Sign in to follow this  
Mooge

Markacadey.com: Names of the HAG commanders massacring Shabelaha Hoose people

Recommended Posts

Mooge   

Magacyada Saraakiisha iyo Guutooyinka Culusow ee qeybta ka ah Duulaanka Deegaanada Shabelaha Hoose degta

 

Waxaa halkan idinku soo gudbineynaa Guutooyinka iyo Saraakiisha maamulka Xasan Culusow ee qaybta ka ah duulaanka lagu soo qaaday deegaanada beesha Marka degto.

 

Arinta micnaha weyn sameyneyso ayaa ah in saraakiisha aan magacyadooda idiin soo gudbineyno ay ku dagaalamayaan hubka iyo gaadiidka loogu deeqay Somalia si hubkaasi dalka cadow looga difaaco. Sidoo kale Saraakishan iyo ciidamada ay madaxa u yihiin waxay mushaar ahaan u qaataan lacago deeq ahaan loo siiyey Somalia. Waa kuwan magacyada Saraakiisha iyo Guutooyinka ku lugta leh dagaalada Sh/hoose:

 

Guutada 5aad: Guutadan waxaa taliye u ah Xasan Dheere, waxaa hoos yimaado taliyeyaal urur oo dagaalada si toos uga qayb qaadanayey, waxay kala yihiin taliyeyaashaasi:

 

1- Axmed Cabdulle Absuge, waa taliye Beesha Unuka, wuxuu ka howl galaa aagga Jannaale ilaa Qoryooley.

 

2- C/laahi Hurdaaye, Waa taliye u dhashay beesha Unuka, wuu ka howl galaa Afgooye, Awdheegle ilaa tuulada Muuri.

 

3- C/qaadir Nuur Xasan, Waa taliye u dhashay beesha Hiiraan, maleeshiyaadka uu taliyaha u yahay si toos ayey uga qayb qaateen dagaalka.

 

Guutada 3aad : Guutadan waxaa taliye u ah GOOBAALE oo ka soo jeedo Dhusamareeb/Galmudug, ma la yaqaano meelaha ay ka howlgasho, waa mooryaan isbaarooley ah, waxaa hoos yimaado horjoogeyaal fara badan una howl gala sida taliyeyaal urur, waxaana ka xusi karnaa:

 

1- Liibaan Madaxey – waa Dhusamareeb/Galmudug

2- Nuur Jiido – waa Dhusamareeb/Galmudug

3- Bashiir Madoobe – waa Dhusamareeb/Galmudug

 

Ciidamada deegaanka hal sano gudaheeda waxay dhowr jeer dharbaaxsho kulul ku dhufteen mooryaanta guutada 3aad ee uu GOOBAALE hogaamiyo, kadib markii uu soo noqnoqday jabka soo gaarayo maleeshiyaadka Dhusamareeb/Galmudug ee ku mideysan guutada 3aad ayaa waxaa dagaalka ku soo biiray guutada 5aad si ay u caawiyaan maleeshiyaadka Dhusamareeb/Galmudug oo ay ka dhexeyso haybta Hawiye iyo dhulbalaarsi.

 

Waxaa xusid mudan in dhammaan guutooyinka 3aad iyo 5aad ay hoos tagaan taliska qaybta 12aad ee uu taliye qayb u yahay Maxamuud Qaafow oo isagana beesha Unuka ah.

 

Xigasho:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Lets ask Cadale, Dalmar1, Malistar, JohhnyB, Cadnaan1, Yoniz, Gooni and all the HAG people on SOL where justice is. loooool

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

Qabaa'ilka maryooley mid waysadu u dhowrantahay ma jiro ee sidaa ula soco.

 

In badan ayaan kuu sheegay in aad nasatid. Xanuun HAG iyo Qoslaaye la dhaho baa la il darantahay Saxib.

 

Adaa moogoow hurdoo

Maqane joogaad tehee

Miyaan waanadu ku solin?

Xaggee hadal kaa maraa.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

<cite>
said:</cite>

Qabaa'ilka maryooley mid waysadu u dhowrantahay ma jiro ee sidaa ula soco.

Qabiilkee ayaa sida ka shabeelaha hoose boobaya xaraan u badheedhay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

^ Nin oday ah inaad tahay ayaan fili, taariikhdana wax ka og. Taariikhda maryooley ma bilaaban 1991.

 

Qolyaha geeleyda ah dhul iyo hanti boob waliba uu lasocda xasuuq iyo gabdho la kaxeysto cid uga badan taariikhda maryooley ma jirto. Magaalooyin badan oo maanta qolyo lagu yaqaano waxa laga bara kiciyey dadkale.

 

Weliba waxa intaa u dheerayd wadaad taxliisha ugu akhriya boolida si uu ugu dahiro, marka la qeybinayana qeybtiisa ka hela.

 

Hadii ujeedada aad ka hadleysid ay tahay, mooryaanta tuutaha ciidanka qabta ee Shabeelada hoose kula dagaalamay mooryaan kale ee qaba tuutaha maleeshiyada gobolka. Wax badan isma dhaamaan, waxana isku diray waa xaqdarada ay ku hayaan umadaha kale iyo hanweyni xadkii dhaaftay.

 

Gobolka Shabeelada hoose labada qolo kaliya madagana ee umaddo kale ee aan dagaalamin ayaa uga badan degaanka.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

lol.

 

what a bs article. The only militia's fighting are the watermaals and the dhuusamareb folks unuka iyo beesha hiiraan iska dhaafe ximan and xeeb and galmudug aint even participating in the fightings. Watermaalska khaati billah aa laga joogay imisa jeer baa la yiri stop killing innocent HAG folks and looting their farms? Now markey sheekadii ku xumaatay they are using the HAG GOV card and saying SFG forces baa na leynaya which as an blatant lie,LOL hillarious walahi. Watermaalska will be dealt with if they don't come to their senses they have looted many HAG farms who belonged to the owners almost a half century. They killed an 80 year old man who was part of SYL who was born and raised in the region they burned his son alive and looted their farm. walahi bilahi they even looted the former interior minister's abdikariin hussein gulleds family farm near Afgooye. Laga bartaa laga badshaa hahahahah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Laga bartaa laga badshaa hahahahah

Poor excuse for looting. Why do you justify looting?. The water clan clearly is being oppressed in their own land. They must be regretting their alliance with HAG in the civil war.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

<cite>
said:</cite>

Poor excuse for looting. Why do you justify looting?. The water clan clearly is being oppressed in their own land. They must be regretting their alliance with HAG in the civil war.

 

kaftanka soo baro kiddo.it was a joke

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

horta mooge aniga labada reer ee is dagaalaayo mahi.

 

laakin waxaa laysku haysto waa dhul beereedka shabelada hoose iljeex iyo water-maal midkoodna ma lahan labadoodaba waa lama-goodlayaal xoolo dhaqato dhulkaas dadka iska leh waa la wada yaqaanaa waa mowliid macaane dadkiisa.

 

teeda kale gobolkaasi qabiilo badan ayaa daga water-maal waxay ka dagaan oo kaliya maybe 10% maxaa kaligood waalaya.

 

waxaan rajayanayaa inuu ilaahay somalida imaanka kusoo celiyo oo qabiil walba dhulkiisa ku ekaado uu imaansado.insha alah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this