Sign in to follow this  
malistar2012

Cabdi Qeybdiid gives puntland three days to respond to his demand

Recommended Posts

Cabdi Qeybdiid gives puntland three days to respond to his demand WILL GALKACYO HAVE TO 2 Airport?

 

Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale ayaa Shalay Sheegay in Puntland ay Xanimaad ku soo rogtay Garoon diyaaradeed oo Galmudug ay leedahay.

 

Xiisadan ka dhex taagan maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa laga Cabsi Qabaa inay dhaliso dagaal xoogan oo dhexmara Labada Dhinac.

1114.jpg

 

 

 

Puntland Respond

 

7660.jpg

 

“Dowladda Puntland wax aysan ogeyn Gobolka Mudug kama soo degi karo, Mudugna Puntland ayay hoos-tagtaa, waxaa rabaa inaan cadeyno in Galmudug ay sameysatay garoomo qarsoodi ah oo ay hub rabto inay ka soo degsto, midaas baa diidanahay, waxaana Hubka laga soo rarayaa Garoomada Balli-doogle iyo Nambar 50, maadaama garoonka caalamiga ah ee Muqdisho ee AMISOM gacanta ku heyso aan wax hub sharci daro ah laga dhoofin karin”ayuu yiri C/naasir Bedel Khalaf.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^I can't understand what would please you lot. Reporting this shows that you would want one or the other to start a war. What's in a war for us?

 

 

Illaah haka la dajiyo oo qaboojiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Diyaaradaha garoomada soomaaliya kusoo dega taayarodoodu duntu banaankay taal ,meel walba oo banaan wey ku degi karaan pilot’kuna waa 75 jir qalbi naxaa kuma yaalo,lacag bixi oo meel banaan raadso maxaa laysku dili awoowe.?

Share this post


Link to post
Share on other sites

gaas-qabow.jpg

 

Dowladda Puntland wax aysan ogeyn Gobolka Mudug kama soo degi karo, Mudugna Puntland ayay hoos-tagtaa,

 

 

 

Abdiweli Gaas Gone crazy his claiming All of Mudug pipe dream sxb attention seeking i called that , Galkacyo is divided in Half Mudug also half with more district and land on Galmudug side .

 

 

The Airport was open a year ago and was operating fine whats the problem Today .....

 

Galmudug is also working on opening Hobyo Port that will be deficit to Puntland port reason are all of central Somalia regions will use it for export and import ...

 

 

Ever since Ethiopian invasion in 2007 majority of business has moved Gobolada dhex - Population increased - better Infrastructure - Great stability .

 

p11706151.jpg

 

Cadaado airport

 

 

hh.jpg

 

 

Qaar ka Mida Ganacsatada Galmudug Oo Dayactir ka wada Wadoyinka K/galkacyo

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Deg deg: C/wali Gaas oo Ciidan geeyay Gaalkacyo & Xaalada oo kacsan (Maqal)

 

CIIDAN1.jpg

 

 

Sep 24, 2014 - 45 Aragtiyood

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Maamulka Puntland uu Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Dhanka Waqooyi uu soo dhoobay Ciidamo Farabadan oo wata Gaadiidka Dagaalka,kuwaas oo Farisimo ka sameeystay Waqooyiga Magaalada.

 

 

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa sidoo kale siwayn looga dareemay dhaqdhaqaaqa Ciidan, waxaana ciidamada maamulka Puntland geeyay magaalada Gaalkacyo ay ku sheegeen in ay ka hortagayaan Weeraro Ciidamada Maamulka Galmudug ay ku qaadaan Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo.

 

Waxaa jiray Maalmahaan Khilaaf xoogan oo u dhaxeey Maamulada Puntland iyo Galmudug oo wada daga Gobolka mudug,murankaas oo salka ku haya Xanimaad Maamulka Puntland uu saaray Garoon Diyaaradeed oo ku yaala Koofurta Magaalada Gaalkacyo oo Galmudug ay Gacanta ku hayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaalkacyo Airport Closed deadline midnight

 

Garoonka diyaaradaha Galkacyo oo maanta hakad galay

by A M | Wednesday, Sep 24, 2014 | 2998 views

 

indhaqaris.jpg

Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid)

 

 

Garoonka Diyaaradaha magaalada Galkacyo ee dhinaca waqooyi ayaa maanta hakad ku yimid, kadib markii diyaaradihii ka degi lahaa ay ka baqeen isku dhac dhex mara Maamulada Galmudug iyo Puntland.

 

Sida ay sheegayaan wararka aanu ka heleyno magaalada Galkacyo ilaa iyo hada hal diyaarad oo qaad sida ayaa ka soo degtay garoonka diyaaradaha Galkacyo, iyadoo la sheegay in diyaaradihii kale ee maalin walba ka degi jiray ay ka baaqsadeen.

 

Diyaaradaha Ganacsiga ee ka imaanayay Muqdisho iyo dalalka deriska ah iyo diyaaradaha UN-ka ayaa u baaqday cabsi ay ka qabeen in labada maamul uu isku dhac dhex maro, kadib markii uu khilaaf soo kala dhex galay.

 

Inkastoo Maamulka Galmudug aan wali go’aan qaadan, hadana ciidamo fara badan oo Puntland ayaa xalay soo gaaray magaalada, taasoo shaki badan keentay, iyadoo ciidamo badan la geeyay garoonka diyaaradaha ee ay Puntland gacanta ku heyso.

 

Arrinta ku saabsan garoonka ayaa laga hadla hayaa magaalada, waxaana dadka deegaanka ay ku talinayaan in aan labada maamul isku dhac dhex marin, maadaama magaalada tahay mid la wada degan yahay, dadka rayidkana ay ku badan yihiin.

 

Maamulka Puntland ayaa xayiraad ku soo rogay garoon ay sameysatay maamulka Galmudug oo ku yaala dhinaca koofureed magaalada Galkacyo, waxaana taas ay keentay in Maamulka Galmudug ay warqad cabasho ah u dirto dowladda Federaalka iyo Beesha Caalamka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lol :D

 

I like how Malistar keeps getting wet dreams over failed warlords like Qeybdiid!

 

Saaxiib, have you not learnt your lesson from your backing of Barre Hiraale? :D

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is what the Somali people have been reduced to... People like malister who claims to be a nationalist while obviously supporting tribal hatred, Further war and chaos. While he calls others hypocrites.

 

In all honosty would an American nationalist or a British nationalist support what he supports if it was in their own countries.

 

A true nationalist would be arguing for incorporating both these areas into a single area. Would he not.

 

Somalians man... How far did the Italians, communism and lack of culture destroy your morality.

Share this post


Link to post
Share on other sites

If you can't live together leave and be separate States if it brings peace. Better to be 6 powerful States then one state that is never ending chaos. Our enemy Ethiopia the Christian empire is rejoicing while they butcher Muslims. Kenya is rejoicing while they rape the women in Kismayo and take more land and sea from Muslims as they kill Muslims in kenya. au mercaneries are destroying our societal makeup while these idiots squabble over a half shack they call an airport. As the fake mugdisho government steals from the people and pimp out the rest.

 

Have some shame and some blood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galmudug pres release warning To Abdiwali Gaas Haddii garoonka Galmudug la xiray, kan Puntland-na ma sii furnaan doono, waadna arki doontaan ayuu yiri

 

XornimoGM&PL.jpg

 

 

Xiisada oo meel xun gaartay & Gal-mudug oo Fariin adag u dirtay Puntland…

Sep 24, 2014 - jawaab

 

 

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaa maanta oo Arbaca ah shir jaraa’id ku qabtay xildhibaan Maxamed Xuseen Tahliil, oo k amid ah xildhibaannada baarlamaanka maamulka Galmudug,

wuxuuna ka hadlay hadal uu sheegay madaxweyne Cabdi Xasan Cawaale Qeybsiid kaasoo ahaa in muddo seddax cisho xayiraada looga qaado garoon diyaaradeed oo dhawaan Galmudug ay ka sameesay koonfurta Gaalkacyo.

 

Xildhibaanka ayaa ku goodiyay haddii aaney muddada uu qabtay madaxweynaha Galmudug in looga qaado xayiraadda in magaalada Gaalkacyo gabi ahaan ay noqon doonto goob ka caaggan diyaaradaha sida uu hadalka u dhigay.

 

Waxa uu intaas ku daray in la joojin doono wax yaabaha Boosaaso looga qaado gobalada dhexe, sida cuntada iyo alaabaha kale, oo cuna qabateyn ay saari doonaan.

Haddii garoonka Galmudug la xiray, kan Puntland-na ma sii furnaan doono, waadna arki doontaanayuu yiri Xildhibaanka ayaa sidoo kale, in hadalkiisa uusan ahayn dagaal cusub in uu abuuro balse uu la yaaban yahay gar-darrada maamulka Puntland oo diyaaradaha ka mamnuucay in ay ku dagaan garoonka laga dhisay dhinaca Galmudug.Khilaafka labada maamul ayaa cirka galay, kaddib markii Puntland ay ka hor timid maamul gobaleed loo sameeyo gobalada Mudug iyo Galgaduud.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Lol
:D

 

I like how Malistar keeps getting wet dreams over failed warlords like Qeybdiid!

 

Saaxiib, have you not learnt your lesson from your backing of Barre Hiraale?
:D

 

Puntland Claiming other people Land and Provoking war i call that a wet dreams

 

 

Dowladda Puntland wax aysan ogeyn Gobolka Mudug kama soo degi karo, Mudugna Puntland ayay hoos-tagtaa, This what you call wet dreams

gaas-qabow.jpg

 

A New Warlord Mr prozac The Warmonger lol The Man Has become a spoiler of Peace n stability

 

Mr prozac Has gone crazy he Needs to Take his Medicine 2014 Mudug needs Peace stability and Unity . Gaas is claiming Something far from his reach creating Tension Provoking War Why?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this