Sign in to follow this  
malistar2012

Banadir electric company success story and sign Of hope

Recommended Posts

Banadir electric company success story and sign Of hope

 

 

banaadir_koronto_1.jpg

 

 

 

Shirkada korontada ee Banaadir ayaa waxa ay bulshada Soomaaliyeed ugu bishaareneysaa in shacabka ku nool gobalkaan Banaadir iyo gobalada ku xeeran ay ka haqab tireyso baahida koronto.

Banadir electric company (BECO) ayaa waxaa ku midoobay shirkadihii korontada si ay bulshada gobalkaan cid kasta oo kamid ah ay u hesho koronta ay ku qanacdo oo qiima jaban.

 

banaadir_koronto_9.jpg

 

Shirkadu waxa ay dhawaan magaalada oo dhan suri doontaa baalayaal casri ah, si looga guuro fiilooyinka dabka wada ee qatarta badan, waxaa kale oo shirkadu magaalada ka saari doontaa matoorada guuxa badan ee magaalada gudaheeda ka shidan, waxa ayna dhisma xoogan ka wadaa xarun weyn oo korontada magaalada lagu ifinayo saldhig u noqoneysa.

 

banaadir_koronto_2.jpg

 

Shirkada ayaa waxa ay sameyn doontaa qiima dhimis bulshadu ku qanacdo kadib marka ay hir-geliso xarunta ay dhismaheeda ka wadaan duleedka galbeed ee gobalka Banaadir.

BECO waxa ay idiin diyaarisay shaqaala tababaran oo si dhaqsa ah macaamiisha sharafta leh ugu adeegaya.

 

 

 

banaadir_koronto_7.jpg

 

banaadir_koronto_6.jpg

 

 

banaadir_koronto_8.jpg

 

banaadir_koronto_3.jpg

 

Many Companies like this one are providing Great opportunity and service ...

 

Great job by the Mogadishu business community for uniting under one Electric company.....

 

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com

Muqdisho Somalia

Allbanaadir@

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

This news really put a huge smile on my face. Keep up the great work Somalia. Let us move past the death squads and start rebuilding our homeland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this