Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Kenyan Airways officials+Kenyan mp's arrive in Somailand and receive a warm welcome

Recommended Posts

Wefti Kenya airways ah oo booqasho ku yimi somaliland.

posted by Maxamuud Jama | November 6, 2013 | In Waaheen News

 

 

Kenya-Airways

 

Wefti ka socda Kenya airways ayaa goor dhaweyd Ka soo degay madaatka Hargeysa halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen wasiiro, xildhibaano, iyo saraakiil kale oo ka tirsan xukuumadda.

 

Saraakiisha kenya airways ayaa sheegay in ay dalka u yimaadeen Sidii ay diyaaradoodu duulimaadyo uga bilaabi lahayd somaliland, waxaanay Xuseen hore in ay dhabada cusub ee madaarka ugu qanceen.

 

Wasiirka wasaaradda duulista hawada, Wasiirka qorshaynta, Wasiir kuxigeenka Arrimaha dibeda ayaa weftiga uga mahadnaqay booqashadooda, waxaanay u sheegeen

 

Duulimaadyada shirkadda Kenya airways ayaa noqon doona duulimaadyadii labaad ee ay diyaaradaha dalalka gobolku si toosa ugu yimaadaan somaliland, iyadoo diyaarada itoobiya airline si joogto ah maalin kasta ugu timaado somaliland.

 

Si doo kale, duulimaadka Kenya airways waxa uu ka qayb qaadan doonaa talaabooyinka somaliland u soo jiidaya in ay hesho xidhiidh caalami ah, waxaanay talaabadani ku soo beegmaysaa xilli ay dawladda somaliya doonayso in caqabad hor dhigto duulimaadyada waaweyn ee la macaamila somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kenyan airways officials plus Kenyans mps will stay 3 days in Somaliland a huge delegation from Kenya they will meet with Somaliland parliamentarians and other Somaliland government officials. Welcome to Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Why is the ministry of planning welcoming and meeting with them instead of Muhanad? Sa'ad Shire naftii baa ka baxadey- ciid walba isaga aya loogu yeedhi!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sacad cali shire is doing a fine job he is a very hard working man and a real asset to the Kulmiye government. The foreign minister is away he is in Djibouti currently but will be arriving soon to.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

***^^^I know that, but the MOCAT is here- so if it is Kenyan Airways, it is only logical he meets them.

 

Sa'ad is going to burn out- SDF is already big and complex, not to mention all the committees he heads.

 

He is an asset to Somaliland people, and by extension the government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

What are Haatu's Kikuyu daddies doing in our country. Anyway welcome since they are a enemy of

a enemy of ours.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

Saalax;984827 wrote:
What are Haatu's Kikuyu daddies doing in our country. Anyway welcome since they are a enemy of

a enemy of ours.

Typical lalander slave mentality!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

Saalax;984827 wrote:
What are Haatu's Kikuyu daddies doing in our country. Anyway welcome since they are a enemy of

a enemy of ours.

Typical lalander slave mentality, just know, that soon your people the triangle village inhabitants will be owned and controlled by us ''your enemy'' Re'er Xamar!,.... your future and sharaf will be once again be in our hands!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this