Sign in to follow this  
Saalax

The two poets who composed the poem in Burco are arrested

Recommended Posts

Saalax   

This shows there is no demcracy or freedom of speech, yet

expect recognition from the IC (International Community)?

I don't think any sane nation is going to recognize another

mini wannabe North Korea. :D

 

 

WAR-DEG-DEG AH: LABA ABWAAN OO KA MID AH ABWAANADA

DHALINYARADA AH EE GOBALKA TOGDHEER OO HAMBALYO DIRAY

FARMAAJO CIIDAMADA BOOLIS XABSIGA DHIGEEN

 

http://warsugannews.com/war-deg-deg-ah-laba-abwaan-oo-ka-mid-ah-abwaanada-dhalinyarada-ah-ee-gobalka-togdheer-oo-hambalyo-diray-farmaajo-ciidamada-boolis-xabsiga-dhigeen/

 

https://www.youtube.com/watch?v=DV5VAcZEC2s

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

said:

Those who promote only one idea, and oppress opposing ideas will fail.

 

GO'ITAANKA , SL ayna difaaci karin, Shacabka beenta hala dhaafo

 

 

True. If majority of Somaliland youth are waking up then

of course this project doesn't stand on strong legs hence

the need to rush and arrest youths simply for composing

a poem :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta dhulkaas aan ka imi, MASAAKIINTA sadex Geeska ku xiran maaha, Amar SL hadaan naftaa been u sheegay kama fulo, Dadka joogana waa XOR, dabcan,25 sano iyo ka badan baa ku qarweeysay, oo xuduudaha soo XIRI, Waxase ii muuqata meesha wax wayn in aadan ku haynin, iska dhaaf MAAKHIR oo goaankeeda leh, bal HABRAHA isku hay.

 

Waxaase mucjiso ah, in wax alaale waxa naftaada been ugu sheegaysey, SOMALI oo bugta, Qabiili ah, wax isku ogaleeyn, in Farmaajo la doorto, oo ayna magac reerkiisa cuqdada ka qabtid kusoo bixine, Magac Soomali kusoo baxay? Bal in aad buqdadeeysantahay, maxaa dawo ku diidey , oo ukeeni waydey NIN SOMALI rabto? xxalaalna ah, Waxaa u baahan tahay dib isku dhugasho, muraayad isku fiiri, Wax alaale waxaad aaminsaneeyd, ICTIRAAF yimaada, SOOMALI is disha isnacda, oo israacin, waa rumoomi la'yihiin. Ta waxa kasii daran, markaad EED u waydey, Farmajo, xumaanta ka guuxeeysa awged, baa TIRI SIYAAD bare baa Adeer u ah, subxaana Allah. Waa aaminsahay DAD badan oo xalaala, oo mawaadiniin SOMALI ah, ama Farmaajo ka fiican bulshada SL ku dhexjiraan, laakin afduubanyihiin.

 

Hadeyse kaa hadhey, Maakhir baan gumeeysana, Niyada ku dhiso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxba nin sumeeysan, oo CUQDAD la gabooyey, doodiisu itari mayso, waxase ii muuqata in xooga weli rajo leedahay maada aad aqoonsatey in ICTIRAAFKII jirin, soona socon, and Mogadishu and Farmaajo aad yaseeysid, has the final say. It is a progress, and runta kuu muuqato, in aan ictiraah soo socon, Asanyahay.

 

Bal Farmaajo isku day, adoo reerkiisa fiirin, iyo cida uu ka soo jeedo, in aad kala xaajootaan Federal system, iyo sidii umada BAAHAN, abaaruhu hayaan, dhibaateeysan, reer SL, wax loogu qaban lahaa, mashaariicna looga fulin lahaa, MANA aaminsani in AAN kaa xigo dawlada XAMAR ka jira, haduu wax kharibona kan ugu horeeya oo ka soo horjeesan waa ani.

 

Tan Ceerigaabo, Waa magaladeeydii, BEERO, guryo ku leeeyahay, waxna ka maamulo, Sanad walbana waa tagaa, Dadka joogana wanaag iyo Nabad bay kuwada nool yihiin, Waxaa qurunka QABYAALADA ahna kama jirto.

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

maakhiri Don't take notice of it. Sanaag communities (specially

my community and yours (the Makhiiris) are in good terms.

The grand suldaan of the Maakhiris was even invited by

head of WADANI party (Cirro) recently and they discussed

several important issues.

 

Kullan iyo Isfaham dhexmaray Gudomiyaha Xisbiga Wadani Ciro

iyo Suldaanka Guud ee reer Maakhiir Suldaan Sacid Suldaan

Cabdisalaam

 

https://allhadaaftimo.com/2017/01/30/kullan-iyo-isfaham-dhexmaray-gudomiyaha-xisbiga-wadani-ciro-iyo-suldaanka-guud-ee-warsangeli-suldaan-sacid-suldaan-cabdisalaam/amp/

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Waa fahansahay bro, Dadka buu rabaa dib u celiyo, ama ku hayo meel madow, take back people to Darkness, to advance politcal agenda, and secession, and Qabyaalad, playing to divide, Ummadani waa walaalo, waa la socda, iyagana isku baahan, QAYBINTA Oodweyne wado, wax walba u arkid, REER , REER, Kuwa la mid ahina dhinaca kale ka wadaan , iyogoo card qabiil wata, oo leh nimankaasi waa SNM, dagaal baa inaga dhexeeya, waa isku mid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

maakhiri That is true, both sides have people stuck in the past.

Reality on the ground is different though most people backhome

are worried about where they will get their next meal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

I find the naked tribalism going on here tasteless and morally unacceptable and should stop. That said, I think it is unfortunate that the Burco police force detained these two young immigrants from koonfuria for expressing their views and celebrating the election outcome of their country. Somalilanders like all the other different foreign ethnic groups in Britain routinely celebrate their national days and support all sorts of political organisations without being stopped by the UK authorities. So Somaliland government should also protect the civil rights of the foreigners in our country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

said:

^^^Saaxiib, Hadey beentahay iyo haddii kaleba, niman-xiniinyo leh, ayaa go-aankaa gaadhey oo waliba u badheedhay. Doc-kayeedhna waxba laga weydiin maayo.

 

Marka labaadna, ninka loo taliyona, ee waliba, Maakhir, kayimid, oo go-aanka Hargeisa lagu gaadho uu ku khasban yahay in sanka lagaga toli doono, hadal iyo kaftan uma furna.

 

Sidaa-daraateed, ta kuheysata ayaa kugu filan, Saaxiib, mar haddii talo ninkale goostey oo Burco lagu alifay, Hargeisa-na fulinteeda leedahay, aad ku gowracan tahay in aad adeec u noqoto, meel aad dood raqiis ah aad kaga soo daacdo, kuuma taalo, Saaxiib.

In badan baad isku daydey in aad qabyaaladda kugu qufulan qariso, haseyeeshee maantay cimaamadda kaa dhacday oo iyadoo bareer ah aad la soo shirtagtay. Habar Jeclow, Muuse wa kaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

odweyne

weligiis qabyaalad ma qarsan asaga iyo sekreteeriyadiisuba khibradiisa odaytinimana maah maahyadiisa yaad ka garanaysaa

 

reer maakhir iyo reer waqooyi oo dhan waa walaal haday nabad kuwada noolaadana waa arin lagu farxo

 

nin weyn hadalkiisa ma'ahan anaa kuu taliya taas anaa ka markhaatiya inuusan cimaamad wadan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this