Sign in to follow this  
xiinfaniin

President Hassan Sheekh and Faroole of Puntland Meet in Nairobi

Recommended Posts

safari-park-e1370548891233.jpg

 

Wararka ka imanaya Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya ayaa waxaay tibaxayaan in caawa Hotel ku yaala Magaalada Nairobi u kulan uga socdo Madaxweynaha Somalia iyo Madaxweynaha Puntland.

Kulanka labada Masul waxaa uu ka soocda Hotelka Safaari Park ee Magaalada Nairobi waxaana lo diiday in Saxaafada ay goob joog ka ahaato .

 

Kulankaan ayaa waxaa diirada labada masul ay ku sarayaan arimo badan oo ay ugu horeeyaan Maamul usameynta Gobolada iyo Wax ka badalka lagu sameyay dastuurka Somalia.

 

Kulankaan oo hada socda 4 saac oo toos ah ayaa waxaa la filaya in uu dhawaan la soo gabagabeeyo ayado natiijada kulankaan la filaayo in bari la shaaciyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nairobi–6 Juun,2013–Puntlandi.com— Hotel Safaari Park ee Magaalada Nairobi oo caawa Fiidkii saacada Afrikada Bari uu kulan isugu jira Casho iyo kulan gaara oo daba socda Cashada uu uga bilowdey Madaxweynaha Dowlada federaalka Xasan Sheikh Maxamuud iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed ayaa wali la wada hadlayaa iyadoo la isu fiidsadey kulankuna dheeraadey, ilaa hada oo af saacadu tahay 22:44(10:45 Fiidnimo) saacada Nairobi waxaa socda Wadahadal iyo Falanqayn dheer, kulanka oo saxaafada laga ilaaliyay wuxuu u muuqdaa mid xasaasi ah oo waxyaabo badan laga wada hadlayo.

 

Warar hoose oo Dublamaasiyadeed oo Puntlandi ka helay nawaaxiga Hotelka waxay sheegayaan in Labada dhinac ay gorfeynayaan labo qodob oo aad muhiim u ah oo kala ah Dastuurka Federaalka iyo arimaha Maamul u sameynta Gobolada.

 

Ilaa hada warar rasmi ah lagama ahayo in la isku afgartey Qodobada Qolo walba miiska u saaran, Waxaase loo badinayaa in caawa saqda dhexe la isla gaarayo oo berri subixii (jimco 7 juun) wararka ugu horeeya oo rasmiga ah laga helayo natiijada kulanka.

 

Dhinaca Puntland Madaxweyne Faroole waxaa weheliya Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdullaahi Ilka Jiir halka Madaxweynaha Dowlada federaalka ah uu weheliyo Wasiirkiisa Madaxtooyada Faarax Sh. Cabdulqaadir, oo isaga shalay Muqdisho looga yeeray.

 

Wixii soo kordha ee aan ka helno kulanka kala soco Puntlandi.com ama bartayada Facebook-ga.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War deg Deg ah– Wadahadaladii u socdey Madaxweyne Faroole iyo Madaxweyne xasan Sheikh oo Burburey laguna kala kacay

 

Nairobi–6 Juun,2013–Pi– Illo Dublamaasiyadeed oo ka qayb galay Wadahadaladii daba dheeraadey ee caawa dhex marey Labada Madaxweyne Dr. faroole iyo xasan Sheikh ayaa Puntlandi u sheegey in goor dhaweyd lagu kal kacay kulanka ka dib markii laba arimood la isku mari waayey.

 

Madaxweyne Xasan Sehikh ayaa ku dhagay Mowqifkiisii Jubooyinka isagoo dhinaca kalena Baalmarey dastuurka oo uu diidey in laga hadlo Qodobadii la sheegey in dastuurka laga badalay, Arintaas ayaa dhalisey in kulanku uu burburo oo Wax natiijo ah kasoo bixi wayso.

 

Wararka aan helney Waxay sheegayaan in Madaxweyne Xasan Sheikh uu ku adkeystey in Jubooyinka loo kala qaado laba qaybood markaas uu ogolaanayo Dowlada Jubaland labadaa qaybood oo kala ah in Labada Jubo Maamul loo sameeyo, Gobolka Gedo wuxuu ku tilmaamey Gobol hada maamul u gaara leh, oo ay Dowladu umagacawdey gudoomiye Gobol.

 

Dastuurka ayuu gabi ahaan Diidey Madaxweyne xasan sheikh in laga wadahadlo wuxuuna eedeymaha loosoo jeediyey ku tilmaamey kuwo uusan hada ka hadli karin. wuxuuna shaki wayn Galiyey Jiritaanka Federaalka sida ya ilo Dublamaasiyadeed noosheegeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Hassan must be a slow learner if he still thinks his way or the highway is the strategy forward. His admin is starting to look like a repeat of Cabdiqassim.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;959694 wrote:
halka Madaxweynaha Dowlada federaalka ah uu weheliyo Wasiirkiisa Madaxtooyada Faarax Sh. Cabdulqaadir, oo isaga shalay Muqdisho looga yeeray.

This guy is the architecture of Culusow's stubborn policies, some people call him the new Shariif Sakiin. no hope if he is there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
uchi   

Apo who is we? Are you not Somali? You sound like a Somalilander, what happen to you?

Share this post


Link to post
Share on other sites

u sheeg niyow, che how do you see this whole thing ? should the jubbalanders scuttle this process and accept president appoint a governor of his own choosing or what. who is on a sounder legal footing here ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

uchi;959727 wrote:
Apo who is we? Are you not Somali? You sound like a Somalilander, what happen to you?

He is from NFD he has no attachment to Somalia

 

I think the Somalilanders are closer to Somalia than apophis :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Not really they started calling Somalilanders Somalid after the afro hashimites left the union, and they felt lonely, before that they loved Somalilanders well atleast some of them not all. But they forgot all about me because Somalilanders were gone for to long. Now Apophis you are on the horizon. And they are all now well most of them are very anti Kenya the country you like and the country that schooled you. How does it feel to be a Somalidid in Somalia while siding with another country:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;959737 wrote:
^^ Ruled from Addis ababa never. dealing with the English in Ethiopia is something else.

Xiligi aad wax isku walaaqi jirtay ba la gaadhay.

I accept your backing down yaa xaaji after you've been busted by your own writing. good to see your somalinimo again.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this