Sign in to follow this  
Holac

Gaas on Christians

Recommended Posts

gooni   

Hay’ad gaalnimo u go’day isla markaana ogalyn in muslin la shaqeeyo, ama dhex galo, wadan muslina oo hadana daruufaysan dhexdiis.

 

Su’aashaaas oo kale qof mas’uula yaa la waydiyaa nin si fiican usoo quraacday way ka qoslinaysaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

said:

Hay’ad gaalnimo u go’day isla markaana ogalyn in muslin la shaqeeyo, ama dhex galo, wadan muslina oo hadana daruufaysan dhexdiis.

 

Su’aashaaas oo kale qof mas’uula yaa la waydiyaa nin si fiican usoo quraacday way ka qoslinaysaa.

 

Haddal adaa haya adeer,

 

wuxuu ku qoslay su'aasha caqli yarideeda!! waa tuugsi urur oo lacagta ka soo ururiyey dad christian ah uguna deeqa dadkiina dhibaataysan, ma'ahan waxaad xaq u leedahay, ama aad khasab ku leedahay sideey u bixiyaan ama ciddeey shaqaaleeyaan.

 

Maku fikirtay ineey raban qof aay isku mabaa diin yihiin in aay rabaan in uu lashaqeeyo oo garan kara sababta aay u bixinayaan macaawinadan iyo ajarka aay ka rabaan xaq ilaah?

 

Waa sidda dadka cayrta ka qaata qurbaha oo u haysta in aay xaq u leeyihiin ama khasab cajaaib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

A Christian charity organisation has the right to hire whoever they wish. If Somalis don't like their beliefs or policies then they should not allow them to operate in their areas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Miyir

Adeer arinta madaxweynahaagu waa ilaahow gaalna ha iga dhigin gaal la’aana ha idhigin.

 

Mas’uuliydda saaran waxaa ugu weyn allaha garansiiyee midda caqiidada qosol ma gasho iyo garoowe dad badan baa ku nool sida Washington.

 

Garoowe soo magaaladii buurta hoosteeda ku taalay ma’ahan oo togga weyn lahayd? Goormaa dadka lakala garan waayay?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

Gooni

 

vaguely insinuating and speculating, loose morals is that all awoowe?

 

Garoowe hills and mountains? smoke screen

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is nothing absolutely wrong with Gaas comment, let us say a Muslim charity does work in Haiti, or Jamaica, and employs/prefers a Muslim person for that job, is there something wrong?

 

People forget that World Vision is 100% Christian charity organisation, so if you want their services, have no objection on who they hire.

 

Mida kale dadkan xoola ah, oo u haysta diinta in hayadi si sahal uga bedeli karto, dee markii horeba dadkaasi diin adag ma haysan. Qof kii diintiisa ka tegaaya, isaga lee waaye!

 

Fekerkan ah in la isku dul qaato, Dhul gaalo ku noolahay, Masaajido , malcaamado, ka dhisano, hadana la soo istaagno, kuwii wax idin kenay, Waa gaalo, Yaa shaqaaleeyn lahayd muslim wax xadadya, dhacaaya, tuug ah, iyo committed Christian?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this