Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Kenyan Airways officials+Kenyan mp's arrive in Somailand and receive a warm welcome

Recommended Posts

Somaliland: Kenyan Delegation on Fact Finding Mission

 

Wednesday, 06 November 2013 22:57

 

"We are here to learn of your desires and achievements and report back to our leadership" Kenyan MP Anna Nyokabi

 

Kenyan delegation joins Somaliland traditional dancers upon arrival at Egal AirportKenyan delegation joins Somaliland traditional dancers upon arrival at Egal Airport

 

By: Yusuf M Hasan

 

HARGEISA (Somalilandsun) - "Kenya which is home to thousands of citizens and expatriates with roots in Somaliland hopes to extend its relations with the government in Hargeisa and its citizens."

 

This was said by Hon Ann Nyokabi a Kenyan Member of parliament of is leading a nine member delegation composed of legislators, Government officials and personal advisor to the Kenyan vice president that is visiting Somaliland on official invitation.

 

MP Nyokabi leads Kenya teamMP Nyokabi leads Kenya teamWhile stressing on the historical ties that bound the two countries Hon Nyokabi who represents Kiambu Constituency in parliament where she sits on the foreign Relations and defence committee said that her high powered delegation is in the country to share and exchange views on various issues especially those that Somaliland excels in like Democracy and Livestock export.MP Ayanle is official guide to kenyan teamMP Ayanle is official guide to kenyan team

 

"Am proud to say that though my delegation is not the first of its kind to visit your country it involves legislators representing Naivasha and Isiolo where the biggest Somaliland communities in Kenya live" Said Hon Nyokabi

 

As she informed that Kenya has immensely gained from her Somaliland community she also said that Somaliland has too gained from the .large cadre of Kenyans working in the private, public and Development sectors of Somaliland.

 

"Though we are here on behalf of our colleagues in the Kenyan parliament and government to whom we shall report back we are also here to learn from achievements garnered by your country especial in democratic transition, peace building and Governance" she said

 

Welcome to Somaliland Lady and GentlemenWelcome to Somaliland Lady and Gentlemen

 

According to Somaliland Member of Parliament Ahmed Yasin Sh. Ali Ayanle the high powered delegation shall meet with various leadership that include president Silanyo, two houses of parliament, Academia, politicians and Kenyans in Somaliland as well as visit other towns like Berbera and diverse historical sites during the three days of visit.

 

Listen to the Joint Kenyan – Somaliland press briefing at the Egal International Airport

Share this post


Link to post
Share on other sites

*Ibtisam;984728 wrote:

Sa'ad is going to burn out- SDF is already big and complex, not to mention all the committees he heads.

 

He is an asset to Somaliland people, and by extension the government.

SDF and implant of NDP is more important than this commercial tam-tam.

 

Xaaji Sa'ad is an asset for Somaliland not for Kulmiye. Where are commercial and aviation minsters, they are too busy for Kumiye problems and who will be new party leader (Samaale or Biixi)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland: Kenya-Somaliland Relations Boosted

 

 

Visiting Kenyan lawmakers

 

By Goth Mohamed Goth

 

A high level delegation from the government of Kenya consisting of several parliamentarians arrived in the country today on an official three day visit.

 

The Kenyan parliamentarians who are in the country for a three day official visit were received by their Somaliland counterparts after they arrived at Egal International Airport earlier today.

 

The Kenyan delegation is expected to meet with his Excellency President Ahmed Mohamed Mahmoud (Silanyo) and top government officials to discuss ways to enhance both diplomatic and trade relations between the two countries.

 

The visiting lawmakers will visit the various regions of the country and also expected to meet with people from those regions.

 

Somaliland is committed to work with its neighbors in the horn region towards sustaining the stability and security of the Horn of Africa. It is one way of helping the people of both countries and those of the region at large.

 

SomalilandPress.Com

Share this post


Link to post
Share on other sites

“Somaliland wax bay ka baran kartaa Kenya,Kenyana wax badan bay ka baran kartaa Somaliland”

 

November 7th, 2013

 

“Weftigani wuxuu xooga saarayaa sidii iskaashiga iyo ganacsiga labada wadan ee Kenya iyo Somaliland loo sii balaadhin lahaa”

“Dal ahaan waanu taageeraynaa oo dhiiri-gelinaynaa wada xaajoodka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya”sawirka labaad ee warka koowaad

 

HARGEYSA (Somaliland.Org)- Wefti miisaan leh oo ka socda baarlamaanka iyo Dawladda Kenya ayaa shalay Booqasho rasmi ah oo saddex maalmood qaadan doonta ku yimid Somaliland.

 

Weftigan oo ka kooban 9 xubnood waxa shalay si diirran loogu soo dhaweeyay madaarka Magaaladda Hargeysa ee Cigaal International Airport, waxaana halkaasi ku qaabilay xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland. Xildhibaanada Ananyo, oo mid ah guddiga Xidhiidhka Dibedda iyo Gaashaandhiga Baarlamaanka Kenya, oo weftiga hogaaminaysay ayaa tafaasiil ka bixisay ujeedada booqashadooda waxaanay tidhi “Muhiimada booqashadayada maanta (shalay) waa martiqaad aan ka helay saaxiibadayada Somaliland, oo la xidhiidhka xidhiidhka soo-jireenka iyo saaxiibtinimada innoo dhexeysay, waxaanan ku dedaalaynaa inaan sii xoojino oo adkayno xidhiidhkaa. Sidaad la socotaan, maaha markii ugu horeysay ee wefti ka socda Baarlamaanka Kenya booqasho ku yimaado Somaliland, wefti kasta oo yimaadana waxuu sii horumarinayey xidhiidhkan soo jireenka ahaa, markuu ku laabto Kenya-na waxuu u gudbinayey guulaha Somaliland gaadhay.”

 

“Wefdi walba markuu ku laabto Kenya waxuu diyaarinyaa warbixino iyo qorraalo uu u gudbiyo hay’adaha kala duwan ee ay khusayso, una ololeeyaa sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka labada wadan wadaagaan. Waxaan u soconaa inaan sii balaadhino iskaashigaas, horena, weli xubnaha illa socda ee Xildhibaanada baarlamaanka Kenya, hore uma iman Somaliland. Markaa waa fursad sida dhammaan ergooyinka kala duwan ee ila socdaa qeyb uga qaadanayaan gudbinta guulaha aad gadheen, caqabada jira iyo hadafkiina,”ayay tidhi Xildhibaan Ananyo.

Haweenayda Hoggaaminaysa weftigani waxay sheegtay in macluumaadka ay ku arkaan Somaliland u gudbin doonaan madaxda dalkooda, iyaddoo arrintaas ka hadlaysayna waxay tidhi “Waxaan shirar iyo kulamo la yeelan doonaa qeybaha kala duwan ee bulshada, madaxda xukuumada, goleyaasha baarlamaanka, aqoon yahanka jaamacadaha, ururrada bulshada,si aan waxyaabo badan isu-dhaafsano. Gebagebagadana waxaan soo saari doonaa tallooyin aan u gudbinayno hay’adaha dalkayaga iyo hogaamiyeyaasha ku saabsan waxaad qabsateen iyo hadafkiina.”

 

“Haddii aanu nahay weftigayagan, iyo dal ahaanba waan taageeraynaa, isla markaana dhiirigelinaynaa wada xaajoodka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya. Kenya waxay hoy u tahay boqolaal dadkeeda ah oo awoowayaashood ka soo jeedaan Somaliland, oo tuulooyin, degmooyin iyo magaalooyin badan aad ku arkaysid xidhiidhka ay la leeyahiin Somaliland. Degmo doorashooyinka ugu badan ee dadka Somaliland ka soo jeedaa degan yihiin waa goobta la iga soo doorto iyo Isolo iyo Nevasha, oo xildhibaanada metelayey illa socdaan. Muwaadiniin badan oo Kenyaan ah ayaa degan Somaliland oo ka qeyb-qaata horumarka dhinacyo badan, sida macalimiin, farsamoyaqaano, shaqaalaha hay’adaha gargaarka,”ayay intaas raacisay, waxaanay iyadoo hadalkeeda sii watay tidhi “Waxaan rajaynayanaa inaan sii balaadhino xidhiidhkaa, oo adkayno. Muwaadiniinta Kenya ee awoowayaashood ka soo jeedaan Somaliland waxay qeyb ka qaataan horumarka Kenya, dhinacyo kala duwan, xilal muhiim ah oo sare-na way ka hayaan meelo kala duwan.”

 

“Weftigani wuxuu xooga saarayaa sidii iskaashiga iyo ganacsiga labada wadan ee Kenya iyo Somaliland loo sii balaadhin lahaa. Waxaanu ognahay in Somaliland u baahan tahay wax badan oo Kenya ay ka bartaan, sidoo kalena, waxa kale oo jira wax badan oo Kenya ka baran karto Somaliland, sida ganacsiga balaadhan ee dhoofka xoolaha iyo guulaha aad ka gaadheen la dagaalanka argagxisada iyo budhcad badeedka, iyadoo ay jiraan caqabadaha dhaqaale ee ka dhashay helitaan la’aanta aqoonsi, amaan ayaad ku mudan tihiin, waana dhinac muhiim u ah inaan iskaashi ka yeelano,”ayay hadalkeedii ku soo gunaanaday Xildhibaan Ananyo.

 

Geesta kalena xildhibaan Axmed-yaasiin Sh. Cali Ayaanle oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland oo saxaafada la hadlayey ayaa sheegay, “Waxaynu maanta (shalay) halkan ku soo dhawaynaynaa wefti ka socda dawlada Kiiniya khaastan Baarlamaanka dalka Kiiniya iyo Saraakiil kale oo ka tirsan dawlada Kiiniya oo ay ku jiraan la-taliyaha madaxweyne ku-xigeenka dawlada Kiiniya oo booqasho rasmi ah ku yimi Somaliland ayaynu halkan (Somaliland) ku soo dhawaynaynaa.”

 

Xildhibaan Axmed-yaasiin waxa uu ka hadlay qorshe hawleedka weftigani ku hawl-geli doono inta ay ku gudo jiraan socdaalooda Somaliland, waxaanu yidhi “Weftigu wuxuu ka kooban yahay sagaal xubnood afar xubnood oo Baarlamaanka Kiiniya ah iyo shan xubnood oo saraakiil ah iyo la-taliyaha madaxweyne ku-xigeenka isugu jira.Waxay Somaliland joogi doonaan muddo saddex maalmood ah waa booqasho rasmi ah, waxay booqan doonaan magaalada Berbera waxa kale oo ay booqan doonaan goob kale oo taariikhi ah oo Somaliland ka mid ah,”ayuu intaas raaciyay Xildhibaan Axmed Yaasiin, waxaanu intaas ku ladhay “Waxa kale oo ay la kulmi doonaan madax sarre oo ka mid yahay Madaxweynaha qaranku, waxay la kulmi doonaan fadhi wada-jir ah guddiyo ka kooban labada aqal ee Baarlamaanka ee Golaha Guurtida iyo Golaha Wakiilada waxaynu ku oo dhawaynaynaa gacmo furan iyo qalbi furan, waxay daris doonaan xaalada dhabta ah ee Somaliland ka jirta.”

 

“Innaga ka qaran ahaan iyo ka dawlad ahaan fursad weyn ayay inoo tahay inay inoo yimaadaan wefti noocan ah oo ka yimi dal miisan culus ku leh qaarada Afrika oo Kenya ah oo miisan dhaqaale leh oo miisan siyaasadeed leh arrimaha soomaalida aad u danaynayaa in qadiyadeena iyo qarannimadeena iyo waaqica Somaliland ka jiraa inay indhahooda ku arkan aynu rejaynaynaa in ay kala noqon doonaan, warbixin xaqiiqadeena ka turjumaysanna ay inaga diyaariyaan, heshiisyo ayaa dhici doonaa ay labada dhinac ee Baarlamaanka Somaliland iyo Ka kiiniya dhexmari doonnaa,”ayuu yidhi Xildhibaanku.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Last year the Kenyan goverment said they were willing to open a diplomatic office in hargeisa , i am sure this is discussed to , the Kenyans have always been very friendly towards Somaliland. Even during Kibaki's reign, there is allot we can learn from each other Kenya and Somaliland are both democracies we have shared values and long historic links, not to forget the ethnic Somalilandish community in Kenya. And many universities in Somaliland and Kenya are interconnected, so i am sure relations will only be strengthened after this visit.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Weftigii Ka Socday Wadanka Kenya Oo Maanta Dalkoodii Dib Ugu Laabtay Iyo Nuxurka Waxyaalihii Ay Kala Kulmeen Somaliland Oo Ay Ka Warbixiyeen Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Golaha Wakiilada Iyo Gudoomiyaha Waftiga.

(Hadhwanaagnews) Saturday, November 09, 2013

Hargeysa(HWN):-waftigii ka socday wadanka Kenya ee somaliland ku sugnaa maalmihii ugu danbeeyey ayaa maanta dib ugu noqday wadanka Kenya.

u_115456d_2013-11-9-11-53-19f_6.jpg

Hargeysa(HWN):-waftigii ka socday wadanka Kenya ee somaliland ku sugnaa maalmihii ugu danbeeyey ayaa maanta dib ugu noqday wadanka Kenya.

 

Waftigan oo ay sagootin balaadhan u sameeyeen shir gudoonka golaha wakiilada Somaliland,xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo masuuliyiin ka tirsan madaxtooyada Somaliland ayaa dib ugu laabtay wadankooda Kenya ka dib markii ay dhamaysteen socdaal sadex cisho qaatay oo ay ku yimaadeen Somaliland.

 

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee

 

u_115456d_2013-11-9-11-54-9f_7.jpg

 

 

golaha wakiilada Somaliland Cali Yuusuf Axmed oo intii aanay waftigani ka dhoofin madaarka caasimada la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in mudadii ay joogeen waftigani ay socdaal ku soo mareen qaar ka mid ah gobolada dalka, waxaanu faah faahin ka bixiyey kulamadii ay la qaateen iyo qodobada ka soo baxay waxaanu yidhi ?waftigii balaadhnaa ee ka yimid wadanka Kenya kuwaas oo ka koobnaa sagaal qof, waxay joogeen wadanka mudo sadex cisho ah dhawr meelood ayey tageen mudadii ay joogeen iyaga oo gaadhay gobolada Gebilay iyo Saaxil, wada hadal balaadhana waa la yeeshay waxyaalaha lagu heshiiyeyna waxa ka mid ah in layska kaashado dhinaca nabad galyada, dhinaca isku socodka labada dal iyo dhinaca ganacsiga iyo dhaqaalaha , qodobadii laysla qaatayna waa laga heshiiyey.? Ayuu yidhi gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland Cali Yuusuf Axmed.

u_115456d_2013-11-9-11-59-22f_2.jpg

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland oo hadalkiisa sii wata ayaa intaas raaciyey ?waxayna marti qaad u sameeyeen madaxweynaha Somaliland inuu tago wadanka Kenya iyada oo madaxweynaha Somaliland uu warqad balaadhan ayuu u qoray madaxweynaha dalka Kenya oo uu ugu sii dhiibay waftigan, halkaasna waxa ka dhacay is afgarad balaadhan, waxaana lagu heshiiyey in xidhiidhka labada dalka la sii xoojiyo.? Ayuu yidhi gudoomiya ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland.

u_115456d_2013-11-9-11-59-50f_3.jpg

Sidoo kale Ana Niyokabe oo ah xubinta hogaaminaysay waftigan ka socday wadanka Kenya oo dhinaceeda ka hadashay socdaalka ay ku yimadeen Somaliland ayaa waxay amaan balaadhan u soo jeedisay shacbiga Somaliland iyo sida ay iskugu duuban yihiin, waxaanay guud ahaanba Somaliland ku amaantay deganaanshaha iyo horu marka ka jira waxaana hadaladeedi ka mid ahaa ?Aad ayey u mahadsan yihiin dawlada iyo shaciga Somaliland sidii ay noogu soo dhaweeyeen halkan, waxaanu nimid Somaliland anaga oo aragnay midnimada shacbiga Somaliland, horu marka iyo degenaanshaha ka jira wadankan, waxaan hubaa shacbiga somalinad inay midnimadooda ku dedaali donaan imikana ma noqon doonto markii ugu horaysay ee aanu nimaadno Somaliland waanu ku soo noqon doonaa.?ayey tidhi Ana Niyokabe.

 

u_115456d_2013-11-9-12-0-13f_4.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this