Sign in to follow this  
Saalax

Interior Minister of Somalia: New Admin of Kismaayo is like a baby that was born without marriage

Recommended Posts

Saalax   

Wasiirka Arimaha gudah ee Somalia: ””Maamulka Kismaayo wuxuu la mid yahay ilmo Meher la’aan dhashay”’!.

 

 

Cabdi Kariim Xuseen Guuleed, Wasiirka arimaha gudaha iyo amaanka qaranka Soomaaliya, ayaa waxa uu si layaab leh oo aan siyaasad lagula leexan uga hadlay arinta ku aadan maamulka Jubaland ee dhawaan Axmed Madoobe sheegtay in uu ka hir geliyay Kismaayo.“Maamulada la dhisay inta ay jirto xukuumadaan ma aha kuwa dowladu aqoonsantahay. Waxa ay ka dhiganyihiin ilma sharci la’an dhashay. Dowladu marnaba ma aqoonsan doonto dhamaan wixii shaci darro ah”, wasiirka ayaa ku waramay mar wax laga weydiiyay sida ay dowladu u aragto maamulka Axmed Madoobe ee Kismaayo looga dhawaaqay.Dadka sida aadka ah u falanqeeya hadalada qayaxan ee saxaafada laga baahiyo iyada oo koox si gaar ah loo bar-tilmaamedsanayo ayaa waxa ay iftiimanayaan in hadalka wasiirka ee ah in ilma sharci la’aan dhashay iyo maamul dad badani ku daaleen uu dhalin karo khilaaf hor leh.Hadalka wasiirka ee ah in aysan jirin wax layiraahdo mamaul gobaled la dhisay intii ay jirtay dowlada Xassan Sheekh Maxammuud ayaa waxa uu imaanayaa iyada oo dhawaan Kismaayo looga dhawaaqay maamulka lamagac baxay Jubalanad ee Axmed Madoobe hogaamiyo , kaasoo ay doorteen shacab Soomaaliuyeed oo kor u dhaafaya 500 oo ruux oo odey dhaqameedyo la xushmeeyo ku jiraan.Waxaa sidoo kale maalmahan isa soo tarayey dadka sida weyn uga soo horjeeda Abdikariim Xuseen oo ah wasiirka haatan loogu neceb yahay golaha wasiirada ee xukuumada Daamu jadiid ee Xasan Culusow hoos tagta. Waxaana hadaladani yihiin kuwo dhaawacaya guud ahaan akhlaaq hadalka mas’uuliyiinta sar sare ee dalka oo ay ka turjuman tahay dadka ay shaqada u direen nooca ay yihiin.

 

 

 

http://horufadhi.com/2013/06/01/wasiirka-arimaha-gudah-ee-daamujadiid-maamulka-kismaayo-wuxuu-la-mid-yahay-ilmo-meher-laaan-dhashay/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaaji Xunjuf;957718 wrote:
lol@ilma bila meher = b@stard child is he saying jubbaland Kenya xaraan ku dhashay:D

XX, so the father is Kikuye? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

i think at this rate.......Maury Povich maybe the best person to deliver an outcome. we'll need a PATERNITY TEST, ma istidhi?

 

268866_10151597840184250_781177158_n.jpg

 

now, that Ahmed Madoobe is not in the running.....we have to assess the other 3, of which 2, still remain unnaturally conceived .

 

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alpha Blondy;957799 wrote:
i think at this rate.......Maury Povich maybe the best person to deliver an outcome. we'll need a PATERNITY TEST, ma istidhi?

 

268866_10151597840184250_781177158_n.jpg

 

now, that Ahmed Madoobe is not in the running.....we have to assess the other 3, of which 2, still remain unnaturally conceived .

 

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL

 

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL

 

 

*Dead*

 

 

hahahaaaaahh :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Alpha Blondy;957799 wrote:
i think at this rate.......Maury Povich maybe the best person to deliver an outcome. we'll need a PATERNITY TEST, ma istidhi?

 

268866_10151597840184250_781177158_n.jpg

 

now, that Ahmed Madoobe is not in the running.....we have to assess the other 3, of which 2, still remain unnaturally conceived .

 

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL

:D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this