Sign in to follow this  
Carafaat

H.E.Fawzia Yusuf “Dowladda China waxa ay dib u dhiseysaa wadada Gaalkacyo iyo Burco

Recommended Posts

Carafaat   

Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H.Adam oo maanta Muqdisho dib ugu soo laabatay kadib safar shaqo oo qaatay muddo ka badan hal todobaad oo ay ku joogtay wadanka China iyada iyo wafdi ay hogaamineysay oo ay ka mid ahaayeen Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mahdi Maxamuud Cali iyo Wasiir kuxigeenka howlaha guud ,dib u dhiska ,gaadiidka badda,dekedaha iyo tamarta Nadiifa Maxamed Cismaan ,ayaa waxa ay shaaca ka qaaday in dowladda China ay la soo saxiixatay heshiis dhinacyo badan taabanaya , kaasoo ay qeyb yihiin dib u dhiska wadada xiriirisa Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Burco, garoonka weyn ee Stadiom Muqdisho,Isbitaalka Banaadir, Tiyaatarka iyo goobo kale

 

H.E. Fawzia Yusuf H.Adam, oo Shir jaraa’id ku qabatay Airport-ka Aden Abdulle ee Muqdisho ayaa sheegtay in dowladaha Soomaaliya iyo China uu ka dhaxeeyo xiriir soo jireen ah oo soo taxnaa muddo 1000 sano ah , iyadoo Soomaaliya ay uga horeysay wadamada bariga Afrika ee xiriir diblomaasiyadeed la sameeya China ,iyadoo la xasuusan yahay in Soomaaliya ay u ololeysay ,una codeysay China si ay u hesho xubinimada joogtada ee golaha amniga .

 

Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo si heer sare loogu soo kala dhoweeyay Magaalada ganacsiga ah ee Shanghai,gobolka Inner Mongolia iyo Caasimadda China , ayaa waxa ay mudadii halkaasi ay joogtay ay la kala kulantay Mas’uuliyiin kala duwan oo uu ka mid yahay Ra’iisul wasaare kuxigeenka China Wang Yang ,Wasiirka Arrimaha Dibadda Wang Yi iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda dhexe ee dalkaas.

 

Mar Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga la weydiiyay kaalinta Wasaaraddu ay ka qaadaneyso soo siideynta Soomaalida dibadaha ku xiran , ayaa waxa ay tiri “ Wasaaradeydu waxa ay ku howlan tahay, kalana hadashay dowlaha ay ku xiran yihiin muwaadiniinta Soomaaliyeed , sida Maldives , Seychelles , Kenya , Ethiopia, Yemen , Libya,India iyo wadamo kale ,si loo siiyo xuquuqdooda sharci , lana suura-geliyo siideysmadooda, waxaa naga go’aan ah ilaalinta sumcadda iyo xuquuqda muwaadinka Soomaaliyeed ee dibadda ku nool”.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

What route will it take, from Burco to Gaalkacyo through Somali Galbeed and around into Baraxley, am I correct? :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

But honestly, what's the reason for connecting the most backward towns of them all, is trade flourishing there, as far as I am aware there is not much activity in that route, business wise, am I wrong?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

^^^ loool. if she could have it, she would prefer the somaligalbeed route ninyoow instead of the right way which is through garoowe. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge;975539 wrote:
^^^ loool. if she could have it, she would prefer the somaligalbeed route ninyoow instead of the right way which is through garoowe. lol

Why would she prefer that? It doesn't make any sense.

Share this post


Link to post
Share on other sites
uchi   

What was the point of hiring her if she couldn't even take the road all the way to Hargeisa?

 

I guess she prefers that Somalia ends at Galgacyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Homunculus;975541 wrote:
Why would she prefer that? It doesn't make any sense.

because she is hardcore HAGist, Qoslayist. lool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

SFG signed deal with Somaliland and Puntland to share aid and development .......... why is everyone making a fuzz about this news.

 

 

Gaalkacyo iyo Burco, garoonka weyn ee Stadiom Muqdisho,Isbitaalka Banaadir, Tiyaatarka

These Project where Chines to begin with nothing new .

 

Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H.Adam

 

Well done congrats to Lady

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

^^^^

 

Link north and south Galkacyo and remove the division if you are genuine about Somalinimo and being a government. The green line. Make Galkacyo one united city. Forget the road to Burco it won't happen. If we discover oil we can build one of these on the Somaliland Somalia border. With mines and dog patrols.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Mooge;975539 wrote:
^^^ loool. if she could have it, she would prefer the somaligalbeed route ninyoow instead of the right way which is through garoowe. lol

Reer Puntland joojiya mucaaridnimadan raaqiska ah. The current road from Burco, Lascanood to Galkacyo will be rebuild. Who could possibly be against that?

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

Mad_Mullah;975617 wrote:
^ IF we discover oil. lol.

 

That's how they plan for the future.

 

Speak for yourself Saxib. We are doing fine just using our wit and ba))s its a shame I can't say the same for your enclave. No allies. No resources, no people, no democracy, not even ba))s

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Carafaat;975645 wrote:
Reer Puntland joojiya mucaaridnimadan raaqiska ah. The current road from Burco, Lascanood to Galkacyo will be rebuild. Who could possibly be against that?

It seems Gaaroodi and other Landers on the internet are against it. Why would you refuse something that benefits you and your people? Yeah you can say you're an independent country and what not, but until you get international recognition you will have to share the international aid with Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

I have traveled on that road from Burco to just past Laas Anod and it is one of the best roads in Somaliland- it does not need building- it is damaged in two areas and I hear since my visit, it has been restored/ fixed- although it would need a bridge there because it is flood path. Nice road- Somaliland priority should be the death trap that is Berbera-HArgeisa which sees more traffic as well.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this