Sign in to follow this  
Showqi

Xulka Soomaaliya oo u gudbay wareega 2aad ee koobka CAF.

Recommended Posts

Showqi   

alxa1-300x225.jpg

 

Bartamaha (Nairobi):- Kooxda Kubadda Cagta Soomaaliyeed ee ay da’doodu ka yartay 17 ayaa u gudbay wareega labaad ee is reebreebka CAF ka dib markii ebar iyo ebar 0-0 isku dhaafiwaayeen Kooxda kubadda cagta ee dalka Kenya. Kooxda Soomaaliya ayaa magaalada Jabuuti horay 3 iyo 1 uga soo guuleystay kooxda Kenya.

Ciyaartan oo la filayay in ay ka dhacdo Magaalada Nairobi ayaa loo wareejiyay garoonka Oserian ee magaaladda Naivasha ee isla dalka Kenya ka tirsan.

Kooxda Kubada Cagta ee Soomaaliya ayaa soo bandhigtay ciyaar wanaagsan iyadoo mid ka mid ah ciyaartooda Soomaalida uu qaatay kaarka Cas balse Soomaaliya waxa ay u baahneed in ay u soo gududbto wareega Labaad ee koobka CAF.

“Inkasta oo cayaarta qaybtii kowaad nalaga saaray cayaartooy aad u wanaagsan, rigoorana loo dhigay kooxda Kenya, haddana waxaa noo suura gasahay in aan ka guuleysano kooxda Kenya” ayuu yiri tababare Farayare.

Kooxda kubadda cagta Soomaaliya ayaa wareegan labaada la ciyaaridoonta kooxda kubadda cagta ee Masar oo ay da’doodu ka yartay 17.

Wareega hore ee ciyaartan ayaa dhaxmartay Kenya iyo Soomaaliya ayaa ku dhamaatay 3-1 waxayna ka dhacday dalka Djibouti iyadoo xulka Soomaaliya uu muujiyay dadaal badan iyo sidii ay ugu gudbi lahaayeen wareega labaad ee isreebreebka koobka

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Day of big shame as Kenya fall to Somalia

 

Bartamaha (Nairobi):-Kenya Under-17 national football team made a sad exit from the Africa Youth Championships qualifiers when they settled to a barren draw with Somali in a tough duel played at Oserian Fastac sports grounds in Naivasha on Saturday.

 

Following the draw, it means Kenya has been eliminated from the continental championships on 3-1 aggregate having lost the first leg match 3-1 in the neutral Djibouti. On Saturday, the Somalis, who had earlier on threatened to boycott the match due to the change of venue from Nairobi to Oserian, played a defensive game and thwarted any efforts by the home boys to penetrate their water tight defence.

 

The home boys, under coach Sammy Omollo, were unlucky for not winning the tie as they lost several scoring chances including a 27th minute penalty kick. Ali Yusuf should have put Kenyans ahead but his well taken spot kick hit the upright.

 

Team manager Philiph Makui said his boys played their hearts out but were not lucky to convert a goal. “The Somalis used defensive tactics right from the word go and put nine men on defense and this curtailed our movement “ said the team manager.

 

Following the elimination, it now means Kenya has bid goodbye its hope of making to the last eight teams from the continent that will feature in the African Championships set to be held in Rwanda capital Kigali next year.

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Showqi, how come the somali players are over 17?

 

one of my long time teamates ayaa ku jira kooxdaas and he is my age... he shuldn't playing against 17 year olds..

 

he is the player beside the coach standing...and i'm sure he is not the oldest in that team..

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

Originally posted by Tuujiye:

Showqi, how come the somali players are over 17?

 

one of my long time teamates ayaa ku jira kooxdaas and he is my age... he shuldn't playing against 17 year olds..

 

he is the player beside the coach standing...and i'm sure he is not the oldest in that team..

 

 

Wareer Badanaa!!!

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Waraa kuligiin Jisaarka joojiya. Maxaa waaye! Qaraar maa idin haayo icon_razz.gif Baxa Durbaan iyo Calan soo qaata, Ciyaalka (Xulka Qaranka) taageerayaal eey u baahanyihiin.

 

Tuujiye, fiiri shobarada aa bilowday :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^loooool waraa laakiin walaahi beentee ma aha aniga lol... nimankaan waa rag waaweyn and 4 of them are from europe iyo Canada and the rest from somalia... the youngest one ayaa 25 kor u dhaafay saaxib...

 

anaga waa taageereynaa laakiin ceeb waaye in ee la ciyaaraan caruur..ragaan waxee ahaayeen kuwii ciyaaray African cupka markaa loo soo baxaaye in Uganda....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Norfsky:

Ma kuwaasaa 17'ah? LooooooL

Kuwaan iyo kuwa dalalka reer galbeedka ka ciyaara badidoodba shaki baa ku jira inay 17 yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

You should've seen Zimbabwe under 17's in 2008. they had mid timihiiba ay bidaar ka duulisay oo gar wada cirro ah leh iyo mid la yiri 9 years ago ayaa waxaa lagu xukumay 3 years in prison for robbery iyo mid la sheegay inuu lahaa 3 xaas iyo labo girlfriends and wait for it...two teenage twins...I was laughing the whole day when I read that article.

 

I Love BOB and his crazy goverment officials.

 

 

PS. Robert Mugabe is also known as BOB. ;)

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Tuujiye, sxb marka hore raali noqo (Baaf xalwo ahna Banaadir aan kaaga soo qaadayaa) :D Arinta sida aad u ogtahay aniga uma ogeeyn. Ciyaartooydana xitaa hal qof kama aqaani aniga. Laakiin adiga, qaarkood waad la ciyaartay oo si fiican ayaad u taqaanaa. Hadiiba eey da dooda 25 sano ka weeyntahay, kuwaan in lataageero ma ahan Yaakheey Ceeb Caleek :mad:

 

Aniga markii aan akhristay xulka Soomaaliya aa ka badiyey Kenya. Farxad daraadeed waxaan ku dhuftay:

Soomaaliyeey toosoo

Toosoo isku tiirsada ee

Hadba kiina .........

 

Laakiin hada ciil daraadiis waxaan is leeyahay maxaad Threadkan u biloowday.

 

BOB, sxb you make me laugh :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this