Sign in to follow this  
Gabbal

Somali gov labels the charge of massacre (xasuuq) against Kenyan forces in Kismaayo

Recommended Posts

Abtigiis   

Gabbal, naga daa baalaxooftada isbiirto layaashi hargeisa ileen matihide!! Waa ku sidee ninyahow.

 

Midda kale kolna "somali Government" said this and that ha ohan, kolna anagoo reer laba kacleey ah baa geel Kismaayo ku qalanaya ha na odhan. Ta danbe ayaa sax ah ee ta hore ee dawladeeynta inaga daa fadlan.

 

Laba bilood ka dib anagaaba dawlada Federalka noqon doona oo dawlada hala maqlo odhan doonee adigoo diidan yaan lagu arkin.

 

Waaxid qabiileeyste ah oo ileen boodka isku qariyaa aduun u dhib weeyn!

 

Xili Tolka reer Kacaan iyo xisbigu ilma adeer run ah yihiin oo dawladnimada aad laba adeer ah kala tirsataan ayaad ababtay markaa wixii oo is badalay unbaad dawladii baa sidaa tidhi haysaa!!

 

Xinnfanin,

 

Anigu Puntlander aan ma gudbe aheeyn Gheele iyo Baashe ayaan hayaa, iyo adiga. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool iyo Qashinow, Innaa Lillaahi.

 

Abtigiis, I heard Xalane ayaa u xuub-siiban booska Mr Saacid, marka ma waxaad leedahay Gabbal dowlad danbe laga maqli maayo, Gabbal waligiiba dowldihii hore xataa ma uusan mucaaradin saan xasuusto xataa tii Abuunaa Yeey marka ka daa saas ha oranine

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

There is a potential for a great RAP style somali music ala Faarax Murtile here.

 

Biito, biito, biito

Aaaahah

Biito aan ciyaarno

Aaaahah

Bare waan soo waayee

Aaaahah

Buraale miyuu hurdaa

Aaaaahah

Baleey bustaha siiya

Aaaaaahah

Baastadii yaa naga cunay

Aaaaaahah

 

Jaw! Kaw! Naw! Kenya bax!

Aaaaaahah

 

Ala hoobaalayoow heedhe,

Dawladiiyeey heedhee,

Raisal wasaare heedheeeeee

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ragoow, Marna inaad dhahdaan tolka waa israacay......xataa ugaaskii on the board marna dhadaan reero Kacaan waa lajafay?

 

Waanba fahmi la hay geemka.!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Macallinka;966052 wrote:
Ragoow, Marna inaad dhahdaan tolka waa israacay......xataa ugaaskii on the board marna dhadaan reero Kacaan waa lajafay?

 

Waanba fahmi la hay geemka.!

Dee waa run! :D lol..just kidding

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tillamook;966106 wrote:
Dee waa run!
:D
lol..just kidding

lool maxaa run ah?

 

Abtigiis,

 

Soo adigan dhaanteeyay lool. Walaahi waxaan maqli jiry reer OG markay dagaalka ku raayaan intay meedka meel iskugu keenan bay dhaanto ku tuntaan,hada Abtigii wuu abtirsaday walee ;) Laakiin armay hadhoo oohin ka danbaysaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its the early 90s all over again only this time Kenyans with heavy weapons are involved maybe it was better for Jubbaland admin to reconcile the communities before they started creating a state.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ You see waxaan kaala hadlayey, isma ogid waxaad qoreyso, 90s all over again, heavy weapons are involved, war niyahow tartiib anaa kaa naxayee xaaji xeyraanoow

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Ma wax aan run ahayn baan sheegay Kismayo wala isku dilay kooxo hubeysan oo madaxweynayaal sheegtey ba isku dilay. Sax heavy weapons were involved oo kenya hubkoodi ba meesha dhex mushaxaya tasina wa run.

 

Kismayo 1991 Caydiid qabsay oo laga qabsay Gabyow qabsay oo laga qabsay Moorgen Qabsay oo laga qabsay Barre hiiraale qabsay oo laga qabsay maxakiim qabsay oo laga qabsay, Cabdilahi Yusuf qabsay oo laga qabsay. Amiir Godane Qabsay oo laga qabsay. Kenya/Axmed madobe Qabsay oo laga qabsay. Barre hiiraale qabsay oo laga qabsay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Which one of this people got elected by a 500 member parliament Xaaji or came about thanks nearly year of reconciliation talks. Or are naive enough to give credence to fools who declared themselves president and were soundly defeated?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this