Sign in to follow this  
Saalax

West Burco and East Burco students fight each other in schools

Recommended Posts

Saalax   

Ardayda Dugsiga sare ee Sheekh Bashiir oo gacan ka hadal dhex maray

 

Maxamuud Jama on May 6, 2014

 

 

 

 

Waxay isku dileen beelo, waxana laga buuxiyey Saldhiga

 

 

 

Burco(Waaheen) Ciidamadda Booliiska ayaa qaar ka mid ah Ardayda Dugsiga Sare ee Sheekh Bashiir Saldhiga ku guray kadib markii ay isku dileen qaab beelaysan.

 

wasaarada waxbarashada iyo maamulka Gobolka Togdheer ayaan maaro u helin iska or imaadyo ka dhaca dugsiyada sare ee Gobolka Togdheer kuwaasoo ku salaysan qabyaalad ay ardayda Dusiyadaasi u dagaalamaan,isla markaana soo noqnoqonayay tan iyo markii ay dawlada siilaanyo talada dalka la wareegtay,waxaana shalay saldhiga dhexe ee magaalada Burco loo taxaabay ilaa iyo labaatan arday oo ka mid ah Ardayda Dugsiga sare ee shiikh Bashiir ee magaalada Burco, kuwaasoo isu laayay qaab beelaysan.

 

Dugsiga sare ee shiikh bashiir ayaa ah Dugsigii sare ee ugu horeeyay Gobolka Togdheer, mana aha markii koowaad iyo labaad ee sidan oo kale ay ardaydani isu laayaan, waxaanay dadwayanaha reer burco is waydiinayaan waxa arimahan ay xal ugu wayday Dawlada iyo maamulka gobolku maadaama ay arintani nabadgelyo daro ku keeni karto gobolka.

 

Arrimaha farta lagu fiiqayo ee arintan loo sibir saarayo ayaa iyana waxaa ka mid ah Dugsiyada dawlada oo isu bedelay kuwo ay dad yeesheen isla markaana ay Dugsiyada qaar oo uu ka mid yahay dugsiga shiikh bashiir aan laga bedelin maamulka oo ay Sideed iyo Toban sano ka talinayeen , taasina ay keentay in maamulka iyo ardaydu ay isla fal galeen.

 

“ma yeelayno in Maamule Dugsi iska yeesho oo uu sideed iyo Toban sano iska joogo waa in wax laga qabtaa”Sidaas waxa yidhi Wasiiru dawlaha Maaliyada oo mar uu kormeer uu kaga wacyi galinayay ardayda iyo dhalinta Burco qabyaalada ka waday.

 

 

 

 

http://waaheen.com/?p=27788

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Waa in gudaha lawada dhigaa. Ciyaarihii gobolada ayagoo isku team ah atey midiyo isku qaateen.

 

Saalax hawshan ma Siilaanyaan dusha ka saarnaa mise reer Burco wax baa ka siya?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Lol :D

 

Habartii kuftaba ma Silaanyo baa ka dambeeyo miyaa sheekadu?

 

Saalax, Silaanyo is a terrorist, I grant you that, but I don't believe he had anything to do with this sort of petty school hooliganism..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

When you look at it, it is not petty. It is one of the biggest schools

in Burco. A year ago similar thing happened but in the football competition.

As long as the final solution isn't implanted those problems will continue

to occur in Togdheer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Could you please elaborate... What is this final solution you speak of and who decides whether it is even the RIGHT solution?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

I doubt Siilaanyo is behind such, but considering the mistrust he has been accused of creating in Somaliland, I can see why some would believe he is behind the school unrest.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

<cite>
said:</cite>

^

Lol
:D

 

Habartii kuftaba ma Silaanyo baa ka dambeeyo miyaa sheekadu?

 

Saalax, Silaanyo is a terrorist, I grant you that, but I don't believe he had anything to do with this sort of petty school hooliganism..

Its actually the other way round. We can accuse Siilaanyo of arming his sub-clan's school children with knives but we can't accuse him of terrorism :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this