Sign in to follow this  
Mooge

US and UAE ask Qoslaye to resign or sack his damjadid friends?

Recommended Posts

Mooge   

Madaxweynaha Somalia Hassan Mohamud Alasow ayaa wajahay xaaladii ugu adkeed tan iyo markii uu xukunka Villa Somalia la wareegay.

 

Dowladaha reer Galbeedka gaar ahaan Mareykanka ayaa Madaxweyne Hassan weydiistay inuu degdeg isu casilo kadib markii ay kulan gaara qaateen Madaxweynaha iyo Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry .

 

Amiirka Isu taga Emirate-ka Carabta ayaa Madaxweyne Garguurte kulan degdega ugu yeeray,waxaana lagu wadaa inuu saacado kadib gaaro Emirate-ka Carabta.

 

Madaxweyne Hassan wuxuu Amiirka Emirate-ka u gudbin doonaa jawaab laga sugayay oo ku saabsan inuu aqbalo xilka qaadis lagu sameeyo Wasiiradda Amniga iyo Garsoorka Somalia kuwaas oo kala ah Faraax Cabduqadir iyo Cabdi Kariim Guled ama inuu xilka Madaxweynenimada iska casilo.

 

Ila wareedyo muhiima waxay Waagacusub u sheegeen inuu Madaxweyne Garguurte aqbalay xilka qaadis lagu sameeyo Labada Wasiir ee garabkiisa Damu Jadiid hasse yeeshee ilaa hada lama helin cadeeyn ku saabsan go-aankiisa siyaasiga.

 

Ra’isulwasaare Cabdiwali Yuulka wuxuu beesha Caalamka weydiistay in loo madaxbaneeyo magacaabista Wasiirada bedeli doono jagooyinka ay ka degaan labada Wasiir.

 

Beesha Caalamka waxay ka cabsi qabaan in Urur diimeedka Damu Jadiid la wareegaan talada dalka Somalia maadama ay guud ahaan degmooyinka gobolka Banaadir ay u wada magacaabeen shaqsiyaad ka tirsan Damu Jadiid.

 

Madaxweynaha Somalia wuxuu sameeyay Galaangal siyaasadeed hasse yeeshee ugu dambeyn waa ku guuldareestay inuu badbaadiyo Wasiirada ka tirsan kooxdiisa Damu jadiid.

 

Lama oga waxa iska bedeli doono siyaasadda Somalia hadii Wasiirada Damujadiid shaqada laga eryo laakiin urur diimeedkaan qabsaday talada dalka Somalia ,wuxuu dunida ula mid noqday kii laga faramaroojiyay xukunka dalka Masar ee Ikhwaanu Muslimiin.

 

Xeeldheerayaasha waxay Madaxweyne Garguurte ku sifeeyeen nin liita oo aan wadani aheyn ,halka beesha uu ka dhashayna ay ku tilmaamto nin ceebeeyay magaca beelweynta Hawiye iyo kan bulshada Soomaaliyeed.

 

By Dahir Alasow

dahir.alasow@waagacusub.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxaaba laysla dhexmarayaa in la rabo in mooshin Barlamaan lagu rido Xassan Sheikh, waxaana horboodayaa la leeyahay beeshuu ka dhashay. Maxaa arrintaa ka jira?.

Waxaa kaloo la soo wariyey inuu 50 Oday oo HG Hargeisa u dirayo Madxaweynuhu, reer Hargeisana markay maqleen yidhaahdeen, " oo maxay naga soo doonayaan, ma sooryay naga rabaan?". Lol!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Who knows maybe they are Siilaanyo for help. Waar nimankan Afrikada ka soo shaqo tagay mishaarkooda $1500 doolar ah idinku qaata oo askar noo soo dira , Hadii Islaanimo iyo walaatinimo jirto.

 

Jawaabta Siilaanyo, waxaan ka sugaynaa Ciidansuldaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

<cite>
said:</cite>

Who knows maybe they are Siilaanyo for help. Waar nimankan Afrikada ka soo shaqo tagay mishaarkooda $1500 doolar ah idinku qaata oo askar noo soo dira , Hadii Islaanimo iyo walaatinimo jirto.

 

Jawaabta Siilaanyo, waxaan ka sugaynaa Ciidansuldaan.

And then Ciidansuldan will say:

I own Laascaanood, I own Laasqoray, I am 5 km from Garowe, I am a taako from Boosaaso, you are under by boots, you are a colony of Kenya and Uganda, you are pirates, you can't fight, your women are raped by Ethiopians.... (hang on, I am going to cut and paste more of his rubbish).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tallaabo.....

 

Cidan Sultan sometimes says "I own Laascaanood, you people live under my boot"

 

And then he has the audacity to call Reer Laascaanod his "countrymen". He's full of contradictions, he's an emotional pile of cuqduud and hatred. What a terrible human being.

 

He actually celebrates whenever something bad happens in the South.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Topnews:- 150 Xildhibaan oo saxiixay Petition lagu qasbayo Madaxweyne Garguurte inuu iscasilo- Kulan Hawiye iyo xilka tuuris degdega?

4

Monday May 05, 2014 - 01:36:34 in Articles by Super Admin

 

Waagacusub.info- 150 ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia ayaa saxiixay Petition looga dalbaday Madaxweynaha Somalia Hassan Mohamud Alasow inuu sedex maalmood gudahood isku casilo si loo badbaadiyo jiritaanka Qaranimada Jamhuuriyadda Somalia.

 

Xildhibaanada saxiixay mooshinka waxay Madaxweynaha ku eedeeyeen inuu gudan waayay xilkii loo igmaday,sidoo kalena waxay dhamaantood saxiix ogolaansho ka soo qaateen odayaashii dhaqanka ee beelaha ay metelaan.

 

Xildhibaanada Hawiye oo aad looga cabsi qabay inay qaadacaan xilka tuurista Madaxweynaha ayaa ugu danbeyn aqbalay inay saxiixaan mooshinka kadib shir ay ku yeesheen Hotel Naasa hablood 1.hasse yeeshee waxaa diiday shan Xildhibaan oo qabiil ahaan u dhashay beesha Habargidir kuwaas oo kala ah

 

1- Xildhibaan Axmed Ducaale Xaaf - oo ah ganacsade qandaraasyo badan ka helay Madaxweyne Garguurte.

2-Xildhibaan Mahad Mohamed Salaad oo ah Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamka.

3-Xildhibaan Xersi Aadan Rooble oo ah Wasiir ku xigeenka gaadiidka iyo duulista Hawada.

4-Xildhibaan Xasan Maxamed Jimcaale oo ah Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa

5-Xildhibaan Ubax Tahliil Warsame oo ninkeeda uu yahay Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Siciid Jaamac Qoorsheel .

Xildhibaanada beesha Abgaal guud waxay saxiixeen Petition-ka Madaxweyne Garguurte looga dalbaday inuu degdeg isu casilo.

 

Xildhibaanada Hawiye oo berri {Isniin} ku kulmi doono Hotel-ka Sahafi waxay sheegeen inay dejiyeen qorshe sharaf dhoowrisa oo Madaxweyne Hassan looga tuuri doono talada Villa Somalia.

 

"Xildhibaanadeena Hawiye waxaan mooshinka u saxiixnay kadib markii aan garwaaqsanay inuu Madaxweyne Hassan gudan waayay xilkii loo igmaday ,waxaan aad uga dhiidhinay inuu awooda Madaxtooyada ku tagrifalo shaqsi aan loo igman sidaas daraadeed ,waxay danta nagu qasabtay inaan iska moosno eedo iyo sharafdaro isxambaarsan" ayuu yiri Xildhibaan u hadlay Xildhibaanada Hawiye ee mooshinka saxiixay.

 

Wejiga 1-aad iyadoo la tixgelin la siinaa Madaxweynaha waxaa loo gudbinayaa Petition-ka ay saxiixeen 150-ka Xildhibaan,waxaa looga dalbanayaa ama looga codsanayaa inuu xilka iska casilo,waxaana lagu lifaaqayaa sababaha loo cuskaday iscasilaadiisa.

Hadii uu qaadaco inuu iscasilo,waxaa Wejiga 2-aad la horgeeynayaa Baarlamaanka mooshin loo codeeyn doono in xilka laga tuuro.

 

Mooshinka xilka qaadistiisa waxaa saxiixay 190 Xildhibaan kuwaas oo iskugu jira qabiilada Somalida.

 

Madaxweyne Garguurte wuxuu laftiisa ku jiraa rafasho hasse yeeshee lama oga sida uu kaga badbaadi doono ololaha xoogan ee dhinaca Baarlamaanka uga furan.

 

"Shan maalmood ka badan naguma qaadan doonto inuu si xora isu casilo Madaxweynaha ama inaan xilka uga qaadno garbaduub” ayuu yiri Xildhibaan la hadlay Waagacusub.

 

Xildhibaanka wuxuu sheegay inaysan shaki yar ka qabin hergelinta mooshinka loo diyaariyay Madaxweynaha.

 

Xildhibaanada Hawiye oo horboodaya Mooshinka xilka looga tuuraa Madaxweyne Garguurte waxaa ugu cadcad Khaliif Cabduqadir Macalin Nuur,Cabduqadir Cosoble,Cabdi Samad Macalin Xasan iyo Cabdullahi Jamac Kobaweyne.

 

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry ayaa Madaxweyne Garguurte iyo Joseph Kapila weydiistay inay deg deg isu casilaan laakiin waxaa muuqata inay ka caga jiidayaan fulinta amarkaas.

 

By Dahir Alasow

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

Dr.osman your a funny lad!

 

In one thread of yours you curse and berate Dahir Alasow for being a HAG, Qabalist and anti-Somalia, and now in this thread your eager to quote the article of the very same guy you berated a day ago!?!?!?!???

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hahahaha...

 

When I say a own las canod I own it as a state I.e somaliland not as a clan clearly the somaliland police, and army in sool is predominantly native so as a state. As for the pirates my views on them are based on reality.

 

As for Somalia and the US asking Hassan sheick to resign. Ask yourself were this information came from??

 

Mooge?

 

Clearly biased information, furthermore the only two interests the world has in Somalia is combating Alshabab and combating piracy that is disturbing world trade.

 

Piracy has fallen because of new aggressive tactics by world powers. That has been a success.

 

The war against Alshabab has not been a success they are still there even with thousands of mercenaries they are still there. Hassan sheick if he stay or leaves makes no difference to the world.

 

Therefore no reason to see him leave.

 

Curroption was as bad under previous Somalian leaders as it is now.

 

The world in all honousty does not give a dame about Somalia and the longer Alshabab exists and fights the closer they will adopt the afghan model.

 

Cut and run.

 

What will happen then..??

Share this post


Link to post
Share on other sites

Do you guys honoustly believe that the mugdisho bandits can achieve what au merceneries have not achieved. Also do you think the world will bank roll the au in Somalia indefinately.

 

5-10 years Alshabab will still be fighting, the Somalian government will be just as useless and mark my words the au will wash its hands of Somalia, so will the un, the us and eu.

 

The us and eu are not as rich as they once were and as islam takes hold over their societies they will become less interested in fighting.

Share this post


Link to post
Share on other sites

These shenanigans from the so called parliamentarians is nothing more than excuse for the foreign powers who run Somalia to fire Culosow.

 

As Somalis we should not accept this. Culosow for better or worse is our president and we shouldn't let these foreign entities hire and fire our presidents whenever he does not deliver for them what they thought they would be able to get from him when they first put him there.

 

Somali politics is clan politics. I urge the D block NOT to welcome nor support this attempted sacking of president Culosow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this