Sign in to follow this  
malistar2012

Preparations are underway for 2 new State from Galkacyo to Xamar

Recommended Posts

DSC04272.jpg

 

 

 

Waxgaradka Beelaha H**** oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa waxay go’aamiyeen iney samaystaan 2 maamul Goboleed, kuwaasoo laga dhisi doono deegaanada ay dagaan H*****.

 

Kullan maalmihi u danbeeyay ka dhacayay Muqdisho, ayaa inta la xaqiijiyay waxaa kazoo qeyb galay ilaa 400 oo ergo, kuwaasoo isugu jira, waxgarad, aqoonyahano iyo Ururada Haweenka.

 

Dhismaha maamul Goboleedyadaan, ayaa waxay kasoo bilaaban doonaan Magaalada Gaalkacyo ilaa iyo Marka, iyo magaalada Marka ilaa Kismaayo oo 80% ay dagaan beelaha H ********

 

DSC04240-Copy.jpg

 

4 Muqdisho (Bnn) Kulan ay waxgaradka iyo odayaasha beelaha Hawiye ay

ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay ku dhawaaqayn dhismaha Maamul

goboleed ay ka sameeyaan laba Maamul Goboleed.

Sidoo kale waxay ka hadleen Deeganada Kale Ee Beesha Hawiye degto Qorshaha

Maamul Goboleedyada Ay Doonayaan Haatan Inay Hir Gelinayaan.

Odayaashan ayaa waxaa ay sheegayn in maamul goboleedyada ay hoos iman doonan dowladda Federaalka

soomaaliya, Dasutuurkuna Arintaasi U Ogol yahay.

Xildhibaan hore Cabdi Abshir dhowre ayaa sheegay in beelaha Hawiye ay go’aan buuxa ku gaarayn dhismaha

maamulkaa Wuxuuna Faah faahiyey Qorshaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Akhristayaal waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Sawirrada kulan ka dhacay magaalada Muqdisho oo ujeedkiisu ahaa sida ay isku cafin lahaayeen beelaha h***** oo ay ka qeyb galeen Wasiiro,Xildhibaano,Odayaal,Culumo’udiin, siyaasiin,iyo marti sharaf kale.

 

DSC04336.jpg

 

 

DSC04255.jpg

 

 

DSC04236-Copy.jpg

 

 

DSC04231-Copy.jpg

 

 

DSC04243-Copy.jpg

 

 

Congrats to The new Federal states of Somalia

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow that is the way to go. why waste time on damjadiid project when these people can build their own state and develop it. damjadiid has its own agenda and doesn't care about the Somali people. look at Abdiweli, he was the former PM and now he is saying Puntland is the future and we must build it.

 

malistarboy, I support this 1000%. the only challenge is how the big ego guys wills share anything. all the HAG top dogs want to keep the pie and if they don't settle their disputes, these states may not materialize.

 

cadale was talking about this the other day. is this something different from what he was proposing or are they in agreement?

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

A good step forward, but these is a need for realism and the likes of Xaad need to step aside otherwise it will be another lost opportunity.

 

why claim Marka and Baraawe?

realism is needed in these conferences.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Min Gaalkacayo ilaa Marka iyo Kismaayo lol. Waa mushkilad marka qofku aanu garaneyn halkuu wax ka bilaabi lahaa!!.

Reer Baidhobana waxay lahaateen min Marka, Baidhabo, Gedo, Bakool iyo Kismaayo baan dawlad ka samaynaynaa.

Nin baa laga hayaa: maannagaa waalan mise Cadan baa laga heesayaa?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cadale   

<cite>
said:</cite>

A good step forward, but these is a need for realism and the likes of Xaad need to step aside otherwise it will be another lost opportunity.

 

 

True that!

 

 

 

why claim Marka and Baraawe?

realism is needed in these conferences.

 

Beesha has lived in the shabelle hoose region for hundreds of years and nobody can't deny that , i can even find sources saying it was H-block capital hundreds of years ago lol,however its a shared region with many native clans. The wisest thing is to let shabelle hoose be part of Banaadir state since it was part of the greater Banaadir historically.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

I do not mind them building regional government, but I am afraid they may put the Somali State issue in the back burner. Of course they produced warlords and others who were obstacles for peace, but it could be said the people of that region were vanguard of Somali sovereignty.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this