Sign in to follow this  
Che -Guevara

What a Tragedy

Recommended Posts

Eebbe janadiisa fardowso haka waraabiyo marxuum Cabaas.

 

Shaqsi ahaan dhawaan ayaa isbaranay. He married my niece, my sister's daughter, in March, 2016. They just had a daughter in late January, 2017. Before he became a xildhibaan laga soo doortay Kismaayo in late 2016, hay'adda FAO ayuu u shaqeynaaye, based in Gaalkacyo.

 

Waxaa xasuustaa siduu si deg deg ah inoogu yimid maalintaa Nayroobi ka soo tageynay aniga iyo reerkeyga 22da Febraayo, 2017. Asagoo xildhibaano badan la joogo - inay Farmaajo caleemasaarkiisa ahayd jeclahay - magaalada hoose Nayroobi ka soo tagay maadaama safarkeena deg deg ku yimid.

 

Eebbe ha u raxmado, geeridiisa aad iyo aad ayee xanuun iigu beertay maanta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA sxb, I am sorry to hear that, my condolences to your niece and the entire family, He seemed like someone who was going places, such a lost for the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Eebe ha u naxariisto, Samir iyo Iimaan,not surprised it happen though, The whole place is war zone, and mistakes happen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

said:

MMA sxb, I am sorry to hear that, my condolences to your niece and the entire family, He seemed like someone who was going places, such a lost for the country.

 

Qofkii shaqsi ahaantiisa yaqaano aad ugu murugoonaa. Qof af gaaban oo howl badan ahaa. Xilka xildhibaanimo inuu qabto ma jecleen, xataa aabihiisa lama rabin, laakiin he decided Soomaaliya needed a change. He defeated an incumbent xildhibaan and wasiir la dhahaaye Beekoos, a well-known figure, who was xildhibaanka tolkooda since dowladii Carte.

 

Eebbe ha u raxmado mar kale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Allah Ha u Naxariisto . MMA Samir iyo Iimaan adiga iyo reekiisa dhamantiin. I heard he was the youngest minister. A young man educated in a refugee camp, yet reaching new heights after hard work.

 

A government that can not even protect it's own ministers is doomed. Some reports said that he was leaving Villa-Somalia , and those who killed him were ridding the vehicle of another government official.

 

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Inaalilaahi wa inaa ilahi raajicuun. Ilaahay ha naxariistu samir iyo imaano reerkiisa. MMA samir iyo imaan. All of us will have to go, but he went unexpectedly while serving his nation when it needed him the most and inshaallah Allah will reward him and shower him with His mercy on him and protect his family.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

allaah u naxariisto wasiirka waa la dayacay amaankiisa baabuurka u watay ma aheen bullet proof car

waxaa kale uu watay hal askari which is not enough for minister

 

wasiiradii hore weli waxay haystaan baabuurtii dowlada aan xabada karin

 

 

 

 

Gaariga-Cabaas1.jpg

 

Gaariga-Cabaas.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo amiin. MMA samir iyo iimaan adiga iyo qoyskaagaba. Marwadiisii iyo cunugta uu ka tagayna Ilaahay ha xafido amiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Marka ugu horaysa allaha u naxariisto marxuumka qoyskiisa iyo qaraabadiisana samir ha ugu badelo.

 

Ilaahay kaligiis baa joogaya oo cid lala simaa jirin.

 

taasu waa taas

Tan dilka aragtidayda dad badan oo qiimo badan yaa god loo diray si aan macno lahayn

 

waa in arintaas wax laga badelaa oo wax laga bartaa sida ugu dhakhsaha badan.

 

Askarigu marka ugu horaysa oo la qorayo sharuudaha laga rabo wakhtiyadan la joogo waxaa ugu horaysa sidaan maqlay

 

waa inuu balwad leeyahay si looga durko kuwa diinta ku dhaw si aan loogusoo gaban

 

waa inuu masuulkuu ilaalinayo isku jufo yihiin

 

lama waydiiyo inuu horay wax usoo dilay iyo inkale lama waydiiyo maskaxdiisa iyo caafimaadkiisa hoose haduu soo dilayna waa geesi lagu kalsoonaan karo,hadduu waalanyahayna qaadka markuu cunuu roonanayaa iyaduna dhib ma leh.

 

dadka taxqiiqa sameeya ama wax baara qudhooda lama yaqaan iyo xaalkooda hoose

 

Askar haddaad maqasho waa nidaam kala hooseeya sharciga askarinamada ka baqa,ayaguna sidoo kale xaquuq iyo haybad ku leh shacabkooda iyo masuuliyiintoodaba, markay labisan yihiin astaanta qaranka waa haybad gaara oo sifo fiican.

 

Maxaa la gudboon federaalka?

waa inay meeshay seexanayaan iska nadiifyaan haddii kale naftoodaa khatar galaysa iska daa waxay umad u qabtaane

 

Maxaa la gudboon jubaland?

waa inay khuburo soo diraan ka qayb qaadata baaritaanka si ay hubsadaan ugana qancaan wiilkoodii xildhibaankoodii iyo wasiirkoodiiba.

 

ulama jeedo inaan dadka kala qaybinayo balse dastuurkeenaa qabiil ku dhisan aad baana ugu xumahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Gooni,

 

Jubbada aad sheegayso maleeshiyu beeleed ayaa xoog ku haysata. Kenya ayaa meesha ku haysa. Shalay ayyaan daawaday Xildhibaan loo diiday in uu hadlo oo uu boobka iyo ku tagrifalka awooda Ahmed Madoobe ku hayo dadka wax ka sheego.

 

Haddaan u soo noqdo ciidankan wax la yaayey, waa gardaro garab og. Gudoomiyaha hanti dhawrka qaranka waxa illaalinayey "walaalaha galgaduud", sida hadalka uu u dhigayna waxa ka muuqata dulmi iyo fudayd. Waxa uu yidhi "Askarta ayaa isku soo dhawaatay, isqoonsatay, ka dibna isxabaeeyey, shil ayuu ahaa". just like that.

 

The same thing happen to two 'xildhibaans" from Sanaag when intelligence force shot them in a main street. This crime shows two things. First, this town is becoming more dangerous and the fear of booms and assassination is real. Second, this shooting is the carried out by those who operate with impunity in Mogadishu.

 

Madaxweynahuna waxa uu yidhi safarkaygii "Ethiopia waan soo gaabshay, si aan "Baroor diiqda wasiirka uga qaby galo'. He spent two days there, yet want to stay more. one more thing he should improve his "Soomaali language' vocabulary.

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Awoowe galbeedi

 

wadankoo dhan waa la haystaa adigoon qaar dimuquraadi u arag

 

ujeedadaydu ma'ahan inaan difaacayo jubaland nadaamka wadankoo dhan yaal ma'ahan askari baa wasiir dilay

 

ninka la dilay waa reerkee? kan wax dilayna waa qolama?

 

doorashadeenu waa qabiil dastuurkeenu waa qabiil, askarteenu waa qabiil,maxkamadaheenu waa qabiil, maskaxdeenu waa qabiil, magteenu waa qabiil.

 

Ma jiro nadaam ka madax banaan qabiil maslaxadda qabiilkoodana dawladaha dariskaa bay la kaashadaan taas cid walbaa way ogtahay wax qarsoon ma'ahan.

 

Tan farmaajo iyo afsoomaaligiisa suugaan noo dhigi maayee wax qabad hufan ha la yimaado intii karaankiisa,dhalinyarada wax baratayna haku badelo odayaashaan qabiilka ku khaatumo seegay.

 

Maalin ama habayn wanaagsan awoowe

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this