ayaa sanqadhii maqqashay. Aayar ayay intay soo baxday kiiyoo taahaya oo Dhagtii utaagantahay. Ayay dhabarka ka taabatay. Si yaroo tartiib ayay waxay ugu tidhi. Adeero Faaraxoow Maxaa dhacay oo aad Sandaqadyda isugu dhajinysaa. Bal kaalay gudaha soo gal. Saaxiibkeen Intuu jaadkii ku laba qarxay ayuu wuxu is yidhi. Caaway ugu fiicantahay oo hawshii oo "Live" ah ayaa lagu tusayaa. LoooL. Gudihii ayuu uraacay. Waxay ku tidhi Adeer sow ma aragtid. Aniga kaligeey weeye. Miskiinad iska shaqaysata ayaan ahay. Ragna ilama joogo. Shaydaanka iska naar. Waa ninkaa waalane. Intuu yaabay ayuu yartii intuu aad u eegay. Wuxuu ku yidhi. Dee adeer haaye wixii Sanqadh baxaysy oo aan maqlayay (Bajaq Jadhaq Dhaq Dhaq Shuq Shuq) Waxaasi maxay ahaayeen ( Ma Sandaqadaada ayaa biyo cabaysay) Sheekadii waxay noqotay. Yarta Sandaqadeeda ayaa biyo cabbaysay :D !!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

a 18x20 joke of somali which needs to be convert from hungris region to ones region...windows tells me is about .5mbytes in size + translation time!! holly smoke! thats some serious joke!! loool.

 

i wish had the patience dude!! not...!

Share this post


Link to post
Share on other sites

and i remember that story of reer burco ,, someone wanted to listen to those married couple and all what he could hear was the sanqadha jaxadda biyaha (dhubuq dhubuq dhubuq) and according to his dirty mind it was something else :D:D:D ,,,,,,,,, they guy did not notice until it was the morning :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

Try this Somali joke......

Family reer miyi ah ayaa guurayey markaas bey awrtii rareen ayaa inan yar baa odey reerka u dhow lagu yidhi Xaaji ta yar bal awrka saar markaas buu tii yareed badhi tar is yidhi ku samee.Sida la wada og yahay reer miyi underwear ma qaataan odeygii fartiisa by accident ayaa meel dalakh tiri.Tii yareed intey dib u soo eegtey without losing a note ayuu odeygii yidhi "Dalool badanaa ma Dudumaa Naa awrka fuul"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Gediid:

Try this Somali joke......

Family reer miyi ah ayaa guurayey markaas bey awrtii rareen ayaa inan yar baa odey reerka u dhow lagu yidhi Xaaji ta yar bal awrka saar markaas buu tii yareed badhi tar is yidhi ku samee.Sida la wada og yahay reer miyi underwear ma qaataan odeygii fartiisa by accident ayaa meel dalakh tiri.Tii yareed intey dib u soo eegtey without losing a note ayuu odeygii yidhi "Dalool badanaa ma Dudumaa Naa awrka fuul"

loooooooooooooooooooooooooooooooooooooool ,,, hahahahahahahahahaha :D:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this