Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Puntland education Minister visits Mogadishu with out the consent of cabdi cawar

Recommended Posts

Wasiirka qura ee Puntland yeelatay, oo la soo shaqeeyey argagixisada ayaa ilaa maalintii la magcaabay wuxuu ku maqan yahay koonfurta Soomaaliya.

 

Cali xaaji Warsame oo sida Madaxweyne Cabdiweli Gaas aaminsanaa doorashadii Puntland in la gaaray xilligii jufadiisu qaban lahayd hogaanka Puntland mar hadii meertadii la soo gaaray , ayaa waxa uu ka mid ahaa madaxdii ururkii dhiiga badan ku daadiyey deganaada Puntland ee Alitixaad. Maanatana markii loo magcaabay wasiirka waxbarashada Puntland, wuxuu shaqadiisii ka bilaabay magaalada Muqdisho oo uu ku mqan yahay intii xilkaas loo dhaariyey.

 

Wasiirkii Waxbarashadda ee Puntland Cali Xaaji ayaa ku sugan magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dawladda Federaalka waxa uu ku joogaa dhuumasho lamana yaqaan sababta isagoo ka warhaya in cilaaqaadka Puntland iyo Dawladda Federaalka aan weli heshiis laga gaarin xiriirkii xumaaday inuu Muqdisho iyo Dawladda Federaalka shirar hoose la qaato.

 

Shacabka Puntland oo badankood shaki ka qabay Xukuumadda Madaxweynaha ka yahay Gaas Wasiirka Waxbarashadana ka yahay Cali-Xaaji in iyagoo dantooda gaar-ahaaneed fulinaya inay heshiis qudbo-siro ah la geli-doonaan Dawladda Federaalka oo Bulshadda Puntland marka ay maqlaan magaca Dawladda Federaalka xasaasiyad ka qaada,maadaama Madaxda iyo Xisbiga Damjadiid ee Dawladda horboodaya dagaal-Diplomaasiyadeed ay ku hayaan Maamulka Puntland.

 

Wasiirka Waxbarashadda Puntland Cali Xaaji oo ka mid ahaa Culimadii ku soo caan-baxday Buurta-Saliid ayaa Teleefoonkii gacanta ee Muqdisho laga wici-lahaa dansadayisaga oo shirar qarsoodiya la leh ururka Damuljadiid iyo Faarax Cabdulqaadir

 

Lama yaqaan Madaxweyanaha Puntland C/weli Gaas inuu ka warhayo booqashadda qarsoon ee Wasiirka Waxbarashadda Puntland Cali Xaaji uu ku joogo Mudisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its seems cabdi cawar doesn't control his education Minister and he is working with damul jadiid behind the scenes and paying visits to them. This tells you cabdi cawar has no real control over his large cabinet.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nothing wrong with visiting Mogadisho, after all Puntland is part of the Federa government. Abdiweli government already stated they will talk to the federal government to resolve all outstanding issues. This Puntland government is full of good, capable and decent people who are working hard to better the lives of their people. As Xiinfaniin used to say Xaaji, habaar inkaaran Alle ma aqbalo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Visiting Mogadishu became a sin?

 

lol.

 

yes and no.

 

no, if abdi cawar can be granted the hospitality, generosity and ''ha is martiyeen-ism'', your folks are famous for. lakinse, y'all will sleep with one eye open when cawar-ku is in Mogadishu, somaha?

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Damuljadid faction have proven how incompetent they are and you are mistaken if you think they can hoodwink Abdiweli Gas and Puntland. All Puntanders and Somalis understand that guiding the Federal government to establish peace and security is monumental task and it is better if all Somali stakeholders cooperate so that they can get rid of Amison which intends to remain in Somalia in perpetuity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garoowe Oo Lagu Qabtay Kulan looga Dooday Hindise Sharciyeedka Lagu Dhisayo Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Dalka “Sawirro”

Published on February 16, 2014 by Mustaf · No Comments · 531 views

kulanka oo ciwaan looga dhigay yagleelidda Hindise Sharciyeedka dhismaha guddiga xuquuqul insaanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wasaaradda cadaalada iyo Garsoorka Soomaaliya iyo hay’adda Inter news.

dadka ka soo qeyb galay kulanka ayaa la weydiinayay su’aallo kale duwan, iyadoo aysan meesha ka marnayn afkaartooda iyo talo soo jeedinta ku aadan hindise sharciyeedkaasi, waxaana ka qeyb galayaasha kulanka su’aallo ka weydiiyeen arrimahani wakiilada ka socda dawladda federaalka ee Soomaaliya.

 

Ugu danbeyntii ayaa kulankaas waxaa ka soo baxay afkaar iyo talooyin muhiim u ah sharciga dhisida guddiga xuquuqul insaanka, iyadoo ay tahay markii ugu horeysay oo Soomaaliya laga sameeyo guddi qaabilsan daba galka iyo xaqiijinta xuquuqul insaanka.

 

Xajii Xanuf

 

SFG and Puntland admin are working together fine - Relationship has healed the trouble maker Somaliland agent Faroole is gone with Wind new dawn for SFG and regional administration.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Malistar its a good win for HAG i give u that damuljadiid has played it nice cabdi cawar is a rookie compared to the well experienced Faroole. And its a matter of time before cabdi cawar concedes all in favor of damuljadid. I remember prior to the elections in Mogadishu it was like any one but faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Malistar Faroole was not troublemaker in fact he and Adbiweli Gas and Sh. Sharif helped establish this Somali federal government that is finally recognized worldwide. Faroole was not happy with how some HAG members have or trying to change the constitution without proper procedure. He was right and Abdiweli agrees with him. Faroole left a legacy for Puntland and Somalia and

 

Xaaji I know you hate Puntland and I know why but be objective tell me what did Damjadid win over Abdiweli?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Puntland ministers should visit Mogadishu and the relationship must be improved.

 

Peace Action, what needs to be answered is why a minister left Garowe without letting his own staff know where he was going? What was the purpose of the trip? What did he accomplish by going to another city. These are accountability questions. There is a cost associated with these travels and the state and people of Puntland are footing the bill.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

xaaji, the minister went to mogadishu to help puntland students get scholarships and the puntland certificates be recognized outside of somalia. puntland students interest overrides what people say. ali haaji doesn't care and will do this again niyoow. abdiweli gave him permission to do whatever he thinks will benefit more students. puntland is number one in education in all of somalia and this must continue.

 

that is all. i support any decision that will help more puntland students study abroad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this