Sign in to follow this  
xiinfaniin

Xagee kuugu dambeysay gudoomiyihii gobolka Shabeelada Hoose?

Recommended Posts

Xagee kuugu dambeysay gudoomiyihii gobolka Shabeelada Hoose?

 

October 1, 2013

 

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa kusoo waramaya in Gudoomiyihii Gobolka Shabeelada Hoose Cabdiqaadir Siidi oo kamid ahaa xubnihii wafdigii ka socday DFS ee lagu marti qaaday shirkii New deal ee Brussels uusan dalkii Somalia dib ugu laabanin walina uu ku sugan yahay Yurub.

 

Hadii warkani uu dhab noqdo wuxuu masuulkani noqon doonaa masuulkii ugu horeeyay ee soomaaliyeed oo isagoo gudoomiye gobol ah iska dhiiba wadan shisheeye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

rumor has it the 70 something entourage that travelled with qoslaye, only 6 came back including him. brussels waxay la ciirciiraaysaa HAG isdhiibeyaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

Mooge;980191 wrote:
rumor has it the 70 something entourage that travelled with qoslaye, only 6 came back including him. brussels waxay la ciirciiraaysaa HAG isdhiibeyaal.

Wuu ku soo dhalay baa la yidhaa....70 buu Xasan ku soo dhalay Brussels...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

xiinfaniin;980184 wrote:
Xagee kuugu dambeysay gudoomiyihii gobolka Shabeelada Hoose?

 

October 1, 2013

 

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa kusoo waramaya in Gudoomiyihii Gobolka Shabeelada Hoose Cabdiqaadir Siidi oo kamid ahaa xubnihii wafdigii ka socday DFS ee lagu marti qaaday shirkii New deal ee Brussels uusan dalkii Somalia dib ugu laabanin walina uu ku sugan yahay Yurub.

 

Hadii warkani uu dhab noqdo wuxuu masuulkani noqon doonaa masuulkii ugu horeeyay ee soomaaliyeed oo isagoo gudoomiye gobol ah iska dhiiba wadan shisheeye.

Waxaa laga yaabaa inuu markii hore halkaas u aaday ulajeedo tahriib :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

CABDUQAADIR SIIDI OO BEENIYEY INUU YURUB ISKA DHIIBEY OO QAXOOTI NOQDEY

 

Gudoomiyaha Gobolka Sh/Hoose C/Qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa ka hadlay Warar ay Saxaafada Soomaalida baahiyeen oo ku aadanaa in uu iska dhiibay mid kamid ah Dalalka Yurub kadib markii uu ka goostay Wafdigii Dowlada ee ka qeyb galay Shirkii lagu qabtay Dalka Biljimka.

 

C/Qaadir Siidii oo xiligan kusugan Dalka Jarmalka ayaa xusay in ay been abuur tahay in uu baxsaday uuna Yurub iska dhiibay waxa uuna taa badalkeeda sheegay in xiligan uu joogo Dalka Jarmalka uuna u joogo howlo caafimaad.

 

Gudoomiyaha Gobolka Sh/Hoose ayaa xusay in Madaxda Dowlada Federaalka ay fasaxeen kuna wargaliyay in uu howlo caafimaad ka rabo Yurub dhawaana uu kusoo laaban doono Dalka sida uu xusay.

 

C/Qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa sidoo kale sheegay in uu la kulmay Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee kasoo jeeda Gobolka Sh/Hoose ee kusugan Dalalka Norwey , Sweden iyo Denmark waxa uuna sheegay in Wararka laga baahiyay ay yihiin kuwa dano siyaasadeed laga leeyahay.

 

Hadalka Gudoomiyaha Gobolka h/Hoose kasoo yeeray ayaa imaanaya xili ay soo baxeen in C/Qaadir Siidii uu ka haray Wafdigii Dowlada ee ka qeyb galay Shirkii ka dhacay Dalka Biljimka taa oo keentay shaki ku aadan halka uu jaan iyo cirib dhigay Siidi.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Deeq   

By far, the guy deserves a movie biopic. When I heard this, I could not stop laughing. A legend, a cult hero. To just disappear from a huge conference for your nation and claim asylum? fcuking Awesome!

 

He did what he had to do, iis dhiib.

 

(In Advance: I do not have any clan, gobol or other affiliate with the guy)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Smart warlord, when you stole atleast $20,000,000 and you know the country is not going the way you want to, then it is time to Run with the stolen Money.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this