Sign in to follow this  
SomaliPhilosopher

Jawaari's moment, will he capture it?

Recommended Posts

Dalmar1   

Hawdian;986131 wrote:
@Fresh2 death. Bila adaab Baa thy ee dad ka waaweyn ka xishood . Oodweyne is a senior nomad and if you dont get what he's writing you should just be quit. Fahmty mee ya ibnu axmar??

Are you the same habeshi-lover hawdian from EthiopianReview website that keeps sucking up the amxaras?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gudoomiyaha Baarlamaanka “Shacabku Ha Is Dejiyaan,Hana Ku Kalsoonaadaan Golahooda Shacabka” “DAAWO+Dhageyso”

 

 

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho Shirjaraa’id oo uu uga hadlayo marxaladda uu marayo Dalka gaar ahaanna dhanka siyaasadda isagoo fariin gaar ahna ukala diray Xildhibaannada Golaha Shacabka,Shacabka Soomaaliyeed iyo Saxaafadda

 

“ugu horeyn waxaan rabaa inaan u jeediyo Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka inaan ku adkeeyo ama uga digo in arimaha khilaafaadka siyaasiga ee laanta fulinta ka jira aysan u ololeyn ama Warbaahinta uga hadlin taasi oo aan ula jeedo hadii khilaafaad siyaasi ah ay yimaadaan oo Madaxda dalka dhexdeeda uu khilaafaad siyaasi ah soo kala dhexgalo hor iyo horaan waxa weeye odayaal baa la yahay oo walaga fariisanayaa,waa laga wada hadlayaa,waana la xalinayaa,hadii ay taasi dhici weyso waxey usoo biyo shubaneysaa in Golaha Shacabka ay timaado maadaama ay taasi tahay mas’uuliyadda Baarlamaanka loo sameeyey in arimahan oo kale go’aan uu ka gaaro”ayuu hadalkiisa ku bilaabay Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo hadalkiisa sii wata ayaa tilmaamay in Xildhibaanku ka joogo arintan halka Qaadiga ama garsooraha uu ka joogo xukunka mana haboona ayuu yiri in Qaadiga ayada oo xukunka uu xafiiskiisa dhexyaalo aanay habooneyn inuu banaanka ugasii hor dhaco arinta uu xukumayo ama go’aanka ka gaarayo waxaana uu ku baraarujiyey Xildhibaannada Golaha Shacabka iney dhowrtaan mas’uuliyadooda Xildhibaannimo iyo awoodda ay leeyihiin oo aanay dhicin in warbaahinta laga ololeeyo maadaama aanay hada lagu jirin ololle oo lagu jiro xalin ama maslaxad.

 

“arinta Labaad ee aan doonayo inaan ka hadlo waxey tahay Xukuumaddu weey noo shaqeyneysaa, adeegga shacbiga loo hayana wuu socdaa,wax xumaanaya haba yaraatee ma jirto sidaas darteed waxaan shacbiga Soomaaliyeed ka codsanayaa iney kalsoonidooda qabaan,mahad Alle ayaa leh maanta waxaan leenahay Gole Shacbi oo shaqeynaya oo u duuban hogaaminta siyaasadda dalka iyo maareynta dhibaato kasta oo timaada,qof ahaan aadbaan ugu kalsoonahay in Golahan Shacabka ay aqoon iyo karti buuxda u leeyihiin iney xaliyaan mushkilad kasta oo timaada,shacabkana waxaan ka codsanayaa iney ku kalsoonaadaan”ayuu hadalkiisa raaciyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in mahad kale oo Alle looga mahad celinayo ay tahay in dalku leeyahay shuruuc iyo Dastuur oo arimahan oo kale lagu kala maareeynayo sidaas darteedna aysan jirin wax xumaanaya oo ay tahay in la is dejiyo oo aan loo baahneyn in wax la buun buuniyo oo qof kasta uu ogaado iney dalkan mas’uuliyad ka saarantahay oo uu ku fekero sida xal loo gaari karo oo wax loo xasilin karo.

 

“arinta ugu dambeysa waxaan u jeedinayaa Warbaahinta iyo Saxafiyiinta,dadka saxafiyiinta ee warbaahinta ku shaqeynaya dhammaan waxaan xusuusinayaa in qalinka iyo qalabka aad ku shaqeyneysaan uu idiinku yahay Allena idinkula xisaabtamayo,arin fiican ma ahan inaad buun buunisaan waxaanan jirin ama kuturukuteen ah oo aan loo baahneyn aad umadda ku jahwareerisaan, mas’uuliyad ayaa ku saaran,muwaadinbaad tahay oo dalkan mas’uuliyad ayaa ka saaran fadlan ha noqonina kuwo qasaaro ku shoob ah oo noqda kuwo hormarka ku faana,Mahadsandiin” ayuu hadalkiisa kusoo gebagebeeyey Gudoomiyaha Baarlamaanka.

 

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Shirka Jaraa’id ee Gudoomiyaha Baarlamaanka Maanta 14-November-2013

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;986499 wrote:
In of all the times he could left the country, Jawahir decided to take a trip now!

Nothing inspires confidence more than a well timed trip :). Maybe the issue is already resolved or he is employing delaying tactics to force a resolutioon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jawaari's moment, will he capture it or will he take a trip? :D

 

Jawaari had to leave, otherwise he would have to do something about the khilaaf. And he knows better than to try.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Fresh2Death;986130 wrote:
I never get ur posts, stop posting in this website as its waste of space and my energy trying to run from ur long posts. I don't even think anybody replies to u or cares for ur opinion. Go kick rocks and write a book to urself while u are at it.

Are u serious? Oodweyne is a veritable guru of Somali politics whose posts are some of the very best on SOL. Don't misconstrue your own shortcomings (low I.Q. and short attention span) as faults in others.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wadani. Are u serious? Fresh2Death is a veritable guru of Somali politics whose posts are some of the very best on SOL. Don't misconstrue your own shortcomings (low I.Q. and short attention span) as faults in others.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this