Sign in to follow this  
Dalmar1

Video deg deg Ah: Kacdoonkii Buuhodle, Madax, Shacab, Garaado “Arimo Xasasi

Recommended Posts

Dalmar1   

Waxaa Maanta ka Dhacay magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn Kacdoon balaadhan kaasi oo Lagu Soo Dhowaynayay Madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaamac indhosheel oo kamida Golaha madaxtooyada Khaatumo.

 

 

Madaxwaynaha oo Goob Fagaare Ah kula hadlay Shacabka ku Dhaqan magaalada Buuhoodle Ayaa Wuxuu Siwayn uga Hadlay Arimo Badan oo muhiim Ah.

 

Sidoo kale Wuxuu ka hadlay Shirwaynaha Khaatumo 3 , Wuxuuna Sheegay Inaysan Jirin Cid Baajin karta, Xoogna Aan Lagu Qabanayn ee Rabitaanka Shacabka uu ku Qabsoomayo.

 

Wasiirka Arimaha Gudha Maamulka Khaatumo Yaasiin Axmed Ayaa Dhankiida Goobta ka Jeediyey Qubad Dhinacyo badan Taabanaysay.

 

Qaarkamida Shacabka ku Dhaqan Magaalada Buuhoodle Ayaa Dhankooda Halkaasi ku Cabriray Dareenkooda Maanta iyo Xaalada la Marayo.

 

Garaad C/laahi Garaad Soofe Ayaa Soo Afmeeray Dabaal degan Balaadhan ee Maanta ka Dhacay magaalada Buuhoodle .

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

Masha alaah wanu ku faraxsanahay hoorimarka kasoconaya gobalada sool iyo sanaag iyo caan waan tageersanahay runti waxan u rajeenayaa Guuuuuuuuuul warta iyo midnimo wartaaa insha alaah weey guuuuuuuuleeesanayaan walalaga reer khaatumo. Guuuulsooaaliya. Guuuul khaatumo

 

54.jpg

121.jpg

10.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

tell me who is going to support khaatumo. SL and PT are competing to hunt down the debris of khalif galaydh. after that somaliland will reclaim it's actual borders. end up khaatumo just entertain yourself with such delusion ideas

Share this post


Link to post
Share on other sites

spartacus;985054 wrote:
tell me who is going to support khaatumo. SL and PT are competing to hunt down the debris of khalif galaydh. after that somaliland will reclaim it's actual borders. end up khaatumo just entertain yourself with such delusion ideas

Ali khalif galaydh is in ***** he should make peace with SFG leadership seek support for Khaatuum Project and end the secessionist dream

 

 

10.jpg

 

Good to see the blue flag raised high , SFG are ought to support the Khatuum people .

Share this post


Link to post
Share on other sites

malistar2012;985065 wrote:
Ali khalif galaydh is in ***** he should make peace with SFG leadership seek support for Khaatuum Project and
end the secessionist dream

 

 

.

We will see who win dirty game If Culusow interfere Somaliland internal issue, we will play back in shabeelada hoose and in Marka. Let us play and stop useless dialog in Istanbul ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wiil Cusub;985072 wrote:
We will see who win dirty game If Culusow interfere Somaliland internal issue, we will play back in shabeelada hoose and in Marka. Let us play and stop useless dialog in Istanbul
;)

 

The Road to SHabeeleda hoos and Marka is a long Road You have to pass through Raag Culus , If you are counting on Terrorirst Godane he will be killed or captured soon .

Share this post


Link to post
Share on other sites

malistar2012;985074 wrote:
The Road to SHabeeleda hoos and Marka is a long Road You have to pass through Raag Culus , If you are counting on Terrorirst Godane he will be killed or captured soon .

Who cares Godane? If you can find Buuhoodle with Sadaqad food from Turkey and security guard from your an-sister country. Why should be difficult for me to find Marka?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Malistar :

 

Ninbaa cisbitaal jiif oo jiran ayuu nin u soo booqday ku yidhi " Ilahay ha ku caafiyo" kii jiranaa baa ku yidhi "Ilahay ha i caafiyo markaan soo bogsado hadaan ku dili waayo" Kii kalaa ku yidhi "bal waxaad tartid aan aragnee horto soo bogso"

 

That is your situation: Turkey is spoon feeding you, Bantu is guarding you and still you said we will finish your dream ;);) Soo barbaar Kid

Share this post


Link to post
Share on other sites

Indhosheel said "Shirkii Khaatumo 3 ee Taleex waa furanyahay", yet he's in Buhodle. Khaatumo iyo their supporters became the biggest joke in Somali political history. LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

Classified;985092 wrote:
Indhosheel said "Shirkii Khaatumo 3 ee Taleex waa furanyahay", yet he's in Buhodle. Khaatumo iyo their supporters became the biggest joke in Somali political history. LOL

I thought the biggest joke in the Somali political and cultural history was Beesha Hargeislalalalanders :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dalmar1;985094 wrote:
I thought the biggest joke in the Somali political and cultural history was Beesha Hargeislalalalanders
:D

Nope. Those people have made great progress in the past 16 years (from 1997-present).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this